best young poet in the north

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

best young poet in the north

Post by Blue_609 »

is about to publish a book

Borama ( CNN) Waxa dhawaan la soo bandhigi doonaa buug cusub oo laga qoray suugaantii iyo maansooyinkii uu curiyey abwaanka dada yar ee maxamed cusmaan budin, kaasi oo ku dhan yihiin wixii maansoyin ah ee uu curiyey. waana buugii koowaad ee laga qoro abwaanka dada yar isaga oo mudo gaaban ku curiyey suugaan aad u balaadhan kana soo qayb qaatay tartano suugaaneed lagaga qayb galaayey tartan waxana uu haa kii koowaad ee dhawr jeer soo qaaday kaalinta koowaad ee suugaan yahanada dada yar ee ku dhaqan soomaaliland waxana uu maansooyinkiisan kaga waramayaa marxalado kala duwan sida jacaylka. colaadaha, nabada, iyo wixii kale ee soo raaca nolosha bili aadanka. waxa hadaba uu abwaanku ugu talo galay waa umada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan inay helaan suugaan wanaagsan oo ay dhaxal u haystaan inta uu noolyahayna uu u soo samayn doono suugaan kale, sida uu u sheegay abwaanku shabakada wararka ee camuudnews in uu isagu uu qori doono buug kale maadaama kani isaga laga qoray oo aanu ahayn ka isagu buugan qoray lakiin u ogolaaday ninka buuga ka qoray abwaanka, waxan dhamaan hadaba ogaysiinaynaa in la soo bandhigi doono buugan lamagac baxay GODOL bisha koowaad kowdeeda sanadka 2011 ka hadii illaahay yidhaa waxaana lagu soo bandhigayaa magaalada Boorama ee gobalka Awdal

http://camuudnews.com/?p=10104
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”