Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!!!

Post by Somalian_Boqor »

Guriceel:-Dagaal u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ahlu Sunna oo saaka ka biloowday Gobolka Galgaduud.
23. november 2010


Image
Image
Image
Image

Guriceel(Allpuntland)-Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Al Shabaab iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa saaka waxa uu mar kale ka biloowday Deegaanada Wardhuumale iyo Ceelgod ee Duleedka Degmda Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Saraakiil ka tirsan kooxda Ahlu Sunna Waljamaaca oo saaka la hadashay Warbaahinta ayaa ku gaabsaday in saaka uu markale dagaal ka biloowday inta u dhaxeeysa Degaanada Wardhuumale iyo Ceel-god ee Gobolka Galgaduud kaasi oo u dhaxeeya Kooxaha Al Shabaab iyo Ahlu Sunna

Wararka haatan ka soo baxaya deeganada dagaalka uu ka soconayo ayaa ku waramaya in dagaalka uu ku biloowday si xoogleh islamarkaana waqtiba midka ka dambeeya uu sii xoogeeysanayo, waxa uuna dagaalka ka dambeeyey ka dib weerar ay qaadeen Al Shabaab sida dadka deegaanka ay xaqiijinayaan.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in labada dhinac ee uu dagaalka u dhaxeeyo gurmad ciidan uu ka soo kala gaarayo Degmada r Guriceel ee ay joogaan kooxda Ahlu Sunna iyo Degmada Ceelbuur ee iyana ay joogaan Kooxda Al Shabaab.

Dagaalkaan socda ayaa waxa uu daba socdaa dagaalo dad badan oo u badannaa dagaalyahanada laba dhinac ay ku nafwaayeen kuwaasi oo maalmahii la soo dhaafay ka dhacayey deeganada wardhuumale iyo Ceel-god waloow shalay wax dagaal ah uusan dhicin, mana jirto wax war ah oo saaka ka soo baxay dhinacyada dagaalka uu dhaxmarayo.

http://www.allpuntland.com/article/anmv ... a=9217&z=2
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by AhlulbaytSoldier »

How does it fall to shabab when there is still fighting going on?
F**king donkey cannot even read somali.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by qoraxeey »

lady nas gone crazy :lol:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Somalian_Boqor »

HutuKing01 wrote:How does it fall to shabab when there is still fighting going on?
F**king donkey cannot even read somali.
It's my prediction which will be realized in the coming hours. :lol: :lol: :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by udun »

Somalian_Boqor wrote:
HutuKing01 wrote:How does it fall to shabab when there is still fighting going on?
F**king donkey cannot even read somali.
It's my prediction which will be realized in the coming hours. :lol: :lol: :lol:
Insha-Allaah.
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by LiquidHYDROGEN »

HutuKing01 wrote:How does it fall to shabab when there is still fighting going on?
F**king donkey cannot even read somali.
:lol:
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Somali_Boqor »

User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Somali_Boqor »

Last edited by Somali_Boqor on Tue Nov 23, 2010 10:27 am, edited 1 time in total.
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Somali_Boqor »



acudhu billah :lol:
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by waryaa »

guys, walahi ahlusuna and those nomadic fighters are no joke - don't let dikri and occasional dance fool you :) Holding back the shababs for so long is not an easy task and deserves bravery metal, even if the whole region falls eventually! Look at how powerful, well organized and disciplined the shababs are in almost every picture you see on the net.
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Somali_Boqor »

waryaa wrote:guys, walahi ahlusuna and those nomadic fighters are no joke - don't let dikri and occasional dance fool you :) Holding back the shababs for so long is not an easy task and deserves bravery metal, even if the whole region falls eventually! Look at how powerful, well organized and disciplined the shababs are in almost every picture you see on the net.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo shalay soo gaaray degmada Balanballe ayaa dib uga laabtay degmadaasi kadib markii ay dejiyeen saanado hub ah oo u socday Ururka Ahlusuna Waljamaaca ee G/gaduud ka dagaalama.
Wararka laga helayo Balanballe ayaa sheegaya in maanta duhurkii ay degmada dib uga laabteen ciidan Itoobiyaan ah oo ku hubeysnaa gaadiid dagaal oo lagu qiyaasay 8 baabuur oo kuwa ciidanka Xambaara ah iyo mid xamuul ah.
Shacabka magaalada oo aan xariiro la sameynay ayaa xaqiijiyay in ciidanka Itoobiya ka guureen fariisin ay habeen hore ka sameysteen duleedka degmadaasi Balanballe, ciidanka Balanballe ka laabtay waxay keeneen magaalada Gaari Cadha-meydle ah oo uu ku rararaa hub u socday Ururka Ahlusuna.
Saraakiisha ciidanka Itoobiya ayaa shalay isugu yeeray maamulka degmada iyo Odayaasha balse arrimo farsamo ayaa la sheegay in uu u baaqday kulanaasi, ilaa iyo 5 gaari oo ka kala yimid Xeraale iyo Guriceel ayaa lagu daldalay hubkii ay ciidanka Itoobiya u keeneen Ahlusuna.
Saanadaha hubka ah oo ay ciidanka Itoobiya keeneen gobolka G/gaduud ayaa sare usii qaadaysa colaadda ka aloosan magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb oo ay dhawaan dagaallo ka dheceen.
http://www.allgedo.com/2010/11/22/dowla ... a-ggaduud/
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by waryaa »

I think the shababs have a shot in defeating their opponents in central Somalia regardless of Ethiopia and Obama's involvement. These guys want to die, if they can't kill you conventionally they will not hesitate blow up themselves and kill you in the process.

US Shabab fans: If you want to see alshababs win this war, why don't you lobby in Washington and ask our distant cousin (obama) to leave somalia alone :mrgreen:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Somalian_Boqor »

May Those Who Have Allah in their Hearts win. :clap:
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Somali_Boqor »

Ahlu ceyr wal jamaca has shaydaan, jinn and awliyah fighting on their side. one sub sub clan taking on the brunt of shishkabaab, wallahi they are not normal. Protect our shirk tombs or die trying is their motto.
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Guriceel Falls To Al Shabaab Ahlu Sunna Waljam Defeated!

Post by Ureysoo »

Somalian_Boqor...

Walaahi Nacasnimada Baan Kugu Necay Doqonyahow, so, if Alshabaab took over Galgudud region, you think the tiny state called Galmudug will be safe?. Obviously not - and you know what state is above Galmudug! - Maxa Helaayo?....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”