Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxday

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxday

Post by Siciid85 »

Sheekh Shariif Oo Maleeshiyada Nabad-Diidka Ah Ee SSC Soo Siiyey Hub Iyo Saanad Ay Ku Dagaal Gali Karaan Ciidamo Gaadhaya Kun Askari

Hargeysa, November 15, 2010 (Haatuf) – Hogaamiyaha kooxda Somaliland diidka ah ee SSC, Saleebaan Ciise Axmed (Xagle-toosiye) iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo iyagu dhawaan u kicitimay magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia ayaa la sheegay inay kulan ay la yeesheen madaxwaynaha dawlada taagta daran ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal Wasaarihiisa Maxamed C/laahi Farmaajo, isla markaana ay waydiisteen taageero milateri oo ka dhan Somaliland, taas oo warar lagu kalsoon yahay oo ka imanaya magaalada Muqdisho ay sheegayaan, inuu Sheekh Shariif hogaamiyayaasha Maleeshiyada SSC uu ku caawiyey hub iyo rasaas loogu talo galay inay ku dagaal galaan ciidan gaadhaya Kun Askari.

Hubkan uu Sheekh Shariif soo siiyey Hogaamiyaha Maleeshiyada la baxday SSC Xagle Toosiye iyo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa wararku intaa ku dareen inuu hubkaasi ka mid yahay hubkii ay siiyeen Maraykanka iyo dalalka midawga Yurub.

Kooxdan iyagu ku sugan Muqdisho ee ka socda Maleeshiyada Nabad-diidka ah ee SSC-da ayaa iyagu aaminsan mabda ka soo horjeeda ka ay qaateen Qaar ka mid ah garaadada deegaankaasi, sida Garaad Abshir Saalax oo isagu dhawaan Gogol nabadeed fidiyey, isla markaana wafti ay xukuumada Somaliland u dirtay deegaanka Widhwidh kula saxeexday heshiis nabadeed.




http://www.haatuf.net/2009files/1581408.html
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxd

Post by LiquidHYDROGEN »

Why hasn't the government nipped this in the bud before it becomes hard to contain? Dadkani fitnad uun bey dooneyaan. :down:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxd

Post by Executive »

Calaacal badana.

SSC will always resist invenders and trouble makers like they have done the past 20 years. Thats the reality, the difference now is that the resistance is becoming more organised. We won't tolerate Somaliland or Puntland no longer, these entities shall no longer hold us back....
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxd

Post by malakumod »

Executive wrote:Calaacal badana.

SSC will always resist invenders and trouble makers like they have done the past 20 years. Thats the reality, the difference now is that the resistance is becoming more organised. We won't tolerate Somaliland or Puntland no longer, these entities shall no longer hold us back....
:up: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxd

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: :lol: kun ciidan i think its nonsense 1000 ciidan TFG ba u bahan and why is only haatuf reporting this al the other sl websites are not reporting this,,,, even the Khuusuusi website jidbaaale is not reporting this

and the funny thing is Hubkan halkay soo mariinayaan the dhulos dont have an airport , jamac cali jamac , xaglatoosiye went to wardheer and then to gobolada dhexe gaadhi ku si gaadhen :lol: , Dhulbahantow hawiyahan aad jeclateen iska dayow soomaaliland bay dantu idinku jirta


wa halku udun eeh its bogus :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxd

Post by Cali_Gaab »

Sheikh dalxiis ayaa la baryayaa :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Sheikh Dalxis oo hub so siinaya Maleeshiyada SSC la baxd

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: Don't worry guys all the weapons will be confiscated from them.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”