Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qori-Lu

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qori-Lu

Post by kaliil »

User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by RuralMan08 »

Ilaahey ha qaboojiyo ameen
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by kaliil »

aamiin!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by LiQaaye_TDH »

Wallahi Xaalad Serious aya Taagan Maanta!!! Solomadow should finish of SSC ones for all, or Request Habar Jeclo Help 8-)
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by LiQaaye_TDH »

Kal-Shaale (Buraoonline.com) 16.11.10 Waxa Saaka Sida Lagu soo waramyo Weerar Xoogan oo Qorsheysna ay Maleeshiyada SSC La Magac Baxday Ku Soo Qaaden Degaanka Kal-shaale, Halkaaso ay Saaka Salaadi la Soo Galeen Ciidamo fara badan iyo Tekniko ay Wataan Jabhada SSC.

Degaanka Kal-shaale aya aha Degaano ay Aaayamahan ay isko haysteen Beelaha Kale degan Qorulugud iyo Bariga Buuhoodle, waxaana beryahan is Horfadhiyay Ciidamo Beeled ka kala Tirsan Beelahan, Laakin se wado hadalo Badan Ka Bacdi aya waxu gacan seydhay Jabhada SSC ee Sheeganaysa Inay Degaanka Beeshoodo leedahay, waxaaney Ku dhamaaden Wadahadalaadaasi Fashilaad.

Geesta kalena waxa shalay Ka dhacday degaanka Kal-shaale in lagu Dilay Nin Ka soo jeeda Beesha Bariga Buuhoodle Halka Baabur ay Lahaayena Laga Qabsaday, ay Qabsadeen Dhalinyaro Ka soo jeeda Degaanka Qorulugud, Xaalada aya ila Xalay Kacsanayd, waxaana hadda Lagu soo Waramaya inay la Wareegen Degaanka Kal-shaale Maleeshiyo Tekniko wadata oo Ka Tirsan SSC, waxaana laga soo waramaya in Dad lagu Dhawaacay..

Shabakada Buraoonline.com aya isko Dayday inay La Xidhiidhan dad Ku Sugan degmada Qorulugud Laakin se ay noo Suurto geliweyday, waxi ka soo kordhana ee aan ka helno Xaalada Culus ee ka soo Cusboonatay Degaanka Kal-shaale nagala socda.

Buraoonline.com
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by RuralMan08 »

Who is Solomadow?
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by malakumod »

Burco (Golisnews) waxaa xalay dagaal xoog badani

ka dhacay tuulada Kalshaale ee degmada qorilugud dagaalkan ayaa waxa isku dagaalay laba beelood oo halkaas wada dega (Dhulbahante iyo Solomadow oo ka tirsan beesha habarjeclo , dagaal weerar ah oo ay xalay ku soo qaadeen beesha dhulbahante tuulada kalshaale ayay gebi ahaanba ku qabsadeen tuuladaas maamulkeediina la wareegeen, waxaana halkaas ka dhashay khasaare dil iyo dhaawacba leh.




waxaa dagaalka ku dhintay 3 nin oo ka tirsan beesha galbeedka halka dhaawacii dagaalkaas ka dhashayna lagu qafaashay oo maxaabiis ahaan loo kaxaystay.

lama oga ilaa hada khasaaraha dhinaca kale soo gadhay dhulkii laysku haystayna waxa uu gacanta ugu jiraa dhinicii dagaalka soo qaaday.

dadkii ku dhintay dagaalka ayaa waxaa la keenay xalay goorihii danbe dhakhtarka weyn ee magaalada Burco.

khilaafka labadan beelood ayaa mudooyinkii ugu danbeeyeyba soo jiitamayay walaw maamulka gobolka Togdheer ay dhawaan arintan mar ay ka warbixinayeen sheegeen inay soo afmeereen khilaafkii lana heshiisiiyey labadaas beelood.

mar Golisnews la xidhiidhay maamulka gobolka ayaaanay u suuragelin inaaanu helno




xafiiska wararka GOLISNEWS ee
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by malakumod »

DAGAL SAAKA KADHACAY BALI KALSHAALE
deeganka bali kalshaale oo dhawanahanba ay kajirtay xalad colaadeed oo u dhaxaysa beelaha habar jeclo. iyo
dhulbahante, kadib markii ay baraago qodis kabilaaben deeganka beesha habar jeclo iyadoo beesha
dhulbahantena, sheeganayso deegankaa lahaanshahiisa ayaa saaka waxa kadhacay dagal qadhadh dagalkan
aya wuxuu daba socda kadib markii habeen hore lagu dilay nin ganacsade ah oo kasoojeeda gobolka cayn
dilkan oo ay geysteen nimankii baragaha sharcidarada ah ka qodanayey deegankaasi waxaa ilaa shalay
lagadareemaeyey gobolka cayn ciidan uruursi xoogbadan waxan saaka waabarigii ay dagal kula wareegen
deeganka (balikalshaale) qasaraha dagalkaa kadhashay ayan wali lasoo xaqiijin lakiinse inta lahubo waxaa
ku geeriyooday 4 nin oo kasoo jeeda beesha habar jeclo iyadoo ay jiraan tiro dhawac ah oo loola cararay
burco
waxa laga dareemaya gobolada togdheer, iyo cayn, xalad ciidan uruursi iyo gurmad xoog badan iyadoo laga
baqayo in sacadaha fooda inagu soo haya xaladu faraha kabixi karto dhanka kale waxaa iyana dadaal nabad
raadin ah wada
wax garadka iyo culimo ow diinka iyo isimada gobolka cayn oo uu horkacayo garad c/laahi garad soofe


wixii kasoo kordha dagalka kala soco buhodlepost
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by Executive »

Emperior was laughing about a innocent man being killed yesterday, look at the news today son.

Eid Mubarak folks :lol:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by malakumod »

^^ that is four men confirmed dead :!:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by malakumod »

[quote="LiQaaye_TDH"]Wallahi Xaalad Serious aya Taagan Maanta!!! Solomadow should finish of SSC ones for all, or Request Habar Jeclo Help 8-)[/quote]
:lol: :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by kaliil »

Malakumod xaasid baad tahay. Dad baa dhimanaya markaasaad adna dhakhdhakhda iska haysaa oo qoslaysaa.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by malakumod »

kaliil wrote:Malakumod xaasid baad tahay. Dad baa dhimanaya markaasaad adna dhakhdhakhda iska haysaa oo qoslaysaa.
im not laughing at the dead people sxb. ilahay kuwa dhintay ha u naxariisto. laakin im laughing at liqaaye's humourous statement
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by LiQaaye_TDH »

kaliil wrote:Malakumod xaasid baad tahay. Dad baa dhimanaya markaasaad adna dhakhdhakhda iska haysaa oo qoslaysaa.
War Maxaad uu Qabsanaysa, wuu Ku Saxsanyahay Haddi ay Dileene!
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor

Post by LiQaaye_TDH »

RuralMan08 wrote:Who is Solomadow?
a Subclan of Habar jeclo..
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”