Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntland

Post by KyrieJama »

Image

Hargeysa,(lasanod Online)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Cismaan Garaad Soofe ayaa Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa..

Digniin ugu jeediyay Siyaasiyiin iyo Maleeshiyo oo uu ku tilmaamay inay ka soo jeedaan Puntland iyo SSC oo uu sheegay inay wadaan dhaqdhaqaaqyo ay ku Carqaladaynayaan dadaalada ay Madax-dhaqameedyada labada Beelood ku doonayaan inay ku heshiisiiyaan Beelaha walaalaha ah.

Wuxuuna Xukuumadda Itoobiya ka codsaday inay kala shaqayso sidii ay uga hortagi lahayd kooxahaas, haddii ay isku dayaan inay talaabo qaadaan taasoo uu sheegay dhinaca Somaliland inay Ciidamadoodu qabaan Amar cad oo ah inay ka hortagaan, waxaanu xusay Codsigaas Itoobiya inay ugu dirayaan si aanay kooxahaasi Xudduudooda ugu gudbin.

Cismaan Garaad Soofe waxuu Tacsi u diray eheladii dadkii ku dhintay dagaaladii Kalshaale ka dhacay oo uu sheegay inay ahaayeen kuwo ay dhalisay fidno ka kacday degsiimo halkaasi laga sameeyay, isagoo labada Beelood ee Dagaalku dhexmaray u soo jeediyay inay Aqbalaan go’aanada Ergooyinka.

Waxuuna Mahadnaq balaadhan u soo jeediyay ilaa hada sida ay wax u socdaan oo uu sheegay in dagaal danbe inuu dhaco la xakameeyay, waxuu kaloo mahadnaq u soo jeediyay labada beelood sida ay u aqbaleen in wadahadal lagu dhameeyo dhacdadaas.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by The_Emperior5 »

he is right labbada beelood eeh axmed garaad iyo salamadow ba heshinaya wax kooxda khusuusiga iyo Bintiland u taal meesha ma jirto
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by malakumod »

this retarded imbecile should return to saling out of date medicine in his stall in mubaarak pharmacy instead of talking out of his ass :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by LiQaaye_TDH »

walle Reer SSC Caadi Maha... From Puntland-Somaliland, SSC, NSUM, TFG, Al-shabaab, Xisbul Islaam, and they also support Ahlo-sunna, Waamo :?
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by KyrieJama »

Malakumod, A man selling potatoes can move up in this world don't hate congratulate :up:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by Knight of Wisdom »

malakumod wrote:this retarded imbecile should return to saling out of date medicine in his stall in mubaarak pharmacy instead of talking out of his ass :up:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by The_Emperior5 »

Malukumawd xaglatoosiye was a Nurse in a maternity hospital in Ohio Colombus and a part time babysitter and now he runs a jabhad between the border of somaliland and Ethiopia :lol:

Cismaan garaad soofe comes from the garaad lineage and form a well known family in somaliland
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by Executive »

The_Emperior5 wrote:Malukumawd xaglatoosiye was a Nurse in a maternity hospital in Ohio Colombus and a part time babysitter and now he runs a jabhad between the border of somaliland and Ethiopia :lol:

Cismaan garaad soofe comes from the garaad lineage and form a well known family in somaliland


Xaglatoosiye is a businessman and self-made millionaire. Who built Buuhoodle hospital again?
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Cisman Garad Soofe oo digniin uu jeediyay SSC and Puntla

Post by Knight of Wisdom »

Executive wrote:


Xaglatoosiye is a businessman and self-made millionaire. Who built Buuhoodle hospital again?
:up: :up: :up: :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”