Page 1 of 1
What cities do Reer Garad live in Gedo?
Posted: Thu Nov 18, 2010 10:31 pm
by kismayogedojubaland
garbaharey maa reer garad ba lah, raaku reer garad kuu noolyahay in gedo

Re: What cities do Reer Garad live in Gedo?
Posted: Fri Nov 19, 2010 5:06 am
by ODAYCALI
ceel cadde iyo dhurwaayaale

Re: What cities do Reer Garad live in Gedo?
Posted: Fri Nov 19, 2010 10:56 am
by qoraxeey
reer uknown

Re: What cities do Reer Garad live in Gedo?
Posted: Fri Nov 19, 2010 2:52 pm
by Garbo_Gedo
Haa Reer Garaad Garbahaaray wax way ka leeyihiin sida Mareexaanka oo dhan wax uga leeyihiin. Reer Garaadka oo aniga idhalay waxay degaan Ceelcadde iyo magaalooyinka ku dhawdhaw.
Reer Garaad waa Garaadyada mareexaan, si kale hadaan u idhaahdo waa dadka ugu qiimaha iyo qaayaha badan ee mareexaan ka dhashay.
Reer Garaad

Re: What cities do Reer Garad live in Gedo?
Posted: Fri Nov 19, 2010 5:02 pm
by BaasAbuur
qoraxeey wrote:reer uknown

What do you mean? How are Reer Garaad unknown?

Re: What cities do Reer Garad live in Gedo?
Posted: Fri Nov 19, 2010 6:30 pm
by kismayogedojubaland
qoraxeey wrote:reer uknown

waan kaaxumahay