Page 1 of 2
Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 16, 2010 9:46 am
by kaliil
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 16, 2010 9:47 am
by kaliil
Dagaalkani wuxuu dhexmaray Ciidagale iyo Ogaden. Ciidagale 1 nin ayaa laga dilay, Ogadena 7 nin.
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 16, 2010 9:49 am
by LiQaaye_TDH
War meeshan Waa la isko Tashaday

Waxey Duulankani....
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 16, 2010 9:55 am
by kaliil
haa waa cajiib colaadahan badane hal mar wada bilaabmay.Ogadenku laakiin beryahanba way kibirsanaayeen oo rag badan oo Ciidagale u badan ayay sanadkan kilinka shanaad ku laayeen.
Ciidagala Hawdku iyagoo hub urursi ku jira ayaa iigu danbaysay waxaanay sugayeen ina cid kale laga dilo si sabab dagaal ku galaan u helaan.
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 16, 2010 9:57 am
by abdikarim86
kibirsanaa ogaadeenku

Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 6:33 pm
by hargaysaay
cagdheerta waa is naqaana si fiican markaa amba waa layska heshiin amba colaad baa bilaaban laakiin in layska heshiiyaa fiican
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 8:41 pm
by Siciid85
Kalil. Do you also know there is a place called Isgoyska in (Xamar).
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 8:44 pm
by Queen_Arawello
They are fighting over qamandi

Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 8:46 pm
by Siciid85
^^^
I didn't know (Cagdheers) eat qamandi.
maxa caanoboorihina ini diidaay.
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 8:48 pm
by Queen_Arawello
Siciid85 wrote:^^^
I didn't know (Cagdheers) eat qamandi.
maxa caanoboorihina ini diidaay.
the budget is tight this yr we thought we could share the qamandi with yall

Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 8:49 pm
by Queen_Arawello
kaliil wrote:Dagaalkani wuxuu dhexmaray Ciidagale iyo Ogaden. Ciidagale 1 nin ayaa laga dilay, Ogadena 7 nin.
correction it was reer isaaq v ciidagale

Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 8:51 pm
by Siciid85
Correction it was Reer Isaaq vs Bah Deylo.
on a serious note though reerahas have been killing each other for centuries Cidagalle & Reer Isaaq. This latest round of killings must be part of Zenawi's plans to create civil unrest between the somali clans in somali region.
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 9:07 pm
by Queen_Arawello
Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 9:11 pm
by Siciid85
It's not only somali region though and i know about that sheikhaas incident but they just wanted a land of their own free from cagdheer influence
. Even though i think this Isgoyska issue is more of a nomadic small skirmish incident. However we have to be aware of Zenawi's wider agenda which is obvisiouly to create wider conflicts between the communities in Somali region & also in somalia.
Who do you think arms those certain groups in Somalia like "Barre Bootin Dheere" , Ahlu Sunnah wal jamacaha and many factions etc?. = Zenawi.

Re: Dagaal ka dhacay isgoyska(Hawd)
Posted: Tue Nov 23, 2010 9:40 pm
by Queen_Arawello