The biggest desperate unknown that crawls on all fours. How many wounds did you have after you fough for qamandi?
You stink and cry all the time.
Siccida: Why are you desperate
Moderator: Moderators
- muftaax
- SomaliNetizen

- Posts: 626
- Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
- Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir
Re: Siccida: Why are you desperate
Exhibit 10000111111111
Siciid85 wrote:Badhasaabka Sanaag Oo Ka Hadlay Dhuxulaysiga iyo Xaalufinta Ba’an Ee Gobolkiisa Ka Jira Digniin Kululna U Diray Gaadiidleyd Puntland.
Gaadiidleyda Ka Imanaya Degaannada Puntland Waxannu u sheegaynaa in lala wareegi doono Gaadiidka lagu qabto iyagoo dhuxusha sida.
Maammul-goboleeka Puntland Waxannu leenahay naga joojiya gaadiidka degaannadiinna nagaga imanaya iyo Aanada marka aannu qabanno loo qabsanayo cid kale oo aan waxba galabsan.
Xukuumadda Somaliland iyo hay’adaha caalammiga ah waxannu ugu baaqaynaa si deg deg ah in wax looga qabto biyo la’aanta ba’an ee ka jirta degaannada gobolkan.
Ceerigaabo(Oodweynenews) Badhasaabka gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre aya shir jaraa’id oo subaxnimadii Sabtida(shalayto) uu u qabtay xarunta maammulka gobolka sanaag ee magaalada Ceerigaabo wuxu halkaas kkaga hadlay arrimo isugu jira xaalufinta siiba dhuxusha oo beryahan danbe si ba’an gaadiidka ka imanaya gobollada dhexe iyo bari ee Somaliya loogu daabulayo taasoo sabatay in magaala-madaxda gobolkaas ee Ceerigaabo halkii kiish ee dhuxul ah qiimihiisu gaadhey US$14 iyo in helitaanka dhuxushu xcidhiidhi noqday, iyo biyo la’aan soo foodsaartay qaybo ka mid ah degaannada gobolkaas.
Isagoo arrimahaas ka hadlayana Badhasaabka Sanaag wuxu yidhi “Waxan rabaa in aan ka hadlo xaalufinta degaanka lagu hayo oo markii ciidammo ku baxaan ay waxba u joogsan waayeen kaddibna maammul ahaan aannu istaraatiijiyad/qorshe ka yeelannay gaar ahaan in aannu wacyi gelinney bulshada degaannadaas ku dhaqan sidii loo joojin lahaa dhuxusha laga gubayo degaannadooda oo ay gartaan in ay iska joojiyan dhuxusha annguna wixii taakulo ah aannu isla garab taagno, taasoo sida aad ogtihiin degaannada bariga iyo galbeedka gobolka bulshada ku dhaqani joojiyeen dhuxushaas haseyeeshee degaannada koonfurta iyo waqooyigaba arrintaasi ka jirto oo manta magaaladan Ceerigaabo gudeheeda kiishka dhuxusha ahi marayo 420,000/= Somali shilin ah”. “Arrintaasi waa aafo haddii ay sii socotona xaalufku keenayo dhaawaca laf-dhabarteenna ku imanaya oo xoolo la’aan iyo dadka oo iyaguna raaci doonta. Waxana lagama maarmaan ah in la joojiyo meelaha dhuxushu ka imanayso kaddibna taas marka la kaantrroolo loo astayn doono cid iyo goobo xaddidan oo sharci leh in dhuxushani ka timaaddo”.
Isagoo la hadlaya gaadiidleyda dhuxushan qaada iyo maammulka Puntland wuxu yidhi “Waxan si aad iyo aad ugu digayaa dadka leh gaadiidka dhuxusha qaada oo aannu leenahay arrintaas ka waantooba waayo haddii aannu gaadiidkaas bari (Boosaaso iyo Garoowe iyo Gaalkacayo) ka imanaya dhuxushaas ku qabanno waa lala wareegi doono gaadiidkoodaas”. “Maammulka Puntland waxan leeyahay arrintani meel kastaba ha ahaatee waa Aafo u baahan bani’aadamnimo in wax lagaga qabto oo dhibaatadeedu cid walba saamayn weyn ku yeelanayso markaa waxan leeyahay gaadiidka degaannadiiinna ka imanaya ee dabargoynta ku wada dhirta naga joojiya ama marka aannu gaadiidkaas qabanno aanada loo qabsanayo cid kale oo aan waxba galabsan ee degaannadiinna ka dhacda wax ka qabta”.
Ugu danbayn Xukuumadda Somaliland iyo hay’daha caalammiga ah isagoo la hadlaya wuxu yidhi “Xukuumadda iyo hay’adaha caalammiga ah waxan ugu baaqayaa si deg deg ah in wax looga qabto biyo la’aanta ba’an ee ka jirta degaannada gobolkan qaarkood oo koonfurta/soolasha iyo degmooyinka Dararweyne Ceel-afweyn Gar-adag iyo degaannada dhinaca bariga ahi ay ka mid yihiin oo aan leeyahay waa in wasaaradda macdanta & biyaha iyo hay’aduhuba cid qiimaysa xaaladdan deg deg loogu soo diro si xaaladdooda baahida iyo biyo la’aanta ka jirta wax looga qabto”.
-
1_londoner
- SomaliNet Super

- Posts: 8904
- Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am
Re: Siccida: Why are you desperate
So what was ur other nick? 
- muftaax
- SomaliNetizen

- Posts: 626
- Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
- Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir
Re: Siccida: Why are you desperate
Siciid85 wrote:This is badhasaab is good for reer sanaag. He looks out for Sanaag/Somaliland interests which is why xukumada renamed him.![]()
AGAIN
Re: Siccida: Why are you desperate
muftaax/Oldenglish. What happened to Sheikh Atam taking over bosaso. Ps + are you upset with Farmaajo that he didn't give Makhiir any ministerial position. 
- muftaax
- SomaliNetizen

- Posts: 626
- Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
- Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir
Re: Siccida: Why are you desperate
Siciid85 wrote:muftaax/Oldenglish. What happened to Sheikh Atam taking over bosaso. Ps + are you upset with Farmaajo that he didn't give Makhiir any ministerial position.
What happen??
A single MAN from XANIIIF which would be equal to a sub-sub---------------------------------------------of the idoor. He made Faroole and the Dhabodhilifs shake. Now his clan is after them, and we will inshallah have Bosaaso whether its under Reer Fataax- Ilka Jir or Xaniif Dubeys.
Farmaajo is Marehan and Warsangelis and Marehans dont like each other, langaab IIDOOR. Siciid Qorshal was running for the replacement PM who needs a post- the Marehan boon disrespected us, and we expected it.
Now tell me more about your Fantasyland
Re: Siccida: Why are you desperate
@
Siciid Qorsheel. We are not in the past. We are talking about the present your nothing in Somalia the same Somalia you scream for daily
. Your only hope is Caasha Abdalle & Sheikh Atam illahayahow Langaab ha naga dhigiin. 
- muftaax
- SomaliNetizen

- Posts: 626
- Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
- Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir
Re: Siccida: Why are you desperate
Siciid85 wrote:@Siciid Qorsheel. We are not in the past. We are talking about the present your nothing in Somalia the same Somalia you scream for daily
. Your only hope is Caasha Abdalle & Sheikh Atam illahayahow Langaab ha naga dhigiin.
Everything must be backwards in Dirta Waaqoyi
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 834 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 5 Replies
- 1080 Views
-
Last post by SomeGuy
-
- 1 Replies
- 529 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 3 Replies
- 516 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 13 Replies
- 722 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 90 Replies
- 3860 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 27 Replies
- 1266 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 18 Replies
- 930 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 4 Replies
- 518 Views
-
Last post by Murax
