Wafdi Hogaaminayo M. Xigeenka Puntland Gaaray Galgala

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Wafdi Hogaaminayo M. Xigeenka Puntland Gaaray Galgala

Post by FBISOMALIA »

Image

Image
Boosaso ( RBC Radio ) Wafdigani Oo Saaka Waabarigii Ka Amba baxay Boosaso ayaa waxaa Hogaaminayay Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Gen C.samad Cali shire Waxaana Xubanaha Wafdigani ka Mid ahaa Wasiirka Qorsheenta Iyo Xiriirka Caalamiga Puntland Wasiirka Amniga Puntland Wasiiro Ku Xigeeno Farabadan.

Ujeedka Socdaalka madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ahaa sidii uu ugu Kuur Gali lahaa deb U Dajinta iyo Dib U soo Noqoshada Dadkii Ka barakcay Magalada Galgala oo Dagaal Ku Dhex Maray Kal Hore Dowlada Puntland Iyo Xoogag uu Hogaaminayo Maxmed Siciid Atam.


Wafdiga aya waxaa ay Kulamo la Qaateen Masuuliyiinta Odayaasha Degmada galgala Iyo Sidoo Kale Qudbado Kala duwan Oo Ay U soo jeediyeen Ciidamda Puntland Ee halkasi Ku Sugan.

Madaxwene Ku Xigeenka Puntland Gen C/samad Cali Shire ayaa sidoo kale Waxaa uu kulamo La Qaatay Odayasha Degmada Galgala Isla Markaasina Waxaa uu Kala hadalay Habka Ugu haboon ee Dib Loogu Soo Celin Karo dadkii ka barabaxay Galgala.

Iyadanoo Dowlada Puntland kaashaneyso hay’adaha Samafalka Taasi Oo Dhawanaahan Qabaqaabadeeda Socotay Waxaa gabagabadii la Isla Fahmay in La iska Kaashado Dib U soo Celinta Dadkii Ka Barakcay Galgala.

Inkasta Oo Inta Badan Saxaafada aysan La Socon Wafdigii Maanta ayaa Hadana Ilo Ku dhow Wafdiga Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ay sheegayaan In Degmada Inta Badan Ay Ku soo Laabteen dadkii Ka Qaxay Isla Markasina Hada Loo Diyaargaroobayo Sidii Loo Taageeri Laha dadkaasi Isla Markasina Agabka ay U Baahan YihiinLoogu dhameystiri Lahaa.

Odayaasha Galgala Oo Kulan La Leh Masuuliyinta Dowlada Puntland

Horay ayaa Wasiiro Iyo Maamulka Gobolka Bari Waxaa ay Ugu Cel celiyeen Sida Loogu baahan Yahay in La taagero Dadkii ka Qaxay Galgala iyo Garabsiinta dadkaasi Oo Ah Mid Muhiim ah Xiligani.

Cutubyo Ciidma ah Oo Ka Mid ah Ciidamda Puntland Ee Galgala Ku Sugan

Waxaana Ilaa iyo Xiligaasi Soconayay Qaban qaabo ku Aadan habkii dowlada Puntland Dib U Dajin Ugu Sameyn Lahayd Dadkaasi iyadoo La Kaashanayo hay’adaha deeqaha Bixiya.

RBC Radio Boosaso
Image

Image

Image

Image

Image

Image


aliyaha guud ee ciidanka dfgaaca Puntland Gen.Siciid Dheere you doing good work sarkaal in galgala region :som: :up:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Wafdi Hogaaminayo M. Xigeenka Puntland Gaaray Galgala

Post by Executive »

He is busy engaging in a tribal conflict while he can't go to his own town. Nacas weeye.
User avatar
D-Runner
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1293
Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
Contact:

Re: Wafdi Hogaaminayo M. Xigeenka Puntland Gaaray Galgala

Post by D-Runner »

^And what town might that be? The one Xaabsade and his Somaliland supporter handed over to Somaliland on a silver platter. You might wanna get your facts right on the Galgala issue, Mr. Atom was a enemy of the state so I don't know how you manage to turn that into tribal conflict.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Wafdi Hogaaminayo M. Xigeenka Puntland Gaaray Galgala

Post by FBISOMALIA »

Executive wrote:He is busy engaging in a tribal conflict while he can't go to his own town. Nacas weeye.
why your ppl (ssc) don't attack lasscound ....the true is they cant do nothing with out puntland :ugeek:
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Re: Wafdi Hogaaminayo M. Xigeenka Puntland Gaaray Galgala

Post by muftaax »

Dhulmahanta are finally going to get the ass whipping they deserve just as we did in Gar'daag and killed their Garaad :D

We will send them packing to :sland: after we throw their Dabayco masters into the red sea and off the buurs. :geek:


Viva Maakhir and the destruction of Dabaycos :up:
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Re: Wafdi Hogaaminayo M. Xigeenka Puntland Gaaray Galgala

Post by muftaax »

Executive wrote:He is busy engaging in a tribal conflict while he can't go to his own town. Nacas weeye.

Warsangeli is the enemy of Pirateland and we will destroy Pirateland. Dabaycos cant set foot on our land without destruction :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”