Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Buuhoo
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Buuhoo
Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Buuhoodle iyo Qori Lugud
BURCO(OWN)- Dagaal Culus ayaa ka Dhex Qarxay Goor Dhaweeyd Deegaan u dhexeeya Buuhoodle iyo Qori Lugud kaas oo Dhex maraya Beelaha wada Degaankaasi waxaana ilaa hada lagu soo waramayaa in dagaalkaasi uu Gaystay Khasaraayal isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.
Daryanka rasaasta iyo Madaacfiicda ay isweydaarsanayaan labada dhinaca ayaa laga maqalyaa Deegaamada Buuhoodle iyo Qori Lugud taas o cabsi badan ku abuurtay dadka deegaamadaasi waxaana lagu soo waramayaa inay haatanba bilaabantay inay dadku ka agdhaw deegaamad uu dalku ka socdaa ay isaga carareen iyaga oo ku sii jeeda meelaha ka fogfog halka uu dagaalku ka socdo.
Mar aan isku daynay si aan wax uga ogaano khasaarayaasha Dhabta ah ee Dagaalkaasi Gaystaya ayaan noo suurta gelin uayada oo labada dhinacba ay xiligani ku mashquulsanyihiin isku hub Urursi iyo gurmaad laxaadle oo ka kala imanay Deegaano fog fog halka Dagaalkuna uu Xiligani Marayo Meel aad u xun.
Weriayaal Madax banan oo u sugan Jiida Hore ee Dagaalka ayaa Oodweyne News u xaqiijiyay in jiraan khasarayaal nafeed oo ka dhasahay dagaalka ilaa hadana ma jiro wax waan waana oo laga dhexwadaa dadka dagaalamaya iayada oo lagu soo waramayo in dhamaanba xxiligani ay ka Socoto Gobolada Bariga Somaliland Baxida Ergooyin ka kala Socota dadka Dega Deegaamada o Odhan.
Wixii Warara ee Ka Soo Kordha Dagaalkaasi Dib ayan idiinku Soo Gudbin Doonaa.
http://oodweynenews.com/news/28324-daga ... lugud.html

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
Liqaye how far is kalshaale from buhoodle.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
25 km... its very close!!!!Keyse_0208 wrote:Liqaye how far is kalshaale from buhoodle.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
LiQaaye_TDH wrote:25 km... its very close!!!!Keyse_0208 wrote:Liqaye how far is kalshaale from buhoodle.
ma 25 km keliya? waaba magaalada duleedkeeda....
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
Buuhoodle wa deegmo iyo magaalo, its 30km from the district, not from the town.....for example WidhWidh is located in the Buuhoodle district but its 60 km from Buuhoodle (the town)kaliil wrote:ma 25 km keliya? waaba magaalada duleedkeeda....
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
imisa dhawaca imisa dhintay warka igu dhakhsada i have not much time
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
tirada dhimashada iyo dhaawaca lama sheegin weli.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
inaalilaah ma maalin dagaal baa mise waa maalin ciid ah oo farxadeed
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
they always fight ciidaha iyo ramadaanta malaha qamadi aya la isku qabsaday xaqal ciidki ahmed langadhehargaysaay wrote:inaalilaah ma maalin dagaal baa mise waa maalin ciid ah oo farxadeed

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
kalshaale 21km woqoyi galbeed bay ka xigta magaalada buhoodle, i never knew hj were that close to buhoodle 

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
Mr_Alfaas wrote:they always fight ciidaha iyo ramadaanta malaha qamadi aya la isku qabsaday xaqal ciidki ahmed langadhehargaysaay wrote:inaalilaah ma maalin dagaal baa mise waa maalin ciid ah oo farxadeed![]()
adigana Axmed Laangadhe ayay kaaga dhegtay

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu
axmed laangadhuhuna waa maxay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 584 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 1 Replies
- 455 Views
-
Last post by vangandi
-
- 0 Replies
- 419 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 94 Replies
- 10310 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 5 Replies
- 1057 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 74 Replies
- 3643 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 484 Views
-
Last post by Strategic
-
- 1 Replies
- 784 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 15 Replies
- 1591 Views
-
Last post by Cali_Gaab