PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by grandpakhalif »

Image

R/Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta soo kormeeray Goobihii ay Ciidamada Dowladda KMG-ka Soomaliya Maalintii shalay kala wareegeen Maleeshiyaadka kooxda Shabab.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxameed Farmaajo R/wsaaraaha Xukuumadda Federaalka KMG-ka Soomaaliya ayaa waxa uu kormeer howled kusoo kala bixiyay Goobo faro badan oo ay Ciidamada qalabka sida maalintii shalay ka saareen maleeshiyaadka Kooxda Shabab,waxaana goobaha uu R/wasaaraha soo kormeeray kamid ah: Dhismaha Gurigii Maxamed Baare iyo Dhismaha gurigii uu lahaa Khaalli Gacameey iyo Xarumo kale oo ka tirsan Degmada Boondheere ee Gobolakni Banaadir.

R/wasaaraha oo Saxaafadda kula hadlay aagga hore ee dagaalka ayaa ku amaanay Ciidamada Dowladda Dadaalka Geesinimada leh ee ay sameeyeen, isagoo ugu hambalyeeyay Guusha ay gaareen.

R/wasaaraha ayaa ujeeddada kormeerkiisa ku sheegay inay tahay sidii uu u soo arki lahaa Goobaha ay gacanta ku dhigeen Ciidamada qalabka sida islamarkaasna ay ka saareen Maleeshiyaadka kooxaha Nabad diidka ah.

Mudane Farmaajo ayaa sheegay in 43 qof laga dilay Kooxaha cadowga ah ee Weerarka soo qaaday islamarkaasna uu dhaawacoodu yahay mid aan cadad laheyn, waxa intasai ku daray in Ciidamada Dowladdu ay ka dhaawacmeen 2-askari oo kaliya hase yeeshee aysan jirin wax dhimasho ah oo soo gaaray.

Maxamed cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in Maleeshiyaadkii soo duulay ay ku jabeen dagaalka islamarkaasna ay ku fashilmi doonaan, waxa uuna xusay in Ciidamada Dowladdu aysan dib u soo laaban doonin illaa ay ka ceyriyaan Maleeshiyaadka Kooxaha nabad diidka ah.

R/wasaaraha ayaa tilmaamay in Al-shabab ay yihiin Gumeysi doonaya in dalka uu ku jiro dagaal oo keliya, hase yeeshee waxa uu hoosta ka xariiqay in Dowladdu ay dooneyso nabad, isagoo farta ku fiiqay in dhowr jeer ay ergo nabadeed iyo baaqyo nabadeed u direen maleeshiyaadka Kooxaha dagaallada wada hase yeeshee ay ka dhego adeegeen.

Wuxuu Tilmaamay in loo baahan yahay in xilligaan kaddib loo soo jeesto sidii loo dhisi lahaa dalka maadaama 20-kii Sano ee lasoo dhaafay ay dhibaatooyin ka jiren gudaha dalka.

Goobaha uu soo kormeeray R/wasaaraha ayaa waxaa ka muqday Burbur xooggan oo ay gaarsiiyeen Dagaalladii ugu dambeeyay oo Ciidamada Dowladda iyo maleeshiyaadka Kooxaha nabad diidka ah ku dhexmaray Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

Waxa uu R/wasaaruhu kulan gaar ah la qaatay saraakiil ka tirsan Ciidamada qalabka sida oo u taagan difaaca Diinta, dalka iyo dadka iyo sidoo kale Guddoomiyaha Degmada Boondheere Cabdullahai Xersi wardheere Istakiin, isagoo kula dardaarmay inay sii dardar geliyaan sidii meesha looga saari lahaa kooxaha mayalka adag iyo ajaaniibtooda ku soo duushay dalka.

Image

Image
:clap:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by grandpakhalif »

Mudane Farmaajo ayaa sheegay in 43 qof laga dilay Kooxaha cadowga ah ee Weerarka soo qaaday islamarkaasna uu dhaawacoodu yahay mid aan cadad laheyn, waxa intasai ku daray in Ciidamada Dowladdu ay ka dhaawacmeen 2-askari oo kaliya hase yeeshee aysan jirin wax dhimasho ah oo soo gaaray.
Terrorists are losing wallahi :D :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by AhlulbaytSoldier »

:lol: :lol: war ka joog, cheesoow. He is suicidal.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by SultanOrder »

tell him to pay the soldiers, thats what they need and support their families.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by Coeus »

Good news and a step in the right direction. Al shabab must be eradicated from the capital. And now when the unwavering support from the UK, USA and UN. Somalia can finally kill this disease of. :up: :up:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by Coeus »

Perfect_Order wrote:tell him to pay the soldiers, thats what they need and support their families.
He has already promised 2 weeks ago that he will pay every soldiers that is fighting for TFG and that their salaries wont be forgotten.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by The_Emperior5 »

rallies the troops what troops the Bantu Amisom troops :lol: :lol: Xaarmaajo waxa u hadhay 6 months :o
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by grandpakhalif »

The_Emperior5 wrote:rallies the troops what troops the Bantu Amisom troops :lol: :lol: Xaarmaajo waxa u hadhay 6 months :o
can you stay out of Somalia affairs, we dont need foreign meddling.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by The_Emperior5 »

grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote:rallies the troops what troops the Bantu Amisom troops :lol: :lol: Xaarmaajo waxa u hadhay 6 months :o
can you stay out of Somalia affairs, we dont need foreign meddling.

if you dont need foreign meddiling tell bantu buhuku to fuck off :lol: :lol:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by AhlulbaytSoldier »

The_Emperior5 wrote:rallies the troops what troops the Bantu Amisom troops :lol: :lol: Xaarmaajo waxa u hadhay 6 months :o
dalxiis airways and cheese factory have till end of january.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by grandpakhalif »

The_Emperior5 wrote:
grandpakhalif wrote:
The_Emperior5 wrote:rallies the troops what troops the Bantu Amisom troops :lol: :lol: Xaarmaajo waxa u hadhay 6 months :o
can you stay out of Somalia affairs, we dont need foreign meddling.

if you dont need foreign meddiling tell bantu buhuku to fuck off :lol: :lol:
why do you care whether General Buhuku is assisting Somalia or not, its none of your business.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by The_Emperior5 »

HutuKing01 wrote:
The_Emperior5 wrote:rallies the troops what troops the Bantu Amisom troops :lol: :lol: Xaarmaajo waxa u hadhay 6 months :o
dalxiis airways and cheese factory have till end of january.
Next year 2011 say walahi i thought the EU said they have till august 2011
Last edited by The_Emperior5 on Fri Dec 03, 2010 5:16 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by The_Emperior5 »

why do you care whether General Buhuku is assisting Somalia or not, its none of your business.
Xaarmaajo iyo Bantu Bahuku goormey walaalo noqdeen :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by Coeus »

Emperior please stop hijacking the thread. :down:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: PM Farmaajo rallies the troops as Boondheere is captured

Post by grandpakhalif »

The_Emperior5 wrote:
why do you care whether General Buhuku is assisting Somalia or not, its none of your business.
Xaarmaajo iyo Bantu Bahuku goormey walaalo noqdeen :lol: :lol:
A man with a president ku sheeg "lS.iilaanyo" is insulting PM Farmaajo is news to me. Leave Somalia affairs alone and worry about your clan enclave or 'qaran'
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”