Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Moderator: Moderators
Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Whats this all about?
Siilaanyo Iyo Cismaan Kalluun oo London mar soo wada gaadhay, Iyo Cali Khaliif
Oo Ay Isugu Yimaadeen
Written by Qaran news
Nov 20, 2010 at 07:36 PM
London (Qaran news)-Cismaan Jaamac Cali (Cismaan Kalluun) oo ah siyaasi u dhashay Somaliland, balse aaminsan nidaamka Federaalka Somaaliya, ayaa isaguna soo gaadhay magaalada London kadib markii uu muddo toddobaado ah si sharci-darro ah ku joogay dalka Somaliland iyo magaalada Hargeysa. Sidaan wararkii hore ku soo sheegnayna waxa isaguna maanta London soo gaadhay Madaxweynaha Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamud 'Siilaanyo' oo ka soo kicitimay Hargeysa soona maray waddanka Itoobiya.
Siilaanyo iyo Kalluun dhowaan ayay si gaar ah DJabuuti ugu wada kulmeen markii Siilaanyo booqday dalka DJabuuti taas oo kulankaas ka dib Cismaan Kalluuna Hargeysa iyo Somaliland yimi inkastooy aanay Xukuumaddu waqtigaas marqudha ka hadal joogitaanka Ciamaan Jaamac ee sharci-darada ah. Qaar ka mida Xisbiydda Mucaaridka ah, Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE, siyaasiyiin iyo qaar ka mida Culimo Aw-diinka waa wayn ee Magaalada Hargeysa ayaa arrintaa aad uga xumaaday kana hadlay joogitaanka Kalluun.
Si kastaba ha ahaatee, waxa maanta ku wada sugan Siilaanyo iyo Kalluun oo sida wararku sheegayaan la filaayo inay kulammo iyo shirar kale ku wada yeelan doonaan London oo labadoodaba degaan u ah.
Dhanka kalena warka ayaa sheegaya in siyaasiga kale ee reer Somaliland ee ay Cismaan Kalluun isku mawqifka yihiin ee Somaliweynta u ololeeya , Dr Cali Khaliif Gallaydh uu isna London ku sugan yahay. Waxa la sheegayaa inay Siilaanyo iyo Kalluun ku wada kulmi doonaan London oo ka wada hadlaan arrimo badan oo ay ka mid yihiin colaadda ka oogan hareeraha Buuhoodle iyo bariga Somaliland.
Cali Khaliif ayaa todobaadkan waraysi uu siiyay saxaafada waxa uu amaanay socdalka uu Cismaan Kaluun uu Hargysa ku tagay isaga oo sheegay in madax kale oo aaminsan fikrada Somaliweyn ay tagi doonaan Hargysa taasina ay u ololaynayaan in Hargysa lagu qabto shir Somaliweyn dib la doonaayo in mustaqbalka dhow la isugu keeno, taasi oo uu ka gaabsaday xiliga la qaban doono, Cali Khalayf Galaydh ayaa aad u amaanay oo soo dhaweeyay talaabooyinka uu madaxweynaha cusub mr Siilaanyo uu qaaday ee ah sidii umada Somaliyeed ee walaalaha ahi isugu soo dhawaan lahayd.
Waxana uu aad u amaanay xidhiidhka Somaliland iyo Puntland oo uu ku tilmaamay mid guul ah oo ka wanaagsan xidhiidhadii maamuladii hore ee Somaliland iyo Puntland ka wanaagsan, taasi oo uu sheegay in ay tahay talaabo wanaagsan oo hore loo qaaday, waxana hada lagu wadaa in kulamo xasaasi ah ay madaxweynaha Somaliland iyo kooxdan aaminsan midowgii Somaliweyn oo inbadan dibad wareegayaal ahaa lakiin uu madaxweynaha cusub uu ooda ka qaaday in ay soo galaan dalka.
Wixii warar ah ee ka soo kordha booqashada Siilaanyo, Kalluun iyo joogitaanka Gallaydh magaalada London isha ayaan ku hayn doonaa waana idinla socod siin doonaa haddii allah ka dhigo.
Qaran news

Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
this is propaganda
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
it says kaluun was in london when siilaanyo was in adis ababa and cali khalif galaydh was there before him , i dont know if siilaanyo and galaydh talk but they obviously know each other Galaydh was in burco 1991 he was in 1993 in borama. Any how dont take qudhunnews serious they are udub supporters so marba wax bay isku ge geyaan 

Last edited by The_Emperior5 on Mon Nov 22, 2010 12:31 pm, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Silaanyo dont have time for this fools, his staying in 5 star Hotel in Central London, meeting up with the somaliland community in London 

Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Yeah I hope it's true and Cali Khalif Galaydh siyaasada Somaliland ku biro. 

Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower

What happened to meeting with UK Prime Minister?LiQaaye_TDH wrote:Silaanyo dont have time for this fools, his staying in 5 star Hotel in Central London, meeting up with the somaliland community in London

He's ONLY meeting up with his Isaaq clansmen.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
He will meet with Ministers, and Mp's from the British Goverment, but not the Prime Minister at this present moment 

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
At this moment?LiQaaye_TDH wrote:He will meet with Ministers, and Mp's from the British Goverment, but not the Prime Minister at this present moment

He will meet with UK's humanitarian crises agency to ask for money.

Ceebey Ceeb !

Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Not possible. Kaluun = Pro Somaliweyn , Anti SSC. While Siilaanyo is Pro Somaliland , Anti SSC. They don't have much in common with Galaydh who is one of the financers of SSC militia.
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Kalluun = Pro-SSC, Pro-Puntland, Pro-Maakhri, Pro-Awadland, Pro---any Regional State that wants a UNITED SOMALIASiciid85 wrote:Not possible. Kaluun = Pro Somaliweyn , Anti SSC. While Siilaanyo is Pro Somaliland , Anti SSC. They don't have much in common with Galaydh who is one of the financers of SSC militia.

Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Do you have proof pinkyboy that his Pro SSC? Kaluun might be Somaliweyn believer but he does not support the destruction and killing of the people of Somaliland. Wa nin aqli leh. That is why nobody bothered him when he came to hargeysa.
Last edited by Siciid85 on Mon Nov 22, 2010 1:12 pm, edited 1 time in total.
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Since when did SSC's agenda was to kill Isaaq?Siciid85 wrote:Do you have proof his Pro SSC? Kaluun might be Somaliweyn believer but he does not support the destruction and killing of the people of Somaliland. Wa nin aqli leh.

SSC = SOOL, SAANAAG, CAYN. They are Dhulbahante, who are fighting for the right to administer THEIR states..THEIR territory...THEIR people...THEIR LAND !
SSC are not fighting for a control over Burco or Hergeisa.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Siilaanyo, Kaluun and Galaydh in London...
Liqaaye...have you been to see odey silaanyo yet? 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 806 Views
-
Last post by budnacab
-
- 13 Replies
- 2562 Views
-
Last post by Dhuloxking
-
- 28 Replies
- 2754 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 10 Replies
- 1244 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 581 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 5 Replies
- 875 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 2 Replies
- 470 Views
-
Last post by DatBreh
-
- 12 Replies
- 1250 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 130 Replies
- 28727 Views
-
Last post by waryaa