Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Post by ChiefAaqil »


Suldaankii Beesha Cali Saleemaan Suldaan Ciise Cali Nuur Oo Caawa Fidkii Lagu Toogtay Boosaaso

http://www.galdogobtimes.com/index.php? ... &Itemid=31

Saturday, 20 November 2010

Boosaaso - Gobolka Puntland State oo Beryihii ugu danbeeyey ay ka jireen dilal qorshaysan oo lagu khaarajinayo dadka magaca maamuska ku leh mandiqada ayaa caawa fiidkii Mid ka mida Salaadiinta Gobolada Barri ee Puntland ay kooxo dhagar qabayaal ah oo hubaysani si waxshnimo ah ugu dilleen bartamaha magaalada Boosaaso.

Suldaankan oo ka mid ahaa isimada ugu xushmada badan gobolkaa oo lagu magacaabi jirey Suldaan Ciise Cali Nuur ayaa ahaa nin qaban jiray hawshi beeldaajinimada beesha ma daama odagi beeldaajaha u ahaa beesha horay u geeriyooday wiilkiisa dhaxlayna uu yahay nin da' yar .. Marxuumka suldaan Ciise maal-mahaan dambe waxuu qayb weyn oo nabadeed ka qaatay beelihi Cali Saleemaan iyo Cali Jabraaiil oo is ku dhacay isagoo muujiyey karti iyo sharaf uu ku dhexdhexaadiyey labadaas beelood dirirtu dhex martay .

Sida la sheegay marxuumka waxaa dilay laba nin oo hubaysan goor uu ka soo baxay masjidka Aqsa salaadi cishaha oo aad ugu qabsanaa xaafadiisa, Sida ay carabka ku dhufteen dad goobjoog ahaa waxay tilmaameen in ragga dilay Suldaanka ay ahaayeen labo nin oo ku hubeysnaa bistoolado oo u muuqday in ay saacado badan ku daba jireen Suldaanka.

Ciidamada Booliska ayaan wax war ah weli ka soo saarin Cid ay u qabteen dilkan, walow ay Ciidamo fara badan soo gaareen goobta uu dilka ka dhacay .. Dilka Suldaanka ayaa imanaya xilli Maamulka Puntland uu muujinayay in xal laga gaaray dilalka qorsheysan ee xilayada Fiidkii ah lagu fuliyo dadka wax garadka ah, kaasoo badaanaaba ka dhaca magaalada Boosaso.
Galdogob Times News Desk
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Post by quark »

very sad news, puntland leaders should work hard to stop this killings from both sides. AUN suldanka we dont need shit like this in our teritories.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Post by FBISOMALIA »

really im sad to what happen to our chief clan .... and the killer will break our mj unite :som: :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Post by quark »

FBISOMALIA wrote:really im sad to what happen to our chief clan .... and the killer will break our mj unite :som: :up:
Dont worry bro, no one is going to tear us apart inshallah. its unfortunate we somalis resort to the gun as first option instead of talking about our problems. mj :up: :som: :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Post by FBISOMALIA »

quark wrote:
FBISOMALIA wrote:really im sad to what happen to our chief clan .... and the killer will break our mj unite :som: :up:
Dont worry bro, no one is going to tear us apart inshallah. its unfortunate we somalis resort to the gun as first option instead of talking about our problems. mj :up: :som: :up:
sorry imake mistake imean no one can brake our unity :up:
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Post by ChiefAaqil »

sxb, their aint no unity in Puntland, specially in Bosasso subclans are targetting eachother.

Do you know how many MP's, Head's of Police, Clan leaders, businessmen and even Ministers have been killed in Bosasso's???

And for what? and why?
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Breaking News: Clan leader assassinates in Puntland

Post by FBISOMALIA »

ChiefAaqil wrote:sxb, their aint no unity in Puntland, specially in Bosasso subclans are targetting eachother.

Do you know how many MP's, Head's of Police, Clan leaders, businessmen and even Ministers have been killed in Bosasso's???

And for what? and why?
are you think puntland like the south somalia about 20 years their fighing for useless thing

if war happen in puntland like the south that time we will say their is no unity

but we know some lanqaab ppl want to make the place war zone after they fail in atom card

as puntlander death is something happen if they kill one ismo we can replace him by 100 ismo from ourside

im proud that our unity is the most importent that keep puntland one nation

thats way ifeel sorry for them that their plan is fail

bad propaganda from lanqaab ppl :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”