Xaabsade calls for peace between the people of gobolka cayn

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Xaabsade calls for peace between the people of gobolka cayn

Post by The_Emperior5 »

Siyaasiga Xaabsade Oo Ku Tilmaamay Dadkii Ku Dhintay Dagaalka Kalshaale Kaa Dhimay Oo Kugu Dhimay

“Waxaan Ugu Baaqayaa Beelaha Walaalaha Ah Waar Tolow Colka Jooja,” Axmed Cabdi Xaabsade

Hargeysa, November 21, 2010 (Haatuf) - Siyaasiga Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) oo ka mid ah siyaasiyiinta waaweyn ee kasoo jeeda gobolka Sool, ayaa ku tilmaamay dagaalkii dhex maray Salaasadii todobaadkii hore beelaha Qori-lugud iyo Buuhoodle ee khasaaraha dhimashadu ka dhacday kaa dhimay oo kugu dhimay, isagoo intaa ku daray in beelaha walaalaha ahi aanay ku kicin mar kale dagaalo dad kale ku dhintaan.

Siyaasiga Axmed Xaabsade waxa kale oo uu hogaan dhaqameedka labadaasi beelood usoo jeediyay inay u dhago-nuglaadaan ergada madaxdhaqameedyada ee dadaalka u galay daminta colaadaasi, isagoo dhinaca kalena ku baaqay in laga ilaaliyo wixii siyaasad ah ee wax u dhimi kara, soona jeediyay in hab-dhaqan lagu dhameeyo wixii dhibaato ah ee ka dhacay colaada ka aloosan deegaanka Kalshaale.

Xaaji Axmed Cabdi Xaabsade waxa u sidaasi ku sheegay mar uu xalay wargeyska Haatuf khadka Telephone-ka ugu waramayey isagoo wakhtigan xaadirka ah ku sugan Caasimada Hargeysa.

Isago ugu horayn ka hadlaya baaqiisaana waxa uu yidhi “Waxaan marka hore tacsi u dirayaa eheladii ay ka geeriyoodeen dadkii ku dhintay iska horimaadkii dhexmaray labad beelood ee walaalaha ah intii ku dhaawacantayna waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu u fududeey. Run ahaantii waxaan u arkaa dagaalkaasi dhex maray labadaa beelood ee walaalaha ah ee isku abtiga ah iyo Seediga ah dadkii ku kala dhintayba Kaa dhimay oo kugu dhimay, waxaanan ugu baaqayaa inaan wax kale lagu darin wixii dhacay, islamarkaana la soo afjaro lana wadahadlo xabada iyo hubkana la dhigo waxba tari mayso, dadkiina dagaalamayaana waxaad tihiin dad aan kala maarmi Karin oo isku deegaan kaliya wada degan colaada sokeeyana waa maradaa kugu gubatay, xalkuna waxa uu ku jiraa in labadaa beelood wada hadlaan hogaan dhaqameedkuna dhex galaan oo arrin dhaqan lagu dhameeyo wixii dhacay’

Mar uu ka hadlayay madaxdhaqameedyada beelaha kale ee Somaliland ee ergada nabad raadinta ah ugu baxay deegaanka Kalshaale ee colaadu ka dhacday iyo degmooyinka Qori-lugud iyo Buuhoodle waxa uu yidhi “Madaxdhaqameedyada ugu kicitimay deegaanadaa Qori-lugud iyo Buhoodle ee isku xilsaaray deminta colaadaasi waan soo dhawaynayaa waxaanan labada beelood ee walaalaha ah ugu baaqayaa inay u hogaansamaan ergada dhexdhexaadinta ah ee talooyinka ay usoo jeediyeen, lagana fogaado waxkasta oo turunturo iyo xagal daac ku noqon karta, deminta shaqaaqadii dhacday , waxaanan ku boorinayaa labada dhinacba ‘ Waar Tolow Colka Jooja’ oo nabada qaata, dagaal wiilbaa ku dhinta ee wiIl kuma dhasho.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by Knight of Wisdom »

So, now Gobolka Cayn is Dhulbahante and Habr Jeclo ? :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by The_Emperior5 »

Knight of Wisdom wrote:So, now Gobolka Cayn is Dhulbahante and Habr Jeclo ? :lol:
last time i checked kalshaale was in gobolka cayn :|
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:
Knight of Wisdom wrote:So, now Gobolka Cayn is Dhulbahante and Habr Jeclo ? :lol:
last time i checked kalshaale was in gobolka cayn :|
But, you're saying in the title "people of cayn", so that means you're saying that Kalshaale or Cayn is settled by Habr Jeclo? :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by The_Emperior5 »

kalshaale is where the fight was berkado la qottay ba la isku dilay . its not a tuulo where people live wa dhul daaqsin . any how quriluqud is in cayn to so is meygaale so the people in the province are reer cayn
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:kalshaale is where the fight was berkado la qottay ba la isku dilay . its not a tuulo where people live wa dhul daaqsin . any how quriluqud is in cayn to so is meygaale so the people in the province are reer cayn
So, now Meygaagle is Habr Jeclo degaan? :lol: So, is Kalshaale? :lol:

Let's make Buuhoodle a Habr Jeclo degaan, and let's give WidhWidh Habr Jeclo, and let's give Laascaanood SACAD YONIS, including Xudun. Let's give Taleex Gadhweyn. Let's give Gumays to Adan Madoobe. :up: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by The_Emperior5 »

i dont know what you are talking about pinky boy but the people of gobolka cayn wa dad wada dagan and inshalah there will be peace between them
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:i dont know what you are talking about pinky boy but the people of gobolka cayn wa dad wada dagan and inshalah there will be peace between them
So, Togdheer and Cayn are both Habr Jeclo :up:

Nice..how far did you guys Dhulbahante have been pushed? :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by The_Emperior5 »

Knight of Wisdom wrote:

cayn is a shared degaan between dhulos and hj , and togdheer is hj hy and ciise muse
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:

cayn is a shared degaan between dhulos and hj , and togdheer is hj hy and ciise muse
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by The_Emperior5 »

whats so funny :|
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by Monk-of-Mogadishu »

Most clans expand their territory through war, Isaaq expand their territory through Somalinet posts. Enough posts and you'll see Isaaq in Bari. :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by KyrieJama »

Odaygii Ahmed Abdi Xaabsade hadda siyaasada wuu ka fadhistay marka dhacdo yar daco buu hadla :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by The_Emperior5 »

garad indeed , xaabsade lives in north hargeisa ,,did u saw him when u went there yeah i think he stopped doing politics wa odayenaya hada , he was the former chairman of the sl parliament , hadana ha iskaga nasto dalkisa
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Xaabsade calls for peace between the people of gobolka c

Post by KyrieJama »

Yes I visited him at his house in Hargeisa he lives near Ahmed Yusuf Yasin's house pretty close to taliska ciidanka :up: Xaabsade is a very close family friend and oday lafti oo hadda he's more like a madax-daqameed then a politician he sort of in retirement. He's waiting for gudoomiyaha gurtida he wants that spot and would be perfect for him.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”