Page 1 of 2
ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin Cid
Posted: Sat Nov 20, 2010 1:37 pm
by udun
ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin Cid Zako ii siisay lacag Caddaan ah”.
Xili wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha dhexe maalintii shalay Boqolaal ka tirsan dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Jowhar ay u qeybisay lacago Caddaaan ah oo qeyb ka ah Zakawaadka sanadkan laga soo aruuriyay wilaayaadka islaamiga ah ayaa waxaa arrintaasi si weyn usoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada.
Boqolaalka ruux ee lacagta Caddaanka ah Zakada loo siiyay ayaa waxaa qof kasta oo ka mid ah kusoo aaday $200,sida ay warbaahinta u sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maktabka Zakawaadka wilaayada islaamiga ah ee Shabeelaha dhexe.
Oday ka mid ah dadkii shalay la gudoonsiiyay lacagta Zakada ah ayaa hadal qiiro badan wuxuu ka jeediyay goobtii lacagta lagu gudoonsiinayay.
“Weligay intii aan noolaa ma arkin cid Zako ama Sadaqo ii siiyay lacag intaan la eg,markii la ii sheegay in lacagtan oo dhan aan Aniga iska leeyahay waan rumaysan waayay” ayuu hadalkiisa kusii daray odaygaasi ka tirsan dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Jowhar.
Inta la xasuusto Taariikhda Soomaaliya ma dhicin Dowlad ama Urur lacago Caddaan ah Zako ahaan usiiyay dad tiradoodu ay intaasi la egtahay ,hase yeeshee talaabta ay qaadeen Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa waxay si cad umuujinaysaa sida Shabaabul Mujaahidiin wilaayaadka ay ka taliyaan ay ugu dhaqan geliyeen ku dhaqanka Shareecada islaamka.
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sat Nov 20, 2010 2:52 pm
by ciyaal_warta
sxb faroole waan taageeraa alshababneh waan taageeeraa ma soconeysee labada jid mid raac

Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sat Nov 20, 2010 2:53 pm
by Hyperactive
ciyaal_warta wrote:sxb faroole waan taageeraa alshababneh waan taageeeraa ma soconeysee labada jid mid raac

lol it's qabaliya wa islam mixed. they like alshabab as long it's away from their shores!!!
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sat Nov 20, 2010 4:33 pm
by Executive
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sat Nov 20, 2010 4:42 pm
by Siciid85
I disagree I think Udun can be a Cudur at times but in this occassion I sense that he is a genuine.
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sat Nov 20, 2010 4:43 pm
by abdisamad3
masha-allah this is indeed good news..

Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sat Nov 20, 2010 4:52 pm
by Siciid85
Ahmed Godane

Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 12:27 am
by DR-YALAXOOW
mr al shabaab(UDUN) hes making another proboganda fake news from terrorist webside SOMALIMEMO.NET
listen al shabaaab dhabayaco UDUN this is what al shabaab is famous for.
1:-
never in somali history or even on this planet a group who STONED TO DEATH A 13 YEARS OLD SOMALI GIRL A CHILD, they stoned here after she was raped. thats most inhuman world record not even worst kind of yahuud do that, but al shabaab did it.
2:- last mounth they killed again 2 teenegers
14 and 15 years old girls in baladweyne the excuted in public= this never happen even in KONGO no where on this planet this barbaric act of animalism.
3:-IN baladwyene al shabaab suicide bomber while targeting halyeey omar xaaanshi aun they massacared 98 innocent paystanders mos of then WOMEN AND OLD MEN and children in baladweyne.
so al shabaaab UDUN tell me giving a 20 dollar a man and making it pig deal is that make less a crime of killing 13 years old girl stone her to death, does it make you geesi geesi dhalay giving 10 dollar to a10 people in baladweyne or even 100 dollars each no, al shabaab are worst kind of animals becouse of what they done, like STONENING 13 YEARS OLD SOMALI GIRL TO DEATH,

Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 12:36 am
by LivingToSucceed
Allshabaab
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 12:48 am
by Goljano Lion
ciyaal_warta wrote:sxb faroole waan taageeraa alshababneh waan taageeeraa ma soconeysee labada jid mid raac


you asked him the million dollar question , bal ka jawaab Mr Udun
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 12:53 am
by 2ndtoNone
Allahayoow, Alshabaab-al-islaamiya cadaowgooda jabi Guul sareeysanna sii. Aaaammiiin.
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 5:34 am
by Murax
Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 5:34 am
by udun
ciyaal_warta wrote:sxb faroole waan taageeraa alshababneh waan taageeeraa ma soconeysee labada jid mid raac

Looks like if you don't like the message, the motto is to attack the messenger.
Fyi, C/raxmaan Faroole is an elected president of PL and there is a peace that exists there.
Al-Shabaab resisted Ethiopian invasion in December 2006, kicked the warlords out of Southern Somalia, and restored peace and stability in Southern and parts of Central Somalia. They are going far beyond that and helping the poor thru Zaka collection which is a major tenet in Islam. One should be prepared to tell the truth when they do good and should be prepared to point their mistakes when they commit those mistakes.
If the rest of the Somalis failed to come up another viable option, I think we should get out of the hate and the blame game and see what they are doing for the Somalis in Southern Somalia who suffered for so long. Any one who witness the Meherijaan in Mogadishu, Merca, and Kismayu this week coupled with this Zaka (Charity) collection and its distribution to the poor can see the sea change in Southern Somalia. I ask myself if the world did not care about Somalia for almost twenty years why sudenly the world wants to care about her with bombs, invasions with mercenary forces, and cantonizinbg Somalia?
Dr-XAAROW aka Yalaxow and Goljano Lion, you don't deserve a response. For you, every thing is personal.
Hyperactive and Murax, what is your alternative?
On a personal note, I am saddened by how some Somalis hate any good news that comes out of Somalia.

Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 5:48 am
by Abdihaliim
“Al Shabaab needs more than a million dollars from this market. Now we the traders are discussing in groups how to donate the cash,” Mohamed said. “Previously, each pharmacy used to pay $30 per month but now a hell lot of money is required.
Who can refuse to pay?”
http://webcache.googleusercontent.com/s ... clnk&gl=fi
They are robbers!

Re: ODEY REER JOWHAR AH:“ Weligay intii aan Noolaa Ma arkin
Posted: Sun Nov 21, 2010 7:35 am
by ciyaal_warta
udun wrote:ciyaal_warta wrote:sxb faroole waan taageeraa alshababneh waan taageeeraa ma soconeysee labada jid mid raac

Looks like if you don't like the message, the motto is to attack the messenger.
Fyi,
C/raxmaan Faroole is an elected president of PL and there is a peace that exists there.
Al-Shabaab resisted Ethiopian invasion in December 2006, kicked the warlords out of Southern Somalia, and restored peace and stability in Southern and parts of Central Somalia. They are going far beyond that and helping the poor thru Zaka collection which is a major tenet in Islam. One should be prepared to tell the truth when they do good and should be prepared to point their mistakes when they commit those mistakes.
If the rest of the Somalis failed to come up another viable option, I think we should get out of the hate and the blame game and see what they are doing for the Somalis in Southern Somalia who suffered for so long. Any one who witness the Meherijaan in Mogadishu, Merca, and Kismayu this week coupled with this Zaka (Charity) collection and its distribution to the poor can see the sea change in Southern Somalia. I ask myself if the world did not care about Somalia for almost twenty years why sudenly the world wants to care about her with bombs, invasions with mercenary forces, and cantonizinbg Somalia?
Dr-XAAROW aka Yalaxow and Goljano Lion, you don't deserve a response. For you, every thing is personal.
Hyperactive and Murax, what is your alternative?
On a personal note, I am saddened by how some Somalis hate any good news that comes out of Somalia.

sxb i dont wana make assumption but i saw you cheering for faroole...and as alshabab supporter (only if u honest alshabab supporter ) u should go against their enemies including faroole..otherwise as brother hyper stated ur supporting so called islamist whn they dont go against ur qabiil interest

...no offense sxb but if its true as i stated above then dat wht i call true hypocrite
