Suldaanka guud beelaha reer sh isxaaq Suldaan Emperior
Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Maanta oo ay tahay biishu 15-11 oo ay baritoole na ciid al adxa tahay ayu suldaanka guud eeh beelaha reer sh isxaaq anigu ku hadlaya afka ummada reer sheikh isxaaq eeh somalinet iyo gacanyarahayga khalid ali oo aan idin leeyahay ciid wanaagsan ciid mubarak. to all of you eheladina iyo iyo walalidiintina iyo dhamaan ummada islaamka Suldaanku wuxu leeyahay Ciid wanaagsan ilahay sanadkan sanadkeeda na ha ina gaadhsiyo caafimad iyo barwaaqo halugu waaro , cid kasta ha is cafiido baritoole wa maalin farxad leh , dhamaan ummada Islaamka oo dhan , Ilahay na wadankeena sidaas iyo si wanaagsan halooga ciido si nabad leh oo sharaf leh.
Suldaanka guud beelaha reer sh isxaaq Suldaan Emperior
Suldaanka guud beelaha reer sh isxaaq Suldaan Emperior
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Ciid wanaagsan. Kulucaam wa antum bikhayr
-
1_londoner
- SomaliNet Super

- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Edit.
Eid waanagsan anyway.
Eid waanagsan anyway.
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Suldaanka Beeshaa Isaaq, Ciid Wanaagsan, 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
CIid wanaagsan to you to chief caaqil
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Suldaaan, tell me who are the laangaabs and the laandheers around here?
As you know I dont talk to short lianeage(laangaab) ppl.
As you know I dont talk to short lianeage(laangaab) ppl.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
ChiefAaqil wrote:Suldaaan, tell me who are the laangaabs and the laandheers around here?
As you know I dont talk to short lianeage(laangaab) ppl.
there are a few laangaabs in here but lets not talk about that in here, its ciid u know tommorow
- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Suldaan, you told me about an Ayoub laangaab in here. Introduce me to this creature, I have never met an
Ayoub laangaab. I thougth they were a ferry tale told to Isaaq children.
Ayoub laangaab. I thougth they were a ferry tale told to Isaaq children.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
ChiefAaqil wrote:Suldaan, you told me about an Ayoub laangaab in here. Introduce me to this creature, I have never met an
Ayoub laangaab. I thougth they were a ferry tale told to Isaaq children.
i never said ayub is langaab get the hell out of here man ayub is a noble clan ,, but they are just upset with saami qeybsiga
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Eid mubarak....emperior..
langaab #1 here
langaab #1 here
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Ciid Mubaarak Walaalayaal 
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
ciid mubaarak to you all and all the somalis out there

Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Ciid Mubaarak only to Issaqs, Subxanallah 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Murax sii fiican u akhri
The_Emperior5 wrote:Maanta oo ay tahay biishu 15-11 oo ay baritoole na ciid al adxa tahay ayu suldaanka guud eeh beelaha reer sh isxaaq anigu ku hadlaya afka ummada reer sheikh isxaaq eeh somalinet iyo gacanyarahayga khalid ali oo aan idin leeyahay ciid wanaagsan ciid mubarak. to all of you eheladina iyo iyo walalidiintina iyo dhamaan ummada islaamka Suldaanku wuxu leeyahay Ciid wanaagsan ilahay sanadkan sanadkeeda na ha ina gaadhsiyo caafimad iyo barwaaqo halugu waaro , cid kasta ha is cafiido baritoole wa maalin farxad leh , dhamaan ummada Islaamka oo dhan , Ilahay na wadankeena sidaas iyo si wanaagsan halooga ciido si nabad leh oo sharaf leh.
Suldaanka guud beelaha reer sh isxaaq Suldaan Emperior
Re: Suldaan Emperior Ciidwanaagsan To all of you
Eid Mubarik
xaqal ciidka luuqa isoo dhiga.
xaqal ciidka luuqa isoo dhiga.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 836 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 26 Replies
- 1125 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 2 Replies
- 405 Views
-
Last post by Ismail_Boss
-
- 40 Replies
- 1818 Views
-
Last post by lali99
-
- 6 Replies
- 577 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 18 Replies
- 1173 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 499 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 7 Replies
- 709 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 9 Replies
- 1134 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 3 Replies
- 617 Views
-
Last post by The_Emperior5
