TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by Somalian_Boqor »

Garoowe:Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Maamulka Wasaaradaha & Isdhaafsiga Wararka oo Madax katirsan Wasaaradaha Puntland & DFKMG Garoowe uga furmay.

Garoowe:(Allpuntland)-Waxaa Maanta Xarunta Cilmi barista & Hor’umarinta Puntland ee PDRC ay kuleedahay Magaalada Garoowe ka furmay Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Maamulista Wasaaradaha,Isdhaafsiga Wararka ee Wasaaradda Gudaheeda & Isdhaafsiga xogta ee Wasaaradaha dhamaantood uga furmay Mas’uuliyiin ka kalasocotay Wasaaradaha Muhiimka ah ee Puntland & DFKMG ah,waxaana sidoo kale shirkan ka qeybgalayey Xubno kasocda Xafiisyada Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ah & Xubno katirsan Xafiiska Madaxweynaha Puntand & kan Gudoomiyaha golaha Wakiilada.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka ee Dawlada Puntland oo gacan ka helaysa Wasaarada Warfaafinta ee Dawlada Kumeel gaarka ah waxaa taageerayey Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey ee UNPOS u qaabilsan dalka Soomaaliya,waxaana Furitaankii shirkan ka qeybgalay madax katirsan Dawlada Puntland oo uu horkacayey Madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Puntland.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha & Dhaqanka ee Dawlada Puntland Cabdixakiim Axmed Guuleed oo Aqoon Isweydaarsigan maanta furitaankiisii xog kasiinayey Madaxda ka qeybgalaysa ayaa sheegey in ay muhiimadiisu tahay in la siyaadiyo Xirfadaha Shaqaalah & Madaxda Wasaaradaha shaqooyinka Culus ee Muhiimka ah qabta & in la sameeyo hab wanaagsan oo ay dhinacyadu xogta isku weydaarsan karaan.

Cabdixakiim Axmed Guuleed wuxuu sidoo kale sheegey in Sidoo kale uu shirkani muhiim u yahay wadashaqeynta labada dhinac ee Puntland & DFKMG ah oo uu sheegey in Isticmaalka Warbaahinta oo shaqo culus qabata ay kamid noqonayaan Qobada shirkan looga hadli doono,waxaana uu sheegey in ay ku faraxsanyihiin martigelinta Puntland ee shirkan oo ah mid muhiim ah,isagoo sheegey in shirkani yahay kii ugu balaarnaa ee dhinacyadu ay qaataan ayna iska kaashadaan Wasaaradaha Warfaafinta ee labada dhinac oo uu sheegey in wadashaqeyntoodu ay imika tahay midi ugu wanaagsanayd ee dhexmarta Labada Wasaaradood.

Gol,Cabdullaahi Xassan Bariise Afhayeenka Ciidamada Booliska ee Dawlada Kumeel gaarka ah oo kamid ah Madaxda shirkan ka qeybgalaysa ayaa Amaanay shirkan oo uu sheegey inuu yahay mid muhiim ah,waxaana uu Gol,Bariise sidoo kale sheegey in Nabada & Xasiloonida Puntland uu ku farxay mudadii koobnayd ee uu joogay,isagoo sheegey in markii ugu horaysay isagoo katirsan Dawlada Kumeel gaarka ah uu si xuriyad leh aysanna la socon Ilaalo farabadan & Gawaari tikniko ahi uu uga shaahaynayo Puntland taas oo uu sheegey in uusan marna ilaawi Karin.

Madaxweyne Xigeenka Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed islamarkaasna ah kusimaha Madaxweynaha Dawlada Puntland Jen.Cabdisamed Cali Shire oo shirkan maanta si rasmi ah ufuray ayaa sheegey in ay Puntland ku faraxsantahay martigelinta shirkan muhiim ka ah,waxaana uu mahadcelin usoo jeediyey Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobey uqaabilsan Soomaaliya,isagoo sheegey in loo baahanyahay in Aqoon Isweydaarsiyada noocan oo kale ah lasii laba jibaaro si aqoonta Shaqaaluhu ay usii badato.

Cabdiqani Xayir
Allpuntland
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by Somalian_Boqor »

Gol,Cabdullaahi Xassan Bariise Afhayeenka Ciidamada Booliska ee Dawlada Kumeel gaarka ah oo kamid ah Madaxda shirkan ka qeybgalaysa ayaa Amaanay shirkan oo uu sheegey inuu yahay mid muhiim ah,waxaana uu Gol,Bariise sidoo kale sheegey in Nabada & Xasiloonida Puntland uu ku farxay mudadii koobnayd ee uu joogay,isagoo sheegey in markii ugu horaysay isagoo katirsan Dawlada Kumeel gaarka ah uu si xuriyad leh aysanna la socon Ilaalo farabadan & Gawaari tikniko ahi uu uga shaahaynayo Puntland taas oo uu sheegey in uusan marna ilaawi Karin.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by Monk-of-Mogadishu »

Welcome to Garowe, TFG...this is what a Somali government looks like, feel free to take notes. :mrgreen:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by abdalla11 »

Macalin Puntland teaching

Image

:D
Last edited by abdalla11 on Sat Nov 27, 2010 7:45 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by Somalian_Boqor »

abdalla11 wrote:Macalin Puntland teaching

Image

:D
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by Somali_Boqor »

The only way to destroy alshabab is to base the tfg in puntland. Anything else is useless imo. The tfg and puntland should agree to some kind of power sharing.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by XimanJaale »

Somali_Boqor wrote:The only way to destroy alshabab is to base the tfg in puntland. Anything else is useless imo. The tfg and puntland should agree to some kind of power sharing.
power sharing? :lol: Puntland is not 50percent of the Somali population, Somalia is not like Kenya!
James Dahl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5212
Joined: Mon Dec 04, 2006 11:05 pm
Location: Vancouver, British Columbia, Canada
Contact:

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by James Dahl »

Moving the TFG to Garowe is tantamount to giving up on the entire south. That is basically formalizing the split of the country into three pieces, Somaliland, Federal Republic of Somalia (aka "North Somalia") and the Islamic Emirate of Somalia (aka "South Somalia").

Also that's basically abandoning any pretense to a national government as well, since the TFG would be a creature of Puntland.
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by ChiefAaqil »

James Dahl wrote:Moving the TFG to Garowe is tantamount to giving up on the entire south. That is basically formalizing the split of the country into three pieces, Somaliland, Federal Republic of Somalia (aka "North Somalia") and the Islamic Emirate of Somalia (aka "South Somalia").

Also that's basically abandoning any pretense to a national government as well, since the TFG would be a creature of Puntland.

The TFG is a creature of Puntland and a couple of dollar hungry Hawiyo. TFG is only to benefit Puntland. All the regions in South Somalia
became more worse in terms of security and wealth after the TFG was created and TFG came to Somalia. While Puntland has been doing much
better since. you get it.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by Somalian_Boqor »

ChiefAaqil wrote:
James Dahl wrote:Moving the TFG to Garowe is tantamount to giving up on the entire south. That is basically formalizing the split of the country into three pieces, Somaliland, Federal Republic of Somalia (aka "North Somalia") and the Islamic Emirate of Somalia (aka "South Somalia").

Also that's basically abandoning any pretense to a national government as well, since the TFG would be a creature of Puntland.

The TFG is a creature of Puntland and a couple of dollar hungry Hawiyo. TFG is only to benefit Puntland. All the regions in South Somalia
became more worse in terms of security and wealth after the TFG was created and TFG came to Somalia. While Puntland has been doing much
better since. you get it.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by FBISOMALIA »

ChiefAaqil wrote:
James Dahl wrote:Moving the TFG to Garowe is tantamount to giving up on the entire south. That is basically formalizing the split of the country into three pieces, Somaliland, Federal Republic of Somalia (aka "North Somalia") and the Islamic Emirate of Somalia (aka "South Somalia").

Also that's basically abandoning any pretense to a national government as well, since the TFG would be a creature of Puntland.

The TFG is a creature of Puntland and a couple of dollar hungry Hawiyo. TFG is only to benefit Puntland. All the regions in South Somalia
became more worse in terms of security and wealth after the TFG was created and TFG came to Somalia. While Puntland has been doing much
better since. you get it.
what about alshabaab and xisbal islam ...???
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: TFG Sends A Delegation To Garowe Talks begin....

Post by ChiefAaqil »

Al Shabaab is created by Idoor to take revenge against South-Somalia and at the same time to civilize the Hutu's down there.

Xisbul Islam is a Hawiye copy cat of Al Shabaab, but a very bad and cheap copy.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”