sidee loga aarsada qof

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Walaashiis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 946
Joined: Wed Dec 01, 2010 4:03 pm

sidee loga aarsada qof

Post by Walaashiis »

salamat walalayal,

waan ogahey inuu forum-kani yahey general laakiin markii aan eegey forummada oo dhan waxaan arkey in kan ey dadku aad wax ugu qoraan.

waan ogahey iney tahey inaan ku qoro qeybta ila-tali.

walaal arrinkeyga waxa weeyaan qof aanu aad iskugu dheereyn oo aan muddo aad u dheer ku dhumiyey ayaa naag kale guursadey.

ilaa iyo hadda waxa aan sameyey ma garanayo waayo eheladeyda o dhan wey gaayeen arrinka. wuuna ii sheegey inuu rabbo guur :? in yar beynu kala aamusneyn anagoo wax isku qabsaney. kadib
aniga oo xanaaqsan ayaan u direy emailo faro badan oo aan u sheegayo inuu waqtigeyga dhumiyey ( waxaan rabey inaan canansaddo) markaas baan ku iri waligey kuma cafinayo iyo qof kalaad wadataa etc.

anyhow, oneday wuu ila balamey markaasaan anigoo faraxsan u tagey. maxaa iga raacey. he told me he met someone else.

waxaa intaa iiga sii darnaa asaga oo careynaa oo hadalo aan ilaa iyo hadda niyadeyda ka goyn la ahey igu yiri.

laba barri markaan joogey ayaan wacey mise waaba igu qeylshey telling me that I should stop ''constant'' contacting him :shock:

maalintii kale anigoo yaabsan ayaan iska baxey ayaddoo in yar oo roob ah da ayo. beer agteyda ah ayaan ka dhexbaxey. wallahi, waxan arkey asagii iyo gabadh aad u qurux badan la socdo. dallad bey heysatey asna hood. gabadha mey xijeebney waxeyna xirneyd dhar aad u qurux badan: boots dheer iyo goono ilaa jibaha joogta.

markuu i arkey ayuu laamiga la gooyey siddii aan ahey habar qumayo ah oo kale :evil:

( aniga ayaan waxan ku iri by email, markan ku arko laamiga ayaan goyn doonaa sida aad ii gashey darteed) asagii baa siddii igu sameyey.

walal hadda sannad baa arrinkii ka soo wareegtey. asagii naagtii buu guursadey. waxuu holidey ugu wadey meelihii aan anaga ka hadli jirney inaan holidey u aadi doono marka aan is guursanno.

aniganna wali shock-gii igamma baxin qof kalana lama aan kulmin. mar marka ii i arkana waxuu ii eeggaa sidii cadow oo kale.


sidee u fahamsiiyaa qofkan inuu asagga dambi iga galey :?:
User avatar
Dudaaye
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 796
Joined: Wed Sep 03, 2003 7:00 pm
Location: Goldogob Distirict: leelkase State

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Dudaaye »

Ruling on taking boyfriends or girlfriends

http://www.islam-qa.com/en/ref/1114
Bamaarn
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 293
Joined: Mon Nov 29, 2010 11:08 am
Location: Nick retired

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Bamaarn »

Dudaaye wrote:Ruling on taking boyfriends or girlfriends

http://www.islam-qa.com/en/ref/1114
:up:
Walaashiis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 946
Joined: Wed Dec 01, 2010 4:03 pm

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Walaashiis »

Subhaanalaah, we were not boyfriend and girlfriend.

I am not that young or stupid to be doing such a thing. sida soomaalida ey muddo dheer sheeko ka dhaxeysa ayey aheyd. asagana markii hore muu jogin
meeshaan joogo.
Walaashiis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 946
Joined: Wed Dec 01, 2010 4:03 pm

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Walaashiis »

my question was 'sideen qofkan u fahamsiiyaa inuu asaga dambi iga galey'?waayo aniga ayaa waqti badan oo sugis ah iga dhumey :broken:


Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Advo »

helwa is that you?

Anywho im sorry but dude seems likw his taking and is not interested in you, hopefully you will meet someone who does and will take you to those places you dreamt off insh'allah. Iska adkeeyso.
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Addoow »

From a Guys perspective.

I think you should move on with your life and stop contacting him at all.but you sound like one bitter person.
Last edited by Addoow on Thu Dec 02, 2010 2:21 pm, edited 1 time in total.
LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: sidee loga aarsada qof

Post by LivingToSucceed »

maxa oo fahansena qalaadkesa. :? i should advice to you to forget about him and move on with your life .ninka naagta into kasoo takoh marabtah :? . if it's hard for you to forget about him, you should think of all the negative qualities about him that drove you crazy or something he did that hurt you, like marka wacde uu ko qeliye iyo marki laamika ku gooyo siidi hawar qomayo :lol: whenever you feel the need, Remember that he is happily married to gawar qorox badan ;) so you can begin a new relationship...iska iloow. xaqa wuukaso baxaa hadu ka kale..ee adi iisku daa ninka iyo naaktisa abayoh. :oops:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: sidee loga aarsada qof

Post by kambuli »

Walaashiis,

I am taking this question as a serious and genuine question. This is what you should do.

Try to forget his existance. I know it is difficult, but try to erase him from your brain. Try to move on, this does not mean you have to throw yourself to the first guy you meet.

Believe me I know this women, who waited and waited for this guy for about ten yrs..Probably she was one of the most idiotic women you will ever hear. But women are wronged left and right in this world. Please don't be mean or cruel to the next guy you meet, because this women who waited for this guy so long told me she does not want to have any relationship with another man as it will be very unfair to him..She said" Ma doonayo inaan nin kale ka gooyo wixii uu ii geystey kii hore"...

The bottom line is..Move on...don't insult or backmouth behind his back..This should be a lesson for you.. Whatever you think you wronged, try to correct next time... :rose:
Walaashiis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 946
Joined: Wed Dec 01, 2010 4:03 pm

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Walaashiis »

Addoow wrote:From a Guys perspective.


I think you should move on with your life and stop contacting him at all.but you sound like one bitter person.



----------------------------

''From a Guys perspective.'' please ii faahfaahi?

Yes, I am bitter about it because I wasted nearly 4 years of my life for waiting for him

I am not in contact with him. I am not intending to do it so.

I want to understand what went wrong iyo inuu yahey a total doqon. qofka markuu muddada intaa le ek ku sugey waa inaa la imaataa sababtaa
aa isku badahsey. waayo qofku waa bani aadan qalbiga ayaa jabi kara.
Walaashiis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 946
Joined: Wed Dec 01, 2010 4:03 pm

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Walaashiis »

LivingtoSucceed and Kambuli, thank you for your efforts to reply.


I am just wondering why he did what he did?

Not that I want him back because that will NEVER work.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: sidee loga aarsada qof

Post by grandpakhalif »

Just move on with your life obviously he doesn't want you and is content with his new found love.....
Walaashiis
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 946
Joined: Wed Dec 01, 2010 4:03 pm

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Walaashiis »

how can you be happy when you really really messed up someone else's life? i do not get that.

is happiness just having a beautiful wife, money and children or anything that satisfies us??

I think others should not be affected by our selfish reasons. qalbiga waa wax dabacsan oo qarxi kara :broken:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: sidee loga aarsada qof

Post by Cirwaaq »

Walaashiis wrote:LivingtoSucceed and Kambuli, thank you for your efforts to reply.


I am just wondering why he did what he did?

Not that I want him back because that will NEVER work.

What difference does it make?

Perhabs he was one of those guys that do not share their deepest dislikes and he waited long enough for you to show change put when you did not he chose to seek a wife else where.

Even if he had married you with the above assumption he would have divorced you and found another wife. So you are lucky, next time make sure you are compatible before you invest time.

:rose:
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: sidee loga aarsada qof

Post by kambuli »

Walaashiis,

Xubbigii garanay eh, wax xoolo ihi miyey kaa galeen? I hope inaadan masruufi jirin :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”