Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their homeland
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their homeland
Dhisme Ka Kooban Sideed Fasal oo Ay Maal-Galiyeen Jaaliyada Reer Somaliland ee Dalka Jabuuti oo Maanta Furayaashii Lagu Wareejiyay Jaamacada Timacadde
“Dahamaan lacagtaasi markii la isku daray waxay dhistay sided fasal…” gudoomiyaha Jaamacada Dr. Cismaan..... Daawo Sawirada
Gabiley (Gabiley News):- Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Khadar Axmed Diiriye oo goobjoog ka ahaa xaflad lagula kala wareegayay furayaal dhisme qurux badan oo ka kooban sideed fasal oo ay maal galiyeen jaaliyada reer Somaliland ee ku nool dalka Djibouti.
Xaflada lagula kala wareegayay furayaasha ayaa waxaa kale oo kasoo qayb galay Badhasaabka gobolka Gabiley C/rashiid Sh. Cumar Sh. Muxumed (rashiid xaraaro), gudoomiye ku xigeenka gobolka Gabiley Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis, Gudoomiyha Jaamacada Timacadde Dr. Cismaan Aw Yuusuf Magan, Madaxa Xafiiska maamulka jaamacada Prof Xasan Aw Daahir Dugsiiye, Caaqilo, macalimiinta jaamacada, ardayda iyo marti sharaf kale.
Agaasimaha wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa faah faahin ka bixiyay si yaasada dawlada cusub ee imika talada haysata waxaanu yidhi (siyaasadan cusub ee dawlada cusubi keentay waxa ka mida maadaama ay tacliintii soo badatay oo aydugsiyadii sare ee wax barashadu ay soo bateen jamacadihii ay soo bateen in loo bahanyahay wasaarad iyo xafiisyo laga wado wax barashada sidii loo helilahaa wax barasho tayo leh sidookalena sheegay in soomaalilanda ahaan wax barashada galbeed la soo eego waxayna maanta ahyd in dhismayaashani dawladu bixiso waayo buuydhi sharafbay u ahaan lahayd lakiin waxay noqotay inaad dhisataan oo maamul ahaana nagu soo sharaftaan inaan xaflada idin kale soo qayb galno.
Badhasaabka gobolka Gabiley oo halkaasi ka hadlay ayaa isaguna tusaale usoo qaaday nin uu sheegay inuu kalidii wax ka bedelay dalka Hindiya isagoo arintaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “hindiya waxa layidhaa nin ayaa wax ka badalay oo nolashadii oo ka dhigay wada doog jamacada gabilayna waxaan rajaynayaa in ay gobolka Gabiley ka wada dhigto doog sidoo kalena sheegay in gobolku yahay gobol beeraleeya jamacadana lakeenay cilmigii beeraha ardaydana waxaan leeyahay kafaaidaysta cilmiga la idiin keenay oo idinkuna ugu faa idaysaan wadankiina iyo dadkiina beeralayda ah taasi hadii lagu dhaqmo ay wax badani isbadalayaan.”
waxa kale oo uu badhasaabku sheegay hadii maamulka jaamacaduhu la ta shadaan maamulka iskuulada hoose/dhaxe oo marka ulada la qoraayo oo layidhaa maanta imisa arday oo ulo ah ayaa qornaa ardaydaasina ay hodhow noqonayaan ka jamacada imanaaya ee la odhanaayo kursi halkeen ugu doonaa miis iyo halkeen ka soo qaadnaa waxa weeyi in marka hore wax walba la qorsheeyo oo la diyaariyo ayuu yidhi badhasaabku.
waxa kale oo uu badhasaabku in taasi raaciyay in ardayga la qoraayo is kuul ka lagu xidho quraanka inuu yaqaano iyo inkale iyadoo loo xadaynayo ugu yaraan 15 jis si uu wax uqoro waxna u akhriyo hadii kale uu noqonayo mid kadeedan oo macalinkiisa dhiba ilaa jamacada uu kabaxayana iska dhexfadhiya.
Gudoomiyaha jamacada ka waramay muhiimada ay leedahay ka qayb qaadashada danta caamka ahi inay tahay shay aad u qaaliya dad badan oo garanaaya danta guudna ay jiraan oo uu sheegay inay ka mid yihiin walaalahooda reer jabuuti oo ku deeqay dhismahan cusub ee maanta furahooga lagu wareejinayo sidoo kalena magacaabay dadkii deeqda dhismaha cusub wax ka gaystay isagoo sheegay inay ka mid ahaayeen Cumar Abokor Taani $500, Ibraahin Cabdi Kaahin (Ibrahim dheere) $10,000, C/laahi Mahdi Xaaji Yuusus $10,000, Cabdi casood $4000, Nuux Xasan $2000, Yusuf Axmed Afrikaan $2000, Axmed Xasan Mataan $1,685, iyo Cumar C/laahi Mataan 1,023 (kun iyo labaatan iyo saddex doolar)
“Dahamaan lacagtaasi markii la isku daray waxay dhistay sided fasal waxa kale oo waheliya lacagtaasi lacag ay noo soo direen jaaliyada reer Sweden oo gaadhaysa $1800 doolar iyo jaaliyada reer filand oo iyaguna noo soo diray $6,000 dolar waxa kale oo iyaguna jaajuur 10,000 oo xabo ku deeqay uru layidhaa timacade foundation.” Sidaa waxaa sheegay gudoomiyaha Jaamacada Dr. Cismaan isagoo sidoo kalena sheegay in ay maamul ahaan balan qaadayo deeq kasta oo lagu deeqo jamacada ee gacantiisa soo gaadha inuu si hagar la aana wax ugu qabandoono jaamacada
ugu danbayntii waxa uu gudoomiyaha jamacadu u mahadnaqay shirkadii dhistay dhismaha sideeda fasal ee cusub oo ku dhistay $40,000 oo dolar lacag kayar jaaliyada reer jabuuti ee lacagaha soo gaadh siisay jamacada Gabileyna waxa uu illahay uga baryay in khayr iyo xasanaad illahay ka siiyo.
Dhiinka jaamacada Gabiley oo sheegay in markii ay jamacada ku dhaaqeen inay shaqaynayso haysteen xabad gaadhiya iyo dhowr xabo oo compoter ah una soo raacaan intaan afar fasal iyo xafiiskoodii war baahin tana ay galiyeen in ay furayaan jaamacad sidoo kalena sheegay in ay markay ku dhawaqeen jamacada ay u yimaadeen arday gaadhaysa 65 arday habeenkiina ay u yimaadeen 45 arday iyo qayb kale oo iyaduna habeenkiiya oo lagu barto shareecatu islaamiya oo ay ka heleen 30 arday dhiinka jaamacadu waxa uu umahad celinaayo jaaliyada reer jabuuti ee jamacada Gabiley ku caawisay lacag dhistay sided fasal sidoo kalena baaq u diray dadka reer Gabiley oo uu leeyahay hadii $1 dolar nagu soo deeqdaan waxay goynayso xabad qalina $10 hadii lagu deeqana ay ujarayso xabad saburada $1000 dolar hadii lagu deeqana ay ugoyn doonto libarey buuga wax kasta oo lagu soo cawiyo haybayaraatee in ay wax uqabanayso sidoo kalena sheegay inay sanad adag soo mareen oo soo jeed badan, dhaxan badan ,samir badan, dulqaad badan,wax layagleelaba lakiin ay ku gulaysteen inay shaqayso jaamacadii
Khadra Xaaji Gaydh oo iyana xafladaasi ka hadashay ayaa ka war bixisay in ay dhulka danta guu tahay dhul wax loogu qabanaayo umada lakiin ay qalad jiro sidoo kalena sheegtay in ay xasuusan tahay dhulka laga qoday ceelka ee layidhaa jameeco wayn in la iibiyay dhulkasi oo markii hore ahaa dhul danguuda xaarana ay tahay in la ii biyo dhul loogu talagalay in dad ka wax loogu qabto arintaasina ay tahay arin ka maqan dowlad hoose ahaan Gabileyna ay imika xoog u sii balaadhanayso oo ay u baahantahay goobo caafimaad, sariimado,iskuulo qofkasta oo magaalada ka fogaadaa inay ku adagtahay inuu yimaado suuqa magaalada markaa waxa weeyi in aad isha loogu ilaaliyo dhulka danta guud.
Caaqil Cabdi Iidle Amaan ayaa isagu xafladaasi hadal kooban ka soo jeediyay waxaanu sheegay in ay wax lagu farxo tahay in maanta odaygii beertiisa qodanaayay uu inankiisii jamacad dhiganayo taasina ay tahay horumar ay gaadheen dhamaan dadka reer soomaaliland meel kasta ha joogaanee waxa kale oo Caaqilku mahad naq u sooo jeediyay jaaliyadaha reer jabuuti ,reer Sweden ,reer filand oo wax way u qabtay jamacada iyo gobolkaba waxaanu illahay uga baryay in ajar iyo xasanaad ka siiyo cidii wax kale ku soo cawinaysana ay gamco furan ku soo dhawaynayaan .
Waa markii u horaysay ee ay jaaliyadaha dibadu dhisme intaasi leeg kusoo darsadeen jaamacada Timacade iyadoo dhismahani kaw ka noqonayo inta dhisme ay jaaliyaduhu kusoo darsadeen jaamacada tan iyo intii la furay. Iyadoo jaaliyadaha wadamada Finland Sweden, iyo hablo reer Norway ahi deeqo soo gaadhsiiyeen tan iyo inta la ogyahay.
Weriye C/risaaq Axmed Hayaan (ilkacase)
Gabiley news Office
Gabiley Somaliland
ilkacasenews@hotmail.com

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
Ethnic Somalilander wtf

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
whats so funny These Are Ethnic somailanders who are also Djiboutian
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
This is why we call you lot Somali-diid because you even reject calling yourselves SomaliThe_Emperior5 wrote:whats so funny These Are Ethnic somailanders who are also Djiboutian
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
Somali or somaliland why do you care your a bantu From Beledxaawo You dont even know the meaning of Soo maal , There is no Soo maal. oo aan aniga ahayngrandpakhalif wrote:This is why we call you lot Somali-diid because you even reject calling yourselves SomaliThe_Emperior5 wrote:whats so funny These Are Ethnic somailanders who are also Djiboutian
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
muxu yiri bantu aan ahayThe_Emperior5 wrote:Somali or somaliland why do you care your a bantu From Beledxaawo You dont even know the meaning of Soo maal , There is no Soo maal. oo aan aniga ahayngrandpakhalif wrote:This is why we call you lot Somali-diid because you even reject calling yourselves SomaliThe_Emperior5 wrote:whats so funny These Are Ethnic somailanders who are also Djiboutian

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
Ethnic means dadka dhulka u dhashay boonkaad tahay dhakada ka wa$e
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
Timo_Case wrote:Ethnic means dadka dhulka u dhashay boonkaad tahay dhakada ka wa$e

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
wtf is boon? your suldaan is named boon not me, I never heard of this boon shit outside of SNET ethnic means a race like ethnic arrayns, somali, amhara, tigray, oromo, so if i make a circle around my house and name it khalifland am I ethnic khaliflander or somali u people are retarded 

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
^^ dont be nacas waryaa, u knw what we are talking about. If you live in europe soo ma tihid enthnic somali in europe. Dee kuwa degan qurbaha ee u dhashay somaliland we ethinic somalilanders.
Last edited by HooBariiska on Sun Nov 21, 2010 5:39 pm, edited 1 time in total.
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
Timo_Case wrote:^^ dont be nacas waryaa, u knw what we are talking about. If you live in europe soo ma tihid enthnic somali in europe. Dee kuwa degan qurbaha ee u dhashay somaliland we ethinic somalilanders.
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super
- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
The_Emperior5 wrote:Timo_Case wrote:Ethnic means dadka dhulka u dhashay boonkaad tahay dhakada ka wa$e![]()
![]()

Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
loooooooooooool @ ethnic somalilanders.The_Emperior5 wrote:whats so funny These Are Ethnic somailanders who are also Djiboutian
is this how they isaaq these days

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
Malukumawd your an Ethnic somalilander to even if you are suju from kenyamalakumod wrote:loooooooooooool @ ethnic somalilanders.The_Emperior5 wrote:whats so funny These Are Ethnic somailanders who are also Djiboutian
is this how they isaaq these days

Re: Ethnic Somalilanders in Djibouti investing in their home
sxb im a ethnic somalia and im a national of somalia thus waxaan aha oo kaliya soomaali
p.s aflagadada jooji miyeeynu is cayna maxaad somalilander iyo waxaan jirin igu sheegi
mid kale qabiilka iyo qaranka kala baro. somaliland waa qabil, qabilna qaran iyo nationality midna ma noqdo

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 624 Views
-
Last post by original dervish
-
- 55 Replies
- 4958 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 370 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 29 Replies
- 4783 Views
-
Last post by MALMAHA
-
- 4 Replies
- 862 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 3 Replies
- 822 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 1289 Views
-
Last post by labo22
-
- 31 Replies
- 4056 Views
-
Last post by labo22
-
- 67 Replies
- 5003 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 37 Replies
- 16590 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer