Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by grandpakhalif »

Image
Image

Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka, aqoonyahanka, dhallinyarada iyo haweenka Jaaliyadda beesha Tanada Daarood (Leelkase) ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay shalay galinkii dambe magaalada Mairobi, kaasoo lagu muujinayey sida beeshu u diidan tahay, una cambaareyneyso hadal ka soo yeeray dhawaan madaxweynaha maamul goboleedka Puntland.

Halkan ka daawo qaar ka mid ah masawirada Shirka beesha Tanade Daarood (Leelkase) oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Kulanka ayaa loo qabtay in la cambaareeyo, lana qeexo in hadal aan loo dhameen uu yahay khudbaddii dhawaan uu madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ka jeediyey magaalada Garowe kuna sheegay in wasiirada ka soo jeeda Puntland ee ku jira xukuumadda cusub ee ra’iial wasaare Farmaajo laba kamid ah laga bililiqeystay oo aanay Puntland matalin, ahaayeena rag xafiiska madaxweyne Shariif ka shaqeynayey oo sidaas xilalka ku helay.
War saxaafadeed kulan laga soo saaray oo warbaahinta loo qeybiyey ayaa lagu yiri:-

”Waxaan aad uga xunahay, kana soo horjeednaa hadalkii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Puntland,kaasoo ku aaddanaa magacaabista golaha wasiirada ee DFKMG ee Somalia, sidaad ka warqabtaan waxaa uu madaxweyne Faroole ka biyo diiday qaar kamid ah xubnaha golaha wasiirada, gaar ahaan saamiga ku soo aaday beelaha Puntland.isagoo kiu tilmaamay in wasiiradii Puntland uu dhabarka u riday madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, islamarkaana saddexda wasiir ee Puntland malaleysay uu laba kamid ah ku sifeeyey in aysan Puntland matalin, taasoo gef iyo sharaf ku dhac ku ah jiritaanka, amniga, xasiloonida iyo wada-noolaashaha beelaha walaalaha ee ku dhaqan Puntland, gaar ahaana beesha Leelkase oo marnaba aan qaadan karin gefkaas”.

”Waxaan aad uga xunahay in uu hoggamiyaha dowladda Puntland sameeyo nin jecleysi, islamarkaana kala fadhilo mas’uuliyiinta u wada dhashay gobolada Puntland oo qaarkoodna uu ku tilmaamo in ay matalaan gobolka, qaar kalana yihiin wiilal yaryar oo xafiiska madaxweynaha ka shaqeynayey”.
Beesha Tanade Daarood waxay ku eedeysay madaxweyne Faroole in hadalkiisa uusan wax la tashi ah kala sameyn beelaha dego Puntland, kuna fududaatay oo uusan warkaasu aheyn mid laga fiirsaday.

Waxay ku baaqday beeshu in laga shaqeeyo jiritaanka iyo midnimada beelaha ku wada nool Puntland, lana ilaaliyo wax wada-qabsiga, dareenka siyaasadeed, midka dhaqaale iyo bulsho.

Caaqil Bashiir Maxamed Jaamac oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in shakhsi maskax fayow aysan ka soo yeeri karin hadal lamid ah kan madaxweynaha Puntland, waxayna si deg-degga ah uga codsadeen in uu raalli gelin ka bixiyo ka beel ahaan maamulka puntland xubno sarsare ayaan ka haynaa waana ku qanacsanahay Xukuumada Cusub ee dowlada Somalia ayuu uu yiri Caaqil Ciraan Cir.

Dhinaca kale ayaa waxaa ku hadashay afka Haweenka ganacsada beesha Tanade darood ee dalka Kenya Xasna Xaashi Jaamac waxeyna hadalkeeda ku bilowday ”Puntland annagaa dhisnay, annagaana Faroole meesha keenay, haddii rabitaanka shacabka uu ku shaqeyn waayo waan ka qaadaneynaa waajibaadkii aan u dhiibnay waxaa soo dhaweyn balaaran u haynaa ra’isal wasaraha cusub anagoo si buuxda kalsoon sababtoo ah waa nin aqoon buuxda uleh maamul wanaag iyo soo dhisitaanka xukuumada uu soo magacaabey.
xafladaan ayaa laga soo saaray qoraalka magacyadaan..

Caaqil Bashiir Maxamed Jaamac
Siyaasi Cabdirashiid Xaashi
Ganacsade Yaasiin Axmed Xaaji
Dr Beyle Warsame Cagoole
Nabadoon Faarax Camey
Cabdisamad Axmed Jaamac (Giir)
c/wahaab qaasim axmed
Siciid muse niir
Muse c/raxmaan (qalcad)
C/laahi maxamad nuur
Xasna xaashi jaamac
Hodan cali madow
Xaawo c.dillui shire
Xaawo xarawaa
Jamiilo arbaca raas
Nasteexo cadooyo
Burhaan jaamac dheere
Faadumo qurux cilmi
Sundus c/risaaq cilmi
Xaawo caamir
Nadiifo caamir
Laylo muuse (dhagay)
Khadiijo bashiir
Faadumo yaasin
Jamiilo yaasiin
Xaawo maxamed guraase
Sahro cabdi cali
Mulki shuuriye
Sahro maxamuud maxamed
Qamar c/laahi xaashi
Yaasmiin maxamuud bayle
Ashwaaq cabdi yuusuf
Najax cabdi axmed
Suleekho maxamud cilmi
Nateexo axmed xassan
Fartuun maxamed
iyo kuwa kale

Munaasabadaan oo aheed mid aad ubalaaran laguna tageerayo ra’iisal wasaaraha Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo iyo xukuumada uu soo dhisay ayaa ku soo aadayso xili qilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay xirirka Dowlada Somalia iyo Maamulka puntland.

Canab Cabdi Axmed, Nairobi-Kenya.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by The_Emperior5 »

what does this laangaab clan want , they only have 4 members in the parliament of bintiland maxay rabban ma inay galmudug ku biiraan :lol:
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by SultanOrder »

The_Emperior5 wrote:what does this laangaab clan want , they only have 4 members in the parliament of bintiland maxay rabban ma inay galmudug ku biiraan :lol:
waraa how big is leelkase? compare them to another tribe
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by The_Emperior5 »

Perfect_Order wrote:

i dont know sheikhaal i think
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by SultanOrder »

The_Emperior5 wrote:

why are they so small illeen waxay la simanyihiin sade iyo kablalax. Dagaal ma galaan, maxaa lo yaqaan, siyasada waawayn ma ka qayb galaan?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by The_Emperior5 »

well they live in a district in galkacyo and a small town called goldogob they are not that big , Maya siyadada kama qeyb gallaan in puntland they are one of the minoroty clans leelkase and carab salaax have the same right
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by SultanOrder »

hmm waan gartay
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by grandpakhalif »

The_Emperior5 wrote:well they live in a district in galkacyo and a small town called goldogob they are not that big , Maya siyadada kama qeyb gallaan in puntland they are one of the minoroty clans leelkase and carab salaax have the same right
What is this retard talking about Xamud told me that Leelkaase is same size as HA, thats langaab compared to Darod but not you.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by The_Emperior5 »

grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote:well they live in a district in galkacyo and a small town called goldogob they are not that big , Maya siyadada kama qeyb gallaan in puntland they are one of the minoroty clans leelkase and carab salaax have the same right
What is this retard talking about Xamud told me that Leelkaase is same size as HA, thats langaab compared to Darod but not you.

i think leelkase is the seize of Sheikhaal my friend if you want to compare them with an isaaq subclan i think of ayub :lol:
there are 17 habar awal members in Somalinet and one Leelkase in the history of Somalinet while there are 2 ayub guys on snet :lol: :lol:
User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by kismayogedojubaland »

Leelkaase waa geesiyadyal :up: them & Wagardhac Mareexaan Liberated Galkacayo & Mudug from Hutus USC
qardasay
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 745
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by qardasay »

Horta Leelkase waa average size of Clan.

population oo ah uncivilized ignorant savages miyaa wax taraya? How do a small number of Jews control a large number of Banks, Universities, U.S. Congress & White House

Bal fiiri stupidity of Isaaq they revolted in 1980-ies, they continue to isolate themselves from other Somalis hada cuqdad iyo ciil dartiis ay ka keentay heer ay nacaan somalinimo

laangab waxaa ka daran stupidity. :down:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by Monk-of-Mogadishu »

Emperior calling someone a laangaab. :lol:

Can someone find the irony in this?

HINT: You can fit his entire clan on a 5-acre farm and still have space.
User avatar
D-Runner
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1293
Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
Contact:

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by D-Runner »

grandpakhalif wrote:Image
These elders have Puntland's flag flying high on the the background and yet this idiot nicknamed "grandpakhalif" wants us to believe they are against Faroole politics. Hooyada dhagada ka wase next try not to contradict yourself in your own post.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by FBISOMALIA »

D-Runner wrote:
grandpakhalif wrote:Image
These elders have Puntland's flag flying high on the the background and yet this idiot nicknamed "grandpakhalif" wants us to believe they are against Faroole politics. Hooyada dhagada ka wase next try not to contradict yourself in your own post.
man he dont believe it let him dream looooool

leelkaas are part of puntland viva puntland :som: :up:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Leelkaase oo ka horjeeday siyaasada Faroole

Post by grandpakhalif »

Apparently you guys are Somali illiterate
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”