Page 1 of 1

why are all the Ambassadors Isaaq?

Posted: Mon Nov 15, 2010 3:31 pm
by ChiefAaqil
http://awdalpress.com/index/?p=5332

Wakiilada Arimaha Dibada loo Magacaabay Maxaa Iskuhayb looga wada dhigay ? !
November 13, 2010
By staff-reporter

Awdalpress(Borama) 13 Nov.10– Weftigii M/weyne K/xigeenka Somaliland hoggaaminayay ee maalmahanba ku sugnaa Boorama ayaa maanta dib igu laabtay magaalada Hargaysa, M/weyne K/xigeenka iyo weftigiisa oo lagu soo dhaweeyay magaalada Boorama, ayaa waxay kormeero ku soo mareen meelo badan oo ka tirsan Magaalada Boorama, meelahaas ay soo mareen oo dhan ayay dadka jooga kula hadlayeen weftigu, iyaga oo uga waramayay marxalada dalku marayo iyo waxqabadka iyo siyaada xukuumada cusub ee ku wajahan G/Awdal iyo guud ahaan Somaliland, ugu dambayntiina wuxuu weftigu ku soo khatimay socdaalkiisa kulamo dardaaran ah oo uu Maanta u jeediyay waxgaradka degen Boorama.
Hadaba intii weftiga M/weyne k/xigeenku ku sugnaa magaalada Boorama ayaa waxa soo baxayday magacaabista xubnaha Somaliland uga noqonaya Wakiilada dalal todoba wadan ah, sida laga warqabana marka magacaabis la sameeyo, waxaa caado u ah gobol walba in la isweydiiyo yaa inagaga jira dadka la magacaabay ? hawshan ayaa ku duldhacday weftiga wakhti ay ku guda jireen shirar xasaasi ah oo u badnaa Garnaqsi iyo Is Qancin, mid ka mida dadkii kulankii maalintaas joogay ayaa sheegay in markii telefoonka gacanta laga soo sheegay warkaasi magacaabista lana ogaaday in cidi aanay kaga jirin reer Awdal xubnahaas la magacaabay, ay dhako faar ku noqotay madaxdii dawlada ka socotay ee weftiga ahaa, isla markaasna ay markhaati cad ka noqotay doodihii ay ku tiraabayeen waxgaradkii uu la kulmayay weftiga xukuumada ka socday ee uu hogaaminayay M/weyne K/xigeenku, Weftiga ayaa isagu ku qancinayay dadka uu kulanka la samaynayo in dawladu tahay middii ay iyagu ku dhiseen Borama, isla markaana ayna jirin cid ka lihi oo loo baahan yahay in ay ilaashadaan, sidoo kalana wixii tabasho ee jira xukuumadu ogoshahay in la iska qanciyo.
Dhanka kalana waxagaradka u hadlayay shacabka Awdal ayaa iyagu ku adkaysanayay in ay Arrintu sidaas ka gedisan tahay, oo ay iyaga ula muuqato in gebi ahaanba cabashadooda isha laga lalinayo, intaa intii ka dambaysana xaaladu noqotay meyd maxaa u dambeeyay ?Suaalaha wefiga la weydiinayayna ay u dhacayeen, Magacaabistan u dambaysay ka warama Maxaa isku hayb looga wada dhigay ee ummadii kale looga tegay ? Suaashaas oo weftigii M/weyne k/xigeenka ee Boorama ku sugnaa ay u waayeen jawaab ay ka bixiyaan oo lagu qanco..ilaa imikana ay uga fadhiyaan dad badani..
Si kastaba ha ahaatee kulanada M/weyne K/xigeenku la sameeyay beelaha Awdal ayaa iyagu ahaa kuwo la isku laab xaadhay, kulanadaas oo u muuqday qaar kalsooni ka dhex abuuray xukuumada cusub iyo shacabka Boorama oo intii xukuumadu dhisnayd ay deeradu dhex miranaysay, hase yeeshee isfahamka dhexmaray weftiga iyo waxgaradka Boorama wuxuu midho dhal noqon karaa marka M/weyne Axmed Siilaanyo ka garaabo tabashada beelaha Awdal, isla markaana uu wax ka qabto, balse imika waxa muuqata in ay jirto culaysyo ku gedaaman m/weynaha oo uu maarayntooda ku mashquulsan yahay.
Awdalpress

Re: why are all the Ambassadors Isaaq?

Posted: Mon Nov 15, 2010 3:43 pm
by The_Emperior5
Because we are not recognized yet

and the Ambassadors we have are only a few :|

Re: why are all the Ambassadors Isaaq?

Posted: Mon Nov 15, 2010 3:47 pm
by ChiefAaqil
So Dhulos, Gadabuursi, Wersengeli and other laangaab Isaaq's cant become an Ambassador?

Re: why are all the Ambassadors Isaaq?

Posted: Mon Nov 15, 2010 3:49 pm
by The_Emperior5
ChiefAaqil wrote:So Dhulos, Gadabuursi, Wersengeli and other laangaab Isaaq's cant become an Ambassador?

they can become staff at the embassy :clap:

Re: why are all the Ambassadors Isaaq?

Posted: Mon Nov 15, 2010 4:03 pm
by ChiefAaqil
So everyone who is not Isaaq is good enaugh to clean the Embassies.

That aint right, Suldaan. :down:

Re: why are all the Ambassadors Isaaq?

Posted: Mon Nov 15, 2010 4:55 pm
by Knight of Wisdom
The_Emperior5 wrote:Because we are not recognized yet

and the Ambassadors we have are only a few :|
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
First man who spoke the truth. "NOT RECOGNIZED". :lol: :lol: