Page 1 of 5
Hanqadh
Posted: Thu Nov 25, 2010 3:50 am
by ina aadan
War nimankii ciidi la laayay wax war´ah ma ka haysaa.
3 baa ilma aderadaa ahaa baan maqlay e
ilahay hau naxariisto e.
Re: Hanqadh
Posted: Thu Nov 25, 2010 7:27 pm
by The_Patriot
ina aadan wrote:War nimankii ciidi la laayay wax war´ah ma ka haysaa.
3 baa ilma aderadaa ahaa baan maqlay e
ilahay hau naxariisto e.
Cida galey baa Kadambeyse Somaaha
I just heard that Zenawi said on BBC that qoloda hartey in lafaramarojio wa ********
Anigu waxyabaha an rabaye in APG nalo sameyo ba kamidh ahh

Re: Hanqadh
Posted: Thu Nov 25, 2010 7:30 pm
by The_Emperior5
Melez zanawi ba rabba inu dadka deegaanka iska hor keeno si u kursigisa u si haysto degaanka somaliduna gacanta ugu jirto , wuxu is leeyahay sheekadu qabil ha isku rogto , laakin u surtoobi meyso.
Re: Hanqadh
Posted: Thu Nov 25, 2010 7:33 pm
by The_Patriot
The_Emperior5 wrote:Melez zanawi ba rabba inu dadka deegaanka iska hor keeno si u kursigisa u si haysto degaanka somaliduna gacanta ugu jirto , wuxu is leeyahay sheekadu qabil ha isku rogto , laakin u surtoobi meyso.
Yeah but Cidagale did something very wrong.
I mean Al ot of folks will start liking Liyu polis

and start hating on ONLF.
I mean I will say Liyu polis wa qabiliyste and alot of Tolka do at times appreciate their service

Re: Hanqadh
Posted: Thu Nov 25, 2010 11:07 pm
by EEGA9
War Idoorkii(Ciidagale) bay Xabashidu soo hubeysay 7 waa Guleed Alamagan, 2'na waa waa Reer Afweyne Iyo Reer Caligaab.
Guleed alamaganku waxay u badan yihiin reer Xandun iyo reer Jiisow(Fiqi-Cigaal).Salaadii Ciida iyadoo lagu sii socdo bay weerar soo qadeen oo shantii hore ku dileen meel ceel iyagoo wayso ku jira, nimanku mayna xitaa ciidin oo salaadii waxay u gooyeen aar-goorsi baa u cadaa.
Guleed Alamagan hub uruursi bay Ku Jiraan Iyagoo dulaan qaadaya bay Xabashidu tidhi car dhaqaaqa, waxaad tihiin shifto waxa dadka laynayana waa Jabhadiina, Reer- Isaaq hadaad tihiina waa la idin cidhib tirayaa gabi ahaanba.Reer Cali waxay Yidhaahdeen Xabashi Iyo Idoor isa soo raaca, dagaal baa naga dhaxeeya.Kolay hada waa lagu kala dhex Jiraa, haduuna Xeerku Shaqeyn dagaal balaadhan baa meesha kasoo ifaya.
Re: Hanqadh
Posted: Thu Nov 25, 2010 11:19 pm
by new-york24
EEGA9 wrote:War Idoorkii(Ciidagale) bay Xabashidu soo hubeysay 7 waa Guleed Alamagan, 2'na waa waa Reer Afweyne Iyo Reer Caligaab.
Guleed alamaganku waxay u badan yihiin reer Xandun iyo reer Jiisow(Fiqi-Cigaal).Salaadii Ciida iyadoo lagu sii socdo bay weerar soo qadeen oo shantii hore ku dileen meel ceel iyagoo wayso ku jira, nimanku mayna xitaa ciidin oo salaadii waxay u gooyeen aar-goorsi baa u cadaa.
Guleed Alamagan hub uruursi bay Ku Jiraan Iyagoo dulaan qaadaya bay Xabashidu tidhi car dhaqaaqa, waxaad tihiin shifto waxa dadka laynayana waa Jabhadiina, Reer- Isaaq hadaad tihiina waa la idin cidhib tirayaa gabi ahaanba.Reer Cali waxay Yidhaahdeen Xabashi Iyo Idoor isa soo raaca, dagaal baa naga dhaxeeya.Kolay hada waa lagu kala dhex Jiraa, haduuna Xeerku Shaqeyn dagaal balaadhan baa meesha kasoo ifaya.
Inadeer but you see us slowly falling into dabinka la inoo dhigay?Jwxo has been staying out of qabiil fights ever since it was formed,hadaa la rabaa ineey sheekadu qabiil isu badasho.
Alle ha u naxariisto inti dhimatay.
Re: Hanqadh
Posted: Thu Nov 25, 2010 11:47 pm
by EEGA9
ONLF has always been staying out Qabiil wars and always comes between the two beel, waligeed xitaa A.K mayna siin beel Ogadeen ka mid ah.Makes you wonder
AUN dhamaan intii dhimatay.
Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 12:17 am
by new-york24
EEGA9 wrote:ONLF has always been staying out Qabiil wars and always comes between the two beel, waligeed xitaa A.K mayna siin beel Ogadeen ka mid ah.Makes you wonder
AUN dhamaan intii dhimatay.
Sax lakiin hada the efforts to draw them in have been multiplied,to the point where zenawi is thinking cabdulle vs rer isaaq is possiple.Waan in laga digtonadaa ciyaarta cusub ee gaalkaa madoow wato.
Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 12:23 am
by Queen_Arawello
Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 12:42 am
by new-york24
Hadaan aarso oo niman cidaa u dhashay aan dilno,maxaad faaidnay?Ma dhul beynu xorenaa mise laangaab zenawi u sheqyaan eryanaa?
Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 1:15 am
by Hard-Rock
AUN all the dead, Iidoors are all dabaqodhis whether they are in Northern Somalia or living in Ogadenia and they are the easiest group to recruit for executing the woyana script but they will be dealt with harshly & you will soon hear their Calacal all over the airwave.
ONLF never gets involved in inter clan war but the Woyanas are dumb enough to employ this old tactic

Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 1:30 pm
by Faarax-Caytame
Shacabka reer Ogaadeeniya wuu ka gudbay reer hebel in lagu duulo ama in reer hebel laga aarsado, heer qaran baanu mareynaa.
Maalinka ay xornimadu timaadana , sheekadu waxay noqon, Qorax soo baxday, sacabada malagu qarin karaa.
Ninkii i fahmi baa i fahmi doona inshallah... Guul iyo Gobonimo.
Tacsi baana halkan uga dirayaa eheladii ay ka geeriyodeen dadkaasi,Salaatul ciid baa la gaaday oo mowkoodii galay, eebbe janaan ugu baryaaye. waxayna noo xisaab san yihiin, dad ku geeriyooday siyaasada gumeysiga ethiopia ay wado.
Asc all
Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 1:56 pm
by Siciid85
Miyaad ilowdeen markad Afweyn, Red Berets iyo balaayo uu shaqayn jirteen.
Anyhows i don't agree with this latest killings Reer Isaaq - Ogaden & Cidagalle - Garhajis should make peace before things get out of hand.
Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 2:14 pm
by Faarax-Caytame
Siciid85 wrote:Miyaad ilowdeen markad Afweyn, Red Berets iyo balaayo uu shaqayn jirteen.
Anyhows i don't agree with this latest killings Reer Isaaq - Ogaden & Cidagalle - Garhajis should make peace before things get out of hand.
Maya maana iloobeene, Intii Awoodaa naga aargooso, Shantii Ogaden ah eed aragtaba madaxa ka toog, Bal sidaa ka waran hadeynu ku heshiino?
Re: Hanqadh
Posted: Fri Nov 26, 2010 2:22 pm
by Siciid85
War anagu ciil uma qabno Ogaden. If there was any direct hostilities do you think the O'gaden population & their businesses in Hargeysa & Somaliland would be safe? 
.
Nabada wax ka ficaan maleh marka sxb it enables you to live and do business in another man's land freely without fear.