Page 1 of 2

Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Wed Nov 24, 2010 10:15 am
by Siciid85

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Wed Nov 24, 2010 1:23 pm
by The_Emperior5
waleh cidii kama maqna labbadi caaqil eeh jibriel abokor wa joogaan Suldaanki ciise muse waan arka waxa kalo aan arkay ina waran cade iyo Former vp Axmed yusuf yaasin

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Wed Nov 24, 2010 2:31 pm
by Siciid85
Suldaanka Habar awal laakinse meesha kama muqdo ma la huba inu tagay Maygaagle? Warancadde & Axmed yaasin came back from that place about three days ago.

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Wed Nov 24, 2010 2:36 pm
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:Suldaanka Habar awal laakinse meesha kama muqdo ma la huba inu tagay Maygaagle? Warancadde & Axmed yaasin came back from that place about three days ago.

I am not sure he could be in quriluqud. him and suldaan Maxammad are still there

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Wed Nov 24, 2010 2:44 pm
by yunis09
Siciid85 wrote:Warancadde & Axmed yaasin
these two like going to road trips together, :mrgreen:

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Wed Nov 24, 2010 10:00 pm
by Keyse_0208
this is one of the best parts of the somali culture, agreeing and shaking hands under the acacia tree, konfuurians should learn and take notes on how disputes are handeled instead of continuos never ending suffering.

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 2:20 am
by samadoon-waaxid
so is this guy is suldaanka guud ee isaaq? i assume he is garxejis?

Image

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 6:07 am
by The_Emperior5
No samadoon thats the sicid garxajis sultan
His name is
suldaan cismaan
suldaan cali
suldaan madar
suldaan xirsi amaan


This is the Isaaq sultan

Image

he is there two

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 6:11 am
by Blue_609
suldaan Saleebaan the Reer Nuur suldaan is also there.

good work suldaans :up:

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 8:12 am
by Siciid85
The_Emperior5. Stop trying to mislead people. That is not the Supreme Siciid Garhajis Suldaan. That is the Suldaan of Xirsi Cismaan & The Togdheer Siciid Garhajis Section.


The Suldaan of Siciid Garhajis is Sultan Maxamed Sultan Xirsi Qani.


Sultan Maxamed
Sultan Xirsi
Qani
Sultan Madar
Sultan Xirsi
Sultan Amaan
Sultan Diiriye

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 12:27 pm
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:The_Emperior5. Stop trying to mislead people. That is not the Supreme Siciid Garhajis Suldaan. That is the Suldaan of Xirsi Cismaan & The Togdheer Siciid Garhajis Section.


The Suldaan of Siciid Garhajis is Sultan Maxamed Sultan Xirsi Qani.


Sultan Maxamed
Sultan Xirsi
Qani
Sultan Madar
Sultan Xirsi
Sultan Amaan
Sultan Diiriye

Siciid The Hy are still divided on this issue even qarannews calls suldaan cismaan suldaanka guud eeh hy




Suldaanka Guud Ee Beelaha Habaryoonis oo Nabad Ugu Baaqay Beelaha Oodwadaagta Ah
Written by Qaran news
Nov 17, 2010 at 12:32 PM


Burco,(Qaran news)-Shir ay maanta ay beesha Habaryoonis isugu timid magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ay ka soo saareen baaq nabadeed, kaasi oo ku waajahan labada beelood ee oodwadaagta ah ee wada deegaanka Buuhoodle ee dhawaan colaadu ku dhex martay degaanka Kalaashi iyo Maygaagle.

Labdaas beelood oo ka soo kala jeeda deegaanka Qoorilugud iyo Buuhoodle, ayaa waxa kulankaasi maanta ay isugu yimaadeen odayada wax garadka cuqaasha oo uu hogaaminaayay suldaanka guud ee beelaha Habaryoonis Suldaan cISMAAN sULDAAN Cali Madar.

Suldaanku bisga oo baaq nabadeed u diraaya labada beelood ee oodwadaagta ah waxa uu ugu baaqay in ay nabada dhowraan oo aan qoriga caaradiisa waxba lagu xalin ee uu caqligu shaqeeyo, suldaanku waxa uu ku baaqay in uu caqligu shaqeeyo oo laga taliyo mustaqbalka oo loo taliyo inta nool oo nabad lagu wada noolaado.

Baaqa noocani waa kii ugu horeeyay ee ay soo saaraan beel ka mid ah beelaha wada dega gobolka Togdheer isla markaana beelaha Habaryoonis ay degaan badiba gobolada Somaliland oo dhan.

Suldaan Cismaan Suldaan Cali ayaa ka mid ah Salaadiinta aadka looga qadariyo guud ahaan Somaliland isla markaasna magacweyn oo soo jireen ah.

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 12:37 pm
by Siciid85
Since when did you took Qarannews as a source. :roll: To be honest with you most websites call both of them "Suldaanka Guud" but the supreme legimate one is Sultan Maxamed Sultan Xirsi Qani.

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 12:39 pm
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:Since when did you took Qarannews as a source. :roll: To be honest with you most websites call both of them "Suldaanka Guud" but the supreme legimate one is Sultan Maxamed Sultan Xirsi Qani.

yeah but thats what i mean , tolka is divided on this issue some one would say ina xirsi qani is the supreme sicid garxajis sultan leader and one would say sultan cismaan

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 12:57 pm
by Siciid85
War there is no division. I was talking about the websites. Like i have explained before in another thread Majority of H.Y consider Sultan Maxamed Sultan Xirsi Qani as the legimate Sultan and it has been explained in another topic the reason his the Supreme Sultan. However Sultan Cismaan Sultan Cali madar is second in command but not the "Supreme". Ma intaas baad fahmiiwayday?

Re: Ergaddi Nabadaynta Beelaha ku Diriray Kalshaale (Video)

Posted: Thu Nov 25, 2010 1:03 pm
by The_Emperior5
Siciid85 wrote:War there is no division. I was talking about the websites. Like i have explained before in another thread Majority of H.Y consider Sultan Maxamed Sultan Xirsi Qani as the legimate Sultan and it has been explained in another topic the reason his the Supreme Sultan. However Sultan Cismaan Sultan Cali madar is second in command but not the "Supreme". Ma intaas baad fahmiiwayday?

Loool anigu waan ogahay laakin dee habaryoonista qaar they consider suldaan cismaan i mean why the hell would website write suldaan cisaan is suldaanka guud that doesent make sense that shows u bulsha weyntu arinka wey ku kala qeybsanyihin