Baaq ku wajahan dhacdadii Taleex

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Baaq ku wajahan dhacdadii Taleex

Post by KyrieJama »

BAAQ:- Assalaamu Caleykum, Annaga oo ah Jaaliyadda Maxamuud Garaad Bari ee Dalka U.K. waxaannu halkan ku soo gudbinaynaa:-

Tacsi ku socota Qoysaskii ay ka dhinteen raggii ku Geeriyoodey Soolka Taleex, Duco ku socota ragga Dhaawaca ah iyo Talo ku socota ragga Dhulkii jooga ee ay taladu gacanta ugu jirto,

Ragga dhintay waxaannu leenahay ilaahay ha u naxariito ehelkii ay ka tageenna ilaah sabir iyo iimaan ha ka siiyo (Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun), Ragga dhaawaca ahna ilaah Caafimaad sariic ah oo dhammaystiran ha siiyo, Dhibtna ilaah intaas ha inakaga joojiyo aammiin,

Soomaalidu waxay tidhaahdaa:- (Nin kaa weyn wax looma sheego, Nin kaa dheerna wax lama tuso) Waxaannuse Waxgaradka Dhulkii jooga ka codsanaynaa inay gutaan waajibka ka saaran xallinta dhacdadan naxdinta leh, Waa arrin la idinkula xisaabtami doono Aakhiro iyo Adduunba, Sidaa awgeed waxaannu idinku boorrinaynaa annaga oo idinku barbar taagan inaad nabadda iyo xasiloonida dadka dhexdiisa ah ka shaqaysaan taxadder badanna ka muujiya si aanay Shilkan usii hurin Wax ma garadka iyo Shaydaanku oo aanay dhib kale usii kordhin,

Waxaannu ammaan iyo mahadnaqba usoo gudbinaynaa dhammaan intii hawshan wax ka qabashadeeda ka qayb qaadatay khaasatan Wax garadka ka kala gurmadey meelo badan oo ay ka yihiin:- Awrboogays, Xuddun, God’aalo, Carrooley, Tukaraq, Taleex, Laascaanood iyo Garoowe,Iwm.

1. Aadan Garaad Muxamed Garaad Maxamuud

2. Caaqil C/risaaq Muxamed Xasan Falaalug

3. Wakiil Caaqil Muuse Cali Koore

4. Wakiil Caaqil Maxamuud C/kariim Xasan

5. Wakiil Caaqil Cabdillaahi Cabdi Aabi

6. Wakiil Caaqil Axmed Cabdi Madoobe

7. Wakiil Caaqil Cabdigodob Aadan Cadde

8. Wakiil Caaqil C/rashiid M. Xasan Basbaaso

9. Guddoomiyaha Jaalidda U.K. Axmed M. X. Falaalug

10. Guddoomiyaha Jaaliyadda Birmingham C/kariim Faarax Dhaaye

11. Guddoomiyaha Kaafi Community Axmed Diiriye Muxamed

12. Oday Xasan X. Cilmi Samatar

13. Oday Axmed Cali Askar

14. Oday Nuur Xasan Falaalug

15. Oday Xuseen Ismaaciil Waraabe

16. Oday Axmed Geelle Xuseen

17. Oday Maxamuud Saalax Afweyne (Faanfaanni)

18. Oday Cismaan Jaamac Gaafaadhi

19. Oday Aadan Daahir Afqudhac

20. Oday C/raxmaan Cabbaase Axmed

21. Oday Carab Cilmi Ciid

22. Oday Cabdillaahi Sugulle Biryar

23. Oday Jaamac Xirsi Maxamuud

24. Oday Faarax Xuseen Cagjar

25. Oday Axmed Cabdi Nuur (Raanguunni)

26. Oday Maxamuud Aadan Garaase

27. Oday Xasan Cali Shire

28. Oday Cali Muxamed X. Saalax (Isbarriije)

29. Oday Axmed Cali Koore

30. Dr. Ibraahim Cali Koore

31. Dr. C/kariim Ibr. Ciise Giriig

32. Suleymaan Cabdi Madoobe

33. Xasan Axmed Ciise (Qase)

34. Bashiir Yuusuf Aadan Bowkax

35. Axmed M. Cabdi Geelle

36. Axmed Ismaacii Waraabe

37. Cali Jaamac Dalmar (Baaderi)

38. Cali Xaaji Cabdi Barre

39. Axmed Muxamed Cali Geydh

40. Yuusuf Xasan Naallaye

41. Cabdi Siciid Cabdimadoobe

42. Muxamed Ciise Darmaan

43. Ismaaciil Ibraahim Ducaale Aftaag

44. Axmed Khaalid Cismaan (Gadhdeebaaq)

45. Maxamuud Ibraahim Xaaji

46. Muxamed Faarax Abbokor

47. Muxamed Cabdi Xuseen

48. Siciid Cismaan Muuse

49. Jibriil Muxamed X. Saalax

50. C/rashiid Jaamac Oogle

51. Xasan Muxamed Warsame

52. Ibraahim Muxamed Aadan

53. C/naasir Axmed Dabayl

54. Mustafe Siciid Cabdimadoobe

55. C/raxmaan Cambaashe Cilmi

56. Yaasiin Iidaan Aadan Cadde

57. Sh. Kayse Suleymaan Darwiish

58. Sh. Faarax Muxamed Warsame

59. Sh. C/semed Axmed Dabayl

60. Jaamac Muxamed Warsame

61. Sh. Axmed Iidaan Aadan Cadde

62. Sh. Casiis C/qaaddir Juqux

63. Xasan Cabdillaahi Gufure

64. C/salaam Suleymaan Muxamed

65. Aadan Cali Ducaale Laanta hawada

66. Jaamac Diiriye Muxamed

67. Muxamed Cabdillaahi Gufure

68. Rashiid Soodhac

69. Mukhtaar Siciid Cabdimadoobe

70. Eng. C/rashiid Yuusuf Ismaaciil

71. Axmed Maxamuud Dhiillood

72. Cabdidhuub Caydiid Calishire

73. Aadan Cabdillaahi Shire Timajilic

74. Muxamed Xasan Daahir

75. Cabdinaasir Cali Shube

76. Ibraahim Jaamac Abtiile

77. Ibraahim Muuse Ciise

78. Ibraahim Caydiid Diiriye

79. Maxamuud Shariif Axmed

80. Cali Cashuur Cumar

81. Siciid Ibraahim Ducaale Aftaag

82. C/risaaq Faarax Waayeel

83. C/rashiid Muxamed Xasan Falaalug

84. C/semed Xuseen Dhahar

85. Cabdillaahi Aadan Ciisetoohe

86. Fu’aad Jaamac Saleebaan

87. Siciid Mux’ed Ismaaciil Fiingar

88. Mustafe M. Cali (Dhegamadoobe)

89. Cabdilaahi X. Cabdi Maxamuud

90. Muxiyaddiin M. Cali (Dhegamadoobe)

91. Siciid Maxamuud Cali

92. Jaamac M. C. Geelle

93. Cartan Aadan Cartan

94. Khaalid Muxamed Geydhe

95. Kayse Cumar Xuseen

96. Faarax Aadan Dubbad

97. Maxamuud Yaasiin Muxamed

98. Sh. Cabdillaahi M. Xasan Falaalug

99. Sh. Yuusuf Xasan Warsame

100. Xasan Muxamed Jaamac (Walalac)

101. Mubaarak Axmed Cabdi

102. Maxamuud Aadan Dubbad

103. Cabdirisaaq Aw Cali Shire

104. C/raxmaan Muxamed Cawil

105. Kamaal Muuse X. Diiriye

106. Raage Ibraahim Ducaale Aftaag

107. Fu’aad Caarshe Cabbaase

108. Saalax Cige Cali

109. Cabdillaahi Sulub Cajeb

110. Siciid Salaad Warsame

111. Axmed Cabdillaahi Macallim Xirsi

112. Maxamuud Cabdillaahi M. Agoon

113. Mukhtaar Yaasiin Aw Cali Shire

114. Faysal Ibraahim Ciise Giriig

115. Cali Muuse Carraale

116. Muxamed Caarshe Cabbaase

117. Mawliid Yaasiin Calishire

118. Muuse Aadan Cartan

119. Xasan X. Cabdi Maxamuud

120. C/raxmaan Ismaaciil Muxamed

121. Cali Cumar Caarshe

122. C/raxmaan C. Cumar Dalmar

123. Muxamed Saalax Warsame

124. Muxamed M. Aadan Garaase

125. Cabdillaahi Aadan Cali

126. C/xakiim Aadan Geelle (Galaal)

127. Axmed Cabdi Huruuse (Jirikaan)

128. Cabdikhadar X. Yuusuf Ismaaciil (Guurreeye)

129. Axmed Cabdi Muxamed Hindi

130. C/raxmaan Jaamac Mire

131. Ibraahim Yuusuf Mire

132. Yuusuf Cabdi Takar

133. Cabdikariim Muxamed

134. Farxaan Haybe M. Agoon
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Baaq ku wajahan dhacdadii Taleex

Post by udun »

Samiir iyo iimaan Alle ha siiyo eheladii ay ka geeriyoodeen 3dii nin ee dhintay collaadana Alle ha qaboojiyo.

Laakiin mid baa laga tegayaa oo ah wax Allaale wix dhulka baabi'iniya oo dhirta jaraya oo gubaya waa in lala dagaalamaa oo aan loo kala hadhin. Dhulkii baa ba'ay oo roobkii baa la waayey oo dadkii abaar baa lagu saliday nimankii dhirta jarayana waxba laga qaban maayo markii la laayona dadkii baa isku dhacaya. Waar dawladii Soomaaliyeed maxay culays ku gudbanayd :idea:

Alle aan ka barino in dadkaas collaadooda kala qaboojiyo oo aan wax danbe isku dhimaan. Aamiin.

Correction: dhacdadu Sarmaanyo dusheeday ka dhacday ee kama dhicin Taleex.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Baaq ku wajahan dhacdadii Taleex

Post by KyrieJama »

Samir iyo imaan eheladi iyo illahi ha uu naxaristo 3dii marxum, iyo dadka deeganka ciqaab aan diil ahayn dhuxuleyashta ha ku xakimeyaan.

Waa runta Udun oo dhulka abaar ba'an ba ka jira, dhirta qoyana wa la jaraya dadka deeganka inay illaliyaan weeyaan.
ShirShoore7
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 883
Joined: Fri May 21, 2004 7:00 pm
Location: Kismaayo

Re: Baaq ku wajahan dhacdadii Taleex

Post by ShirShoore7 »

allaha u naxariisto kuwii dhintay, allaha kala qaboojiyo reer taleex & sarmaanyo waa dad walaalo ah. Wixii dhulka marinaya waa in laga soo horjeestaa. Loss of dhir=no grazing=dead animals=malnutrition & dead people. Meesha abaar ba'an baa laga soo sheegaya dhir la gubaana looma baahna siiba wakhtigan.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Baaq ku wajahan dhacdadii Taleex

Post by samadoon-waaxid »

samir iyo imaan dhamaan eheladii,kuwii dhintay janada ilaahey ka waraabiyo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”