Ciidamo ka tirsan maamulka Jabhada SNM, oo maanta weerar gaadmo ah ku soo qaaday deegaanka Maygaagle oo ahaa mid nabdoonaa, ayaa la sheegay in halkaas lagu jabiyey. Wararkii ugu danbeeyey ee hada naga soo gaadhay deegaankaas ayaa sheegaya in maleeshiyaadku marykay tuulada soo galeen oo markaas ay joogeen dad maato ah ay dhawr buul dumoiyeen, waxaana la sheegay cutub ka tirsan ciidanka Buuhoodle inay ka saareen maleeshiyaadkii halkaas, waxana la sheegay in halkaas ay ku dileen tiro ka tirsan maleeshiyaadkii huwanaa shaadhka maamulka.
Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan in maleeshiyaadkan oo ka maagay inay dagaal kaga hortagaan guutooyinka ku sugan jiida Kalshaale ay isku dayeen inay soo daba marteeyaan oo ay shacabka laayaan, waxaana tyaas gaashaanka u daruuray ciidanka deegaanka Buuhoodle, oo hada la soo baxay cudud aan la liicin karin.
Waxaana hada goobihii la isku wada fara saaray gacanta ku haya ciidamada deegaanka, ayadoo kuwii soo duulay dib loogu riixay xaga Buco.
Saacad kasta la soco wararka deegaanka.
Jidbaale.com
http://www.jidbaale.com/index.php?optio ... -af-somali
SNM tekniko backup arrive to attack Dhulbahante
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: SNM tekniko backup arrive to attack Dhulbahante
Grandpa Khalif, inadeer the somaliland cidan that came are led by mahdi canbaashe who is jamac siyad/dhulbahante. Actually the HJ's are complaing that this is a cidan beleed dhulbahante oo maha cidamada qaranka.
Cidamada qaranka soo dhex galay labada beelood are led by us.
Fuck Jidbaale the website is a embarrassment to dhulbahante 
Re: SNM tekniko backup arrive to attack Dhulbahante
garad pretender sxb stop bending the truth. Habar jeclo took militia men and tiknoko out of the somaliland militia to attack maygaagle. three tiknikos were intended to attack the village but mahad canbaashe apparently find out this plot before it was executed. he took his militia to maygaagle as the attack was under way and he took over the village. the iidoors started to complain and accused him and dalbac of taking sides.garad13 wrote:Grandpa Khalif, inadeer the somaliland cidan that came are led by mahdi canbaashe who is jamac siyad/dhulbahante. Actually the HJ's are complaing that this is a cidan beleed dhulbahante oo maha cidamada qaranka.Cidamada qaranka soo dhex galay labada beelood are led by us.
Fuck Jidbaale the website is a embarrassment to dhulbahante
Re: SNM tekniko backup arrive to attack Dhulbahante
Where's the so-called SSC, aren't they supposed to be defending their citizens
Instead dhulbahantes in the Somaliland Army are

Re: SNM tekniko backup arrive to attack Dhulbahante
war meesha beel baa isku layeey. but the again i wouldnt expect a an imbecile like you to understand.garad13 wrote:Where's the so-called SSC, aren't they supposed to be defending their citizensInstead dhulbahantes in the Somaliland Army are
![]()
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: SNM tekniko backup arrive to attack Dhulbahante
garad13 wrote:Where's the so-called SSC, aren't they supposed to be defending their citizensInstead dhulbahantes in the Somaliland Army are
![]()

Re: SNM tekniko backup arrive to attack Dhulbahante
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 298 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 38 Replies
- 2522 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 7 Replies
- 747 Views
-
Last post by Kees70
-
- 26 Replies
- 1384 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 13 Replies
- 634 Views
-
Last post by 1 double 00 %
-
- 22 Replies
- 1832 Views
-
Last post by Lillaahiya
-
- 37 Replies
- 3108 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 533 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 4 Replies
- 339 Views
-
Last post by Midhisho
-
- 3 Replies
- 315 Views
-
Last post by Twisted_Logic
