Breaking News Farmaajo Names
Posted: Thu Nov 18, 2010 10:22 am
Sagaal Wasiir dowle iyo 18 Wasiir ku xigeen oo la magacaabay.
Muqdisho : (Sh. M. Network) Warqad Qoraal ah oo Galabta ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo waxaa lagu magacaabay Wasiir dowlayaal iyo wasiir ku xigeeno ka tirsan Xukuumada KMG Soomaaliya.
Waxaa la magacaabay sagaal wasiiro dowlo oo ka tirsanm Xukuumada KMG Soomaaliya iyo 18 wasiir ku xigeen, waxaana ay kala yihiin sidaan hoos ku qoran.
Wasiiro dowlayaasha waxaa ay kala yihiin sidaan.
1- Sahro Max’ed Cali Samatar Wasiiro dowlaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha
2- Cabdi Qaadir Macalin Nuur Max’ed Wasiiro dowlaha Madaxtooyada
3- Max’ed Cali Xaamud Wasiiro dowlaha Wasaarada arimaha dibada
4- Max’ed Xasan Aadan Wasiiro dowlaha Wasaarada Maaliyadda iyo Lacagta
5- Max’ed Cabdi Abti doon Wasiiro dowlaha Wasaarada gaashaanshiga
6- Axmed Cali Yaqle wasiiro dowlaha Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga
7- Max’ed Cali Xagaa Wasiir dowlaha Wasaarada Kaluumeysiga Bay’ada iyo kheyraadka badda
8- Cabdi Rashiid Xaaji Deeroow Wasiir dowlaha wasaarada dekadaha, Gaadiidka Badda cirka iyo dhulka
9- Dr Max’uud Sheekh Xasan Akhi Wasiir dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada.
Ku xigeenada Wasiirada Xukuumada KMG Soomaaliya Magacyadooda waxaa ay kalayihiin Sidaan hoos ku qoran.
1- Xaaji Cali Sheekh Max’ed Nuur Wasiir ku xigeenka Wasaarada Garsoorka iyo arimaha diinta iyo awqaafta
2- Cumar Shekh Cali Idiris wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha dibada
3- Ibraahim Isaaq Yarow wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha iyo amniga Qaranka
4- Muqtaar Sheekh Suute Sheekh Cali Maye wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda iyo lacagta
5- Daa’uud Cabdi Kariim Xaaji Cumar wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga.
6- Cabdi Casiis lafta Gareen wasiir ku xigeenka Wasaarada wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah
7- Max’ed Cabdulle Faarax Geeseey wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta
8- Max’ed Cali Shire wasiir ku xigeenka Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha
9- C/rashiid Max’ed Xidig wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha bulshada, shaqada hormarinta, shaqaalaha dhalinyarada iyo Sportiga.
10- Cabdi Cali Max’ed Riyara wasiir ku xigeenka Wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska
11- Xasan Yacquub gees Cadde wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
12- Cabdullaahi Abuukar Jaamac Gardowe wasiir ku xigeenka Wasaarada Kaluumeysiga, Bay’ada iyo kheyraadka Badda
13- C/qaadir Xaaji Max’ed Suldaan luga dheere wasiir ku xigeenka Wasaarada dekadaha gaadiidka Badd, cirka iyo dhulka
14- Saciid Max’ed Jimcaale wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka, Federaalka iyo dib u heshiisiinta
15- C/raxiin Yuusuf faarax Dujaana wasiir ku xigeenka Wasaarada Macdanta biyaha Tamarta iyo shidaalka
16- Feysal Cumar Guuleed wasiir ku xigeenka Wasaarada waxbarashadaha hidaha iyo Tacliinta sare.
17- Faadumo Xasan Cali wasiir ku xigeenka Wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska
18- Cusmaan Libaax Ibraahim wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka iyo arimaha bulshada.
Wasiiro dowlayaashaani iyo ku xigeenada 18-ka wasiir ee xukuumada KMG Soomaaliya ayaa dhaqan gali doona marka uu ansixiyo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.