Madaxa Hay’ada UNHCR Oo Booqasho Ku Yimid Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Madaxa Hay’ada UNHCR Oo Booqasho Ku Yimid Puntland

Post by FBISOMALIA »

Image
Wefdi u hogaaminaayo Madaxa Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga aduunka ee UNHCR ayaa maanta socdaal kusoo gaarey magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Mr.António Guterres waxaa magaalada Bosaaso kusoo dhoweeyey masuuliyinta Dawladda Puntland oo ugu horeeyey Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire,waxaana intaas kadib loo galbiyey xarunta madaxtooyada ee magaalada Bosaaso.

Madaxa Hay’ada UNHCR iyo Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ayaa qaatay kulan socday mudo kooban kaas oo looga hadlay arimo kala duwan kana mid ahayd xaaladaha dadka soo barakacay ee ku sugan degaanada Puntland.

Dhanka kale maalinimada berito waxaa lagu wadaa wefdiga Hay’ada UNHCR in ay booqasho ku tegaan xeryaha qaxootiga ee ku yaalla magaalada Bosaaso.

Wefdiga u hogaaminaayo Mr.Guterres ayaa saaka soo maray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,waxaana ay tahay marki u horeysay uu booqasho ku yimaado degaanada Puntland.
mr antonio what exactly you want for us ....???

hosting more no and no we have shit from them enough is enough
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Madaxa Hay’ada UNHCR Oo Booqasho Ku Yimid Puntland

Post by abdalla11 »

Image

:lol: He used to get a huge welcome couple of month ago, but since the oil thing started he came all alone to the office of the PM
hahaha1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 253
Joined: Sat Nov 13, 2010 4:57 pm

Re: Madaxa Hay’ada UNHCR Oo Booqasho Ku Yimid Puntland

Post by hahaha1 »

hay'ada UNHCR CAME TO PUNTLAND TO LOOK AT THE REFUUGE FROM SOUTH SOMALIA HOW THEY DOIN PUNTLAND PEOPLE TAKE CARE OF PEOPLE THAT NEED HELP HAWIYA AND OTHER DAROODS CLANS THAT LIVE IN SOUTH SOMALIA BUT WE KILL AL SHAABAAB IF THEY IN PUNTLAND.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”