Page 1 of 1

This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 7:44 am
by Elmi_Dheere
Mashruuca Shirkada Wadaniga ee SOMCABLE waa Mashruuc Horumar U leh Dalka Somaliland.

Borama(BNN) – Mashruuca loogu talo galay Isgaadhsiinta casriga ah ee xadhiga badda hoos mara ee mudooyinkan dambe noqday midka loogu hadalhayn badan yahay Gobolka Awdal iyo Guud ahaan Somaliland, Haddaba bal aan waxaan damcay in aan bal wax ka taataabano faaiidada uu dalka u leeyahay iyo sida looga heli karo faaiidooyinka ay ka midka yihiin, in uu shaqooyin u abuuro dhalinyarada waxbaratay iyo kuwa muruq-maalka ah iyo guud ahaanba danlayda ku dhaqan Somaliland.
Sida laga warqabo mudooyinkan dambe waxaa si weyn loo hadal-hayaa mashruuca faaiidada badan ee shirkada SOMCABLE ee isgaadhsiinta badda, mashruucan oo Madaxweynihii hore iyo Madaxweynaha Cusub Mud. Axmed Siilaanyo ay u ogolaadeen shirkada weyn ee SOMCABLE oo uu leeyahay muwaadin u dhashay Somaliland iyo wadanka Djibouti, wuxuu noqday mid ay si weyn isku weydiiyaan dhalinyarada iyo dadka daneeya horumarka ee ku nool Somaliland, gaar ahaan Gobolka Awdal, hadal hayntaas ayaa ah mid salka ku haysa muuqaalka horumarka la xidhiidha ee faaiidada u ah shacabka iyo dalka Somaliland ee ku Jira mashruuca SOMCABLE.
Shacabka ayaa iyagu Aaminsan in hirgelinta mashruucani u keeni karo Somaliland, in ay la jaanqaadaan ama la talaabsadaan shucuubta horumartay ee dunida aan ku nool nahay, taas oo ay ka eegayaan, In Isgaadhsiinta casriga ahi ay tahay laf-dhabarta dhaqaalaha Aduunka, maadama maanta Aduunku marayo golobasayshan amase sali lagu wada fadhiyo.
Bal hadaba aan is dul taagno waxa ay tahay faaiidada uu leeyahay mashruucan shirkada SOMCABLE ay fursada u heshay, ugu horayn wuxuu faaiido leeyahay maalgelinta ku baxaysa mashruucani waa mid dhaqaale soo gelinaya Somaliland, waa mida labaade waxaa laga helayaa qiimo jaban oo dhanka Isgaadhsiinta kala duwan ah, Sida isticmaalka Telefoonada, Internetka, Radiyayaasha, TVyda iyo wax kasta oo keeni kara xidhiidh xaga isgaadhsiinta ah, mida sadexaad waxa uu faaiido u leeyahay ganacsatada oo heli doonta macluumaad jaban oo la xidhiidha suuqyada badeecadaha lagu gado ama lagu gato,Sida suuqyada Saamiyada ganacsiga, mida Afraad wuxuu faaiido u leeyahay dhanka Aqoonta iyo Waxbarashada oo laga helayo Aqoon saraysa oo qofku la xidhiidhi karo si sahlan meesha uu ka rabo cilmi. Mida shanaad wuxuu faaiido leeyahay in la Aamini karo Somaliland dhanka maalgashiga marka la hirgeliyo mashruucan SOMCABLE, ka dibna waxaa iman doona maalqabeeno kale oo shishiiye ah, isla markaana maalgashi ku samayn doonaa Somaliland, Mida Lixaad ee uu faaiido leeyahay waxa weeyi dhanka horumarka iyo socodsiinta maamulka dawladnimada oo uu ka caawinayo in laamaha dawladu isku xidhmaan darif ilaa darif wadanka, gaar ahaan wixii maamul iyo nidaam dawli la xidhiidha.
Si kastaba ha ahaadee mashruucan shirkada SOMCABLE waa Mashruuc Horumar leh oo Maaxdii hore ina soo food saartay, laakiin waxaan ku arkaa mararka qaarkood wargaysyada qaar oo dhaliil ka sheegaya ama Afkaar ku lid ah faafinaya, taasina waxaan u arkaa inay la mid tahay Sakaaradii webiga ka talaabi kari weyday ee intay ku kaadiday tidhi Akhas minak ma cidbaa dan kaa leh ! ka dibna webigii ku yidhi Kaadidaadu waxba i yeeli maysee waxaan ogaaday halka ay calool xumadu kaa taagan tahay, hagoog xume yeel kadiisa ayaan leenahay kuwaas, shirakada hawsha ku guulaysatayna waxaan kula talin lahayn inayna Arimahaas dheg u dhigin, waayo waa laga warqabaa in dacaayadahaas ay ka dambeeyaan kuwo la socda shirkada ku hungawday mashruucan sida DALCOM SOMALIA oo kale, waxaanan odhan lahayn shirkadaasina wadankeedii ha Aaminto waxba yaanay hungurayn meel kale.

Haashim Goth – Borama
BNN

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 7:54 am
by Elmi_Dheere
$50 million investment from Eassy Cable = 10,000 jobs for locals.

Any else agree with me S/L needs to stop looking for recognition and focus on attracting foreign investment like in this case.

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 7:55 am
by djibsomali
Elmi_Dheere wrote:$50 million investment from Eassy Cable = 10,000 jobs for locals.

Any else agree with me S/L needs to stop looking for recognition and focus on attracting foreign investment like in this case.
lool!!!

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 7:57 am
by LiQaaye_TDH
djibsomali wrote:
Elmi_Dheere wrote:$50 million investment from Eassy Cable = 10,000 jobs for locals.

Any else agree with me S/L needs to stop looking for recognition and focus on attracting foreign investment like in this case.
lool!!!
If 10k people will get jobs this is gonna be great investment!! anything that will creates jobs im for it.... btw remember atleast 1k if not more will be foreigners!!!

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 8:17 am
by djibsomali
LiQaaye_TDH wrote:

Liqaaye do you that i was present about a 1year half ago the cable interconnection between djibouti and ethiopia!!

Do you know how many where they those that was working on it??

50 kulii
3 supervisors

50 kulii digging the trench to lie the cable and those 3 supervisors!!

looool

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 8:24 am
by Elmi_Dheere
[quote="djibsomali"][quote="LiQaaye_TDH"][quote="djibsomali"][quote="Elmi_Dheere"]$50 million investment from Eassy Cable = [b]10,000 jobs for locals[/b].

Any else agree with me S/L needs to stop looking for recognition and focus on attracting foreign investment like in this case.[/quote]

lool!!![/quote]

If 10k people will get jobs this is gonna be great investment!! anything that will creates jobs im for it.... btw remember atleast 1k if not more will be foreigners!!![/quote]

Liqaaye do you that i was present about a 1year half ago the cable interconnection between djibouti and ethiopia!!

Do you know how many where they those that was working on it??

50 kulii
3 supervisors

50 kulii digging the trench to lie the cable and those 3 supervisors!!

looool[/quote]

Important thing is shaqo la'aan , busaraad and tahriib baa laga raysaan for sometime.

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 9:01 am
by LiQaaye_TDH
LiQaaye_TDH wrote:
djibsomali wrote:
Elmi_Dheere wrote:$50 million investment from Eassy Cable = 10,000 jobs for locals.

Any else agree with me S/L needs to stop looking for recognition and focus on attracting foreign investment like in this case.
lool!!!
If 10k people will get jobs this is gonna be great investment!! anything that will creates jobs im for it.... btw remember atleast 1k if not more will be foreigners!!!
Liqaaye do you that i was present about a 1year half ago the cable interconnection between djibouti and ethiopia!!

Do you know how many where they those that was working on it??

50 kulii
3 supervisors

50 kulii digging the trench to lie the cable and those 3 supervisors!!

looool[/quote]

Wha 50 people? That cant be true, Comon even a Hotel in Central Hargeisa has atleast 30 Staff.... So Ethiopia is using this Som-Cable? as well?

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 9:10 am
by djibsomali
No somcable is the company that is trying to vouch for somaliland and to take the contract for themself.

Taking the cable from djibouti through loyada to berbera and then from berbera to hargeisa.

Ethiopia got their own company (i don't know them); but all they were doing to link the cable from landlocked ethiopia to djibouti EASSY cable was digging a long trench and lieing those cable.

That is it!!

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 9:23 am
by LiQaaye_TDH
Djisoma... I thought This new Cable in Somaliland belonged to Dibouti as well....but hey its great development :up:

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 9:34 am
by djibsomali
LiQaaye_TDH wrote:Djisoma... I thought This new Cable in Somaliland belonged to Dibouti as well....but hey its great development :up:
No it is a consortium between various african country!

The cable (EASSY) start from south africa via all the east african countries who got sea apart somalia.
And end to port of sudan!

What djibouti is trying to do is to be the provider of ethiopia (naturally as they are landlocked) and somalia (somaliland) which is not landlocked!!

Do you know that somaliland could be a provider instead of being a client of djibouti?

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 10:07 am
by Executive
10,000 thats a lot of ppl

No more dalkom i guess?

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 11:47 am
by Khalid Ali
Ina aw siciid wa halyey :up: This project will be great for somaliland

Re: This is bigger then recognition ,

Posted: Tue Nov 30, 2010 11:59 am
by ToughGong
:up: :sland: :D