Waxaan nahey Soomaali sideen ku horumarinkarnaa Dalkeena
qofkasta oo soomali ah had waxaa ku waajib ah in uu fikirkiiisa iyo damiirkiisa ku baahiyaa in uu dalleeyahay ,inuusan u dhalan Dalkale ,ruux kastaahi oo muwaadin ah ee daneynaaya inaan dib u dhisno dalkeena , walaal naftaada iyo tan saaxiibada u sheeg mar kasta
inuu dalkeenii nooga baahay yahay inaanu dhisno , walaahi kuwan aan ku noolnahay ee aan qaxootiga ku nahay dib ayey inoo celinayaan .
balse taa kahor ruux walibow ku fakar dalkaagii inaad dib u dhisato
isaga ayaad wax kui tahay , waa ciidaa dii waa calankaagii .
war miyaad taageereysaa kan burburinaya ee aan dantaba ka laheyn dalka iyo dadka , kaana walaalayaal miyaan iska qaban karnaa waad la socotiin dhibaatada idiku heysata qurbaha ,dib u fakara oo waqtiga yaan
la iska lumin wax aan dani kuugu jirin ee walaalyaal waqtiga aan ku lumino in aan qofkastaahi aqoon ama fikir wax u tara dalki iyo dadka uu ku lumiyo waqtiga ............
Soomaaliyeey Dalkeenii yaa u maqan?
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
- Wareer
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1182
- Joined: Sat Mar 29, 2003 7:00 pm
- Location: MaakhirLAND-Wareer chilling with a Nubian girl
Re: Soomaaliyeey Dalkeenii yaa u maqan?
anagaa u maqan. Waxaad u qaban kartid dhulkii u qabo walaal. Change starts with you.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 205 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 1 Replies
- 476 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 12 Replies
- 1043 Views
-
Last post by kampuli
-
- 2 Replies
- 438 Views
-
Last post by bakoorad
-
- 5 Replies
- 523 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 339 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 1 Replies
- 334 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 7 Replies
- 561 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 4 Replies
- 548 Views
-
Last post by Son_of_Somalia