Page 1 of 4

Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Buuhoo

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:25 am
by kaliil
Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Buuhoodle iyo Qori Lugud


BURCO(OWN)- Dagaal Culus ayaa ka Dhex Qarxay Goor Dhaweeyd Deegaan u dhexeeya Buuhoodle iyo Qori Lugud kaas oo Dhex maraya Beelaha wada Degaankaasi waxaana ilaa hada lagu soo waramayaa in dagaalkaasi uu Gaystay Khasaraayal isugu jira dhimasho iyo Dhaawac.

Daryanka rasaasta iyo Madaacfiicda ay isweydaarsanayaan labada dhinaca ayaa laga maqalyaa Deegaamada Buuhoodle iyo Qori Lugud taas o cabsi badan ku abuurtay dadka deegaamadaasi waxaana lagu soo waramayaa inay haatanba bilaabantay inay dadku ka agdhaw deegaamad uu dalku ka socdaa ay isaga carareen iyaga oo ku sii jeeda meelaha ka fogfog halka uu dagaalku ka socdo.

Mar aan isku daynay si aan wax uga ogaano khasaarayaasha Dhabta ah ee Dagaalkaasi Gaystaya ayaan noo suurta gelin uayada oo labada dhinacba ay xiligani ku mashquulsanyihiin isku hub Urursi iyo gurmaad laxaadle oo ka kala imanay Deegaano fog fog halka Dagaalkuna uu Xiligani Marayo Meel aad u xun.

Weriayaal Madax banan oo u sugan Jiida Hore ee Dagaalka ayaa Oodweyne News u xaqiijiyay in jiraan khasarayaal nafeed oo ka dhasahay dagaalka ilaa hadana ma jiro wax waan waana oo laga dhexwadaa dadka dagaalamaya iayada oo lagu soo waramayo in dhamaanba xxiligani ay ka Socoto Gobolada Bariga Somaliland Baxida Ergooyin ka kala Socota dadka Dega Deegaamada o Odhan.


Wixii Warara ee Ka Soo Kordha Dagaalkaasi Dib ayan idiinku Soo Gudbin Doonaa.



http://oodweynenews.com/news/28324-daga ... lugud.html

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:28 am
by LiQaaye_TDH
Ha Bilaabato :lol: :lol: :lol:

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:31 am
by Keyse_0208
Liqaye how far is kalshaale from buhoodle.

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:33 am
by LiQaaye_TDH
Keyse_0208 wrote:Liqaye how far is kalshaale from buhoodle.
25 km... its very close!!!!

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:36 am
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:
Keyse_0208 wrote:Liqaye how far is kalshaale from buhoodle.
25 km... its very close!!!!

ma 25 km keliya? waaba magaalada duleedkeeda....

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:38 am
by GENERAL_SNM
.

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:43 am
by Executive
kaliil wrote:ma 25 km keliya? waaba magaalada duleedkeeda....
Buuhoodle wa deegmo iyo magaalo, its 30km from the district, not from the town.....for example WidhWidh is located in the Buuhoodle district but its 60 km from Buuhoodle (the town)

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 5:45 am
by kaliil
waan gartay.

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 7:06 am
by The_Emperior5
imisa dhawaca imisa dhintay warka igu dhakhsada i have not much time

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 7:09 am
by kaliil
tirada dhimashada iyo dhaawaca lama sheegin weli.

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 7:10 am
by hargaysaay
inaalilaah ma maalin dagaal baa mise waa maalin ciid ah oo farxadeed

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 7:13 am
by Mr_Alfaas
hargaysaay wrote:inaalilaah ma maalin dagaal baa mise waa maalin ciid ah oo farxadeed
they always fight ciidaha iyo ramadaanta malaha qamadi aya la isku qabsaday xaqal ciidki ahmed langadhe :lol: :lol:

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 7:14 am
by The_Emperior5
kalshaale 21km woqoyi galbeed bay ka xigta magaalada buhoodle, i never knew hj were that close to buhoodle :shock:

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 7:15 am
by kaliil
Mr_Alfaas wrote:
hargaysaay wrote:inaalilaah ma maalin dagaal baa mise waa maalin ciid ah oo farxadeed
they always fight ciidaha iyo ramadaanta malaha qamadi aya la isku qabsaday xaqal ciidki ahmed langadhe :lol: :lol:

adigana Axmed Laangadhe ayay kaaga dhegtay :lol:

Re: Dagaal Culus oo Goor Dhaweyd Ka Dhex Qarxay Deegaanka Bu

Posted: Tue Nov 16, 2010 7:22 am
by hargaysaay
axmed laangadhuhuna waa maxay