Page 1 of 1

Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join TFG

Posted: Fri Dec 03, 2010 7:04 am
by XimanJaale
Xisbul Islam leader has vowed to join TFG to save the his group, the Xisbul Islam leaders is having important meetings with his advicers in Xamar, the future outcome of his group is looking gloomy. Has Sheik Dahir Aweys seen the light?
http://www.allgedo.com/2010/12/02/hogaa ... u-biiraan/

Ururka Xisbul Islaam oo lagalasoo wareegay degmooyinkii uu ka maamulayay dalka Somaliya ayaa kulan deg deg ah ka leh xaaladaha lasoo darsay iyo Mustaqbalka Xisbiga oo hadda Mugdi sii gelaya.

Kadib markii ay Xarakada Al Shabaab kala furfurtay maamuladii Xisbul Islaam ee gobalada dalka ayna shalay la wareegtay degmada Buurhakaba ayay hogaanka sare ee Xisbul Islaam isugu yeereen shir deg deg ah.

Sida aan wararka ku helayno mas’uuliyiinta Ururka Xisbul Islaam ayaa kulan xasaasi ah ku qaatay meel 15 KM ujirta degmada Afgooye waxaana kulankaasi lagu gorfeeyay qaabka ugu muhiimsan ee Xisbiga loo bad baadin karo iyo sida loola tacaalayo burburka kusoo food leh Xisbul Islaam.

Hogaamiyaha Xisbul Islaam ayaa shir gudoominayay kulanka xasaasiga ah ee hogaanka xisbiga dhaxmaray, sida ay wararku sheegayaan Xasan Daahir xiligii uu goobta ku sugnaa wuxuu xiraa dareeska ciidanka arrinkaas oo loo fasirtay in Korneelku dagaal doon yahay.

Saraakiisha ugu saraysa Xisbul Islaam ayaa soo jeediyay in aan xiligan dagaal loo cadaysan Al Shabaab balse lagu dadaalo sidii kulamo loola qaadan lahaa beelaha Muqdisho si Shabaabka looga xigsado Jufooyinka Muqdisho oo larumaysanyahay in ay Xisbiga ka difaaci karaan Shabaab waa haddii Xisbul Islaam ku dhawaaqo in ay ku biireen dowladda KMG ah.

Inkastoo aan la ogaa karin waxa kasoo baxay kulanka hadane warar hordhac ah waxay sheegayaan in Xisbigu isku raaceen in ay difaacdaan deegaanada Lafoole,Ceelasha Biyaha iyo Afgooye ilaa iyo degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho oo ay Xisbul Islaam ku xooganyihiin.

Laakin Hogaamiyaal katirsan Xisbul Islaam ayaa u hanqal taagaya in ay Shabaab la midoobaan, saraakiisha laga yaabo in ay Shabaab lamidooban waxaa kamid ah Sheekh Farxaan Ciilmooge gudoomiyaha Xisbul Islaam u qaabilsan gobalka Gedo oo fariisin ku leh degmada Luuq iyo Maxamed Cabdi Caruus oo Xisbul Islaam u qaabilsan arrimaha Howlgalada saraakiishaasi ayaa la sheegayaa in aysan qaada karin wadahadal uu Xisbigu lagalo Dowlada KMG ah.

20-ka maalmood ee soo socda ayaa lafilayaa in Xisbul Islaam ay Sedax arrimood midkood ku dhaqaaqaan 1-in ay Shacab noqdaan 2- in ay Shariif Sheekh Axmed dowladiisa raacaan 3- iyo in ay Shabaab raacaan, guuxa shacabka Muqdisho ayaa ah in Xoogaga Mucaaradka ah ay dhan isku raaci doonaan maadaama aysan isla maamuli karin degmooyinka ay ku suganyihiin.

Dowladda KMG ah ayaa haysata fursad ay wadahadal kula geli karto Ururka Xisbul Islaam oo hadda meel cidla ah kusoo dhacay marka laga reebo in ay Muqdisho ka joogaan meelo kooban.

Re: Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join T

Posted: Fri Dec 03, 2010 7:16 am
by abdalla11
Nonsense, the guy may be crazy but he has principles. Why didn't he join Sharif when the courts collapsed?
Al-itixad collapsed, he's still here, the maxakiim collapsed he's still here and when Hisbul islam collapses, you will hear about him with a new brand

Re: Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join T

Posted: Fri Dec 03, 2010 7:22 am
by XimanJaale
abdalla11 wrote:Nonsense, the guy may be crazy but he has principles. Why didn't he join Sharif when the courts collapsed?
Al-itixad collapsed, he's still here, the maxakiim collapsed he's still here and when Hisbul islam collapses, you will hear about him with a new brand
Sheik Dahir Aweys already said he was willing to join TFG until AMISOM leaves but now the crazy Al-shabaab are going wild (attacking Xisbul Islam bases in Buur Hakabo and others) he now knows that TFG is the only way to get peace.

Re: Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join T

Posted: Fri Dec 03, 2010 7:38 am
by Cirwaaq
XimanJaale wrote:
abdalla11 wrote:Nonsense, the guy may be crazy but he has principles. Why didn't he join Sharif when the courts collapsed?
Al-itixad collapsed, he's still here, the maxakiim collapsed he's still here and when Hisbul islam collapses, you will hear about him with a new brand
Sheik Dahir Aweys already said he was willing to join TFG until AMISOM leaves but now the crazy Al-shabaab are going wild (attacking Xisbul Islam bases in Buur Hakabo and others) he knows knows that TFG is the only way to get peace.

This is a wounded fox and it is safer crawling into the TFG's gorilla camp then stand alone wounded so shabab's pack of hyenas won't consume what is left of him.

Let us see if the TFg capitalises on this opportunity :D

Hope they do...

Re: Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join T

Posted: Fri Dec 03, 2010 7:50 am
by Coeus
A smart move by them :up: Better to join TFG rather then being killed along with Al shabab. These terrorists days are outnumbered.

Re: Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join T

Posted: Fri Dec 03, 2010 7:52 am
by AhlulbaytSoldier
Nonsense and bullshit.
The only way aweys will join tfg is his dead body sent to villa soomaliya.

Re: Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join T

Posted: Fri Dec 03, 2010 8:08 am
by FBISOMALIA
its something basic the chicken can not live with out the farm

aweys dont worry somalia history will say to you that you became wise man when you went to tfg :ugeek:

Re: Sheikh Dahir Aweys: The only option we have is to join T

Posted: Fri Dec 03, 2010 8:12 am
by Coeus
FBISOMALIA wrote:its something basic the chicken can not live with out the farm

aweys dont worry somalia history will say to you that you became wise man when you went to tfg :ugeek:
:lol: :up: