Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by LiQaaye_TDH »

Its even on.. http://www.bbcsomali.com

Maygaagle (Buraoonline.com) 17.11.10 Wararki ugu Dambeeyay aya sheegaya, in Ciidanki Reer Qorulugud la wareegen Dhamaan Tuulada Maygaagle, Halkaas oo Dagaal Culusi saaka ka qarxay, Dagaalkan oo socday Saacado yar aya Markiiba ay Ciidanki SSC Ka Baxeen Marki laga itaal Roonaday, waxaana jira sida la sheegayo dhimasho iyo dhaawac.

Tuulada Maygaagle oo ay Hadda Gacanta Ku hayaan Beesha ka soo Jeeda Qorulugud iyo Coodanle aya halkaas Ku Gacan saydhay Ciidan Ka Socday Somaliland Ergo soo Diray amrayna inay ka Baxaan Magaaladaas, Laakin ay Diiden sheegena inay Duulan ku yahin Magaalada Buuhoodle. Maleeshiyadi SSC aya uu Carartay Xagga Magaalada Buuhoodle halkaas oo sida hadda lana xaqiijayay Gurmad Xoogani uga Yimi, iyo Dhinaca Waqooyiga oo Ciidamadi shalay ee Fadhiyay Kal-shaale oo iyana ku soo fool leh Maygaagle.

Ugu danbayntii M/weynaha Jmahuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta safar Shaqo ugu baxay wadamada UK iyo Ethiopia ayaa baaq ujeediyey labada beelood ee Ku Dagaalamaya degaanka Buuhoodle, waxaano ugu baaqay inay sida ugu dhakhsaha badan labaada beelood uu soo afjaraan Colaadan.

Wariye Muse Ali Burco
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by Cirwaaq »

... He is taking leave of absence :D

After all who can he take sides with his nephews or his uncles.

When he gets back he will just say Naughty boys... :evil:

Inshallah they resolve it peacefully very soon.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by LiQaaye_TDH »

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by XimanJaale »

Ciidamadii SNM oo caawa qaarkood ka kalabaxay Magaalooyinka Lascanood, Kalabaydhka, Yagoori, widhwidh iyo Bali-hadhacBy admin2 on Nov 16, 2010 with Comments 0

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadhay magaalooyinka badan oo SSC sheegato balse lix sanno ka hor laga qaaday uuna ka qaaday ragii ay ka midka ahaayeen Daahir Riyaale Kaahin iyo Col. Xaabsade, Magaalooyinka Lascanood, Kalabaydhka, Yagoori, widhwidh iyo Bali-hadhac
intaba ay ka soo ciidaminayaan dhamaan maleeshiyaadka snm iyaga si xarago leh u soo dhexmanayaa dhamaan deegaankaas uuna Hogaaminayo Horgale Mahad Canbaashe oo ciidan gaadhaya 20 Tikniko wata.

Horgale Mahad Canbaashe ayaa ah ninka kaliya maanta lagu guurayo isaga oo sheegta in beesha uu ka soo jeedo soo wada galin doono maamulka Hargaysa oo uuna dhamaystir doono howshii Col. Xaabsade iyo Daahir Riyaale kaahin ay ka tageen.

Xaalada kalshaale ayaa caawa caga cagaynaysa dhimashada Sagaal ruux , dhaawacana 30 ka badan inta la hubo, waxayna tani ku tusaysaa sida ay reer miygu isu dilayaan maadaama meeshani ay soo gashay siyaasad ay kala wataan maamulka SNM iyo kan SSC.

Dhinaca kala shir Xasaasi ah ayaa waxuu ka socdaa caawa aqalkii Moorgan ee uu ka tagay daahir Riyaale kaahin, shirkan ayaa ah mid lagu dhisayo qaabkii loo qaban lahaa Mudo dhow magaalada Buuhoodle oo ah meesha kaliye ee hada aysan ka talin Maleeshiyaadka Hargaysa iyo Burco.

Isku soo wada duub waxaa si waydiin mudan war kalshaale miyay ka duwantahay lascanood, Xudun, Jidbaale, Yagoori, kalabaydhka, Bali-hadhac iyo WidhWidh, reer SSC su’aashaas bal ah iswaydiiyaan, intaba ragii bixiyay waxay caawa dhex joogaan inta u dhaxaysa buuhoodle iyo Lacanood.

:clap: :clap:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by samadoon-waaxid »

Cirwaaq wrote:... He is taking leave of absence :D

After all who can he take sides with his nephews or his uncles.

When he gets back he will just say Naughty boys... :evil:

Inshallah they resolve it peacefully very soon.
horto,what team baad uu ciyaarta adiga? :?

ximanjaale:where did you get that article from?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by Cirwaaq »

samadoon-waaxid wrote:
Cirwaaq wrote:... He is taking leave of absence :D

After all who can he take sides with his nephews or his uncles.

When he gets back he will just say Naughty boys... :evil:

Inshallah they resolve it peacefully very soon.
horto,what team baad uu ciyaarta adiga? :?

ximanjaale:where did you get that article from?
It depends on which family house i am in and how good they food infront of me tastes :D
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by XimanJaale »

samadoon-waaxid wrote:
Cirwaaq wrote:... He is taking leave of absence :D

After all who can he take sides with his nephews or his uncles.

When he gets back he will just say Naughty boys... :evil:

Inshallah they resolve it peacefully very soon.
horto,what team baad uu ciyaarta adiga? :?

ximanjaale:where did you get that article from?
I got article from a dhulbahante website that i can't remember, some thing like widhwidh.com :?
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by samadoon-waaxid »

just got my news from Buhoodle: this maygaagle so called battle is False, nothing happend there.
the bulk of the battle is at xadhadhanka right now,both sides are preparing for new morning so called somaliland troops are between them. we shall see what happens i nthe morning
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by XimanJaale »

samadoon-waaxid wrote:just got my news from Buhoodle: this maygaagle so called battle is False, nothing happend there.
the bulk of the battle is at xadhadhanka right now,both sides are preparing for new morning so called somaliland troops are between them. we shall see what happens i nthe morning
We will see Insha'allah,
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by samadoon-waaxid »

ximanjaale: adiga qolomaad tahay sxb?
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by Keyse_0208 »

man, these solomadow guys are rageedii walahi :lol: :lol: taking land like its nothing. This time next year they might be near garowe. :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by Mr_Alfaas »

Keyse_0208 wrote:man, these solomadow guys are rageedii walahi :lol: :lol: taking land like its nothing. This time next year they might be near garowe. :lol:
:lol: :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by KyrieJama »

This so-called dagaal is false xabado goos goos uun ba dhacay lol. After getting bodied yesterday HJ have to make up fake stories masakiin, Abti Keyse Sacad Muse ba naagahan wax ka dhigay weligoodna laangaab bay ahaanayaan laangabka casharo ba loo dhigay. :up:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by Keyse_0208 »

:lol: garad13, abti dee waaxay caydu, ma raga intey gurigaagii kuugu yimaadeen, ee dhulkaagii iska qotqotay, ee less than 15km ujira buhodle ayaad caayi.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Solomadow-HJ oo La Wareegtay Magaalada Maygaagle

Post by KyrieJama »

Keyse weligood xaga way jogeen meel ay la wareegeen na ma jiro abti this so-called news uu so qoray langaabka cadan madoobe is false :idea:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”