Page 1 of 4
War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 4:05 am
by Monk-of-Mogadishu
AGAIN! Same groups, reer Mahad & Sacad, at it again this month!
http://www.raxanreeb.com/?p=73641
Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 6:25 am
by samadoon-waaxid
General Edwin
Waxa khatar ku jira Amniga Puntland gaar ahaan Gobolka Mudug >> kadib markuu soo gaarey gobolkaas oo in muda ah saldhig ku lahaa nin la yirahdo General Edwin Rozlubirski oo ah nin asalkiisu yahay Yuhuuda reer Poland 1938 ayey reerkiisu soo galeen dalka Ingriiska ,waxuuna ahaan jiray General ciidamada ah.
Edwin waa nin kasoo shaqeeyey dagaladii sikeeye ee ka dhacay Brundi ,waxa oo kaluu yahay sargaal u shaqeeya sirdoonka israel ee loo yaqan mosaat.
Edwin ayaa waxa uu joogey mudo somalia gaar ahaan gobolada mudug ,halkaas oo uu ka wado howlo aan ilaa iyo hada cid shaacisay jiray,waxaana u leeyahay ciidmo u shaqeeya,waxaa l sheegay inuu im muda ah ku hawlanaa dib usoo nooleynta khilaafkii horey uga jiri jirey gobolka mudug.
Edwin waxa sitoos ah ula shaqeeya qaar ka tirsan Saraakiisha DFKMG , waana muhiim in uu soo qabto maamulka Puntland ninkan oo dhib ku haya dadka dagaanka wada dagan waana fidno loo soo direy umada somaliyeed ee dagan goboladaas.
Galkacyo - Caasumada Gobolka Mudug
E
dwin waxaa uu dhawaan tababar u soo xiray dufcado maleshiyo uu ku shaqeysto, kuwaasi oo uu hubeeyay sida ay sheegeen waxgarad ku sugan koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana ninkani ajnabiga ah oo halkaasi ka dhistey hay’ad sirdoon ah uu ku dhuuntaa ama isku qariyaa in uu yahay magaca shirkad kaluumeysi taasi oo uu ugu magacdarey Iidaan.
Odayaasha dhaqanka gobolka Mudug qaarkood ayaa sheegay in dagaal shalay ka dhacay deegaanada Xaradhaban iyo Bukhraas oo ay dad ku dhinteen kuna dhaawacmeen uu isagu ka dambeeyay isla markaana uu soo hubeeyay maleeshiyaad ka yimid koonfurta Gaalkacyo kuwaasi oo duulaan ku qaadey deegaanadii shalay dagaaladu ka dhaceen, maana filayo in uu wax dhib ahi soo gaarayaan isaga goorta ay si fiican isugu duba dhacaan hoowlaha coolaada ee hada loo durbaan tumayo.
Sarkaalkan waa muhiim in ay ciidamada Puntland ay soo qabtaan waxa uu khatar ku yahay jiritaanka Puntland gara ahaan xasiloonida gobolka Mudug,kamana duwana argagaxisadii kol hore ah ay Puntland ka hortagtey , Sarkaalkan waxa u furun shirkad been ah oo ka diiwaan gareysan Puntland iyo galmudug. sarkaalkan ayaa waxa uu qortey ciidamo sidii maleeshiyo u shaqeeya oo xoola dhaqatadii leynaya,waxa kaloo ay wadaan howlo argagaxiso nimo ah oo ay kula beegsanayaan dadkii daganaa gobolka mudug.
waa muhiim in ay Puntland ku dhaqaaqdo soo qabashada ninkan fidnada soo kordhiyay ee xasiloonida gobolka ka soo horjeeda..
Dr > Ali Warsame
source:allidmale.com
Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 8:06 am
by FBISOMALIA
waa muhiim in ay Puntland ku dhaqaaqdo soo qabashada ninkan fidnada soo kordhiyay ee xasiloonida gobolka ka soo horjeeda.
who is the guy ..??
Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 8:43 am
by samadoon-waaxid
FBISOMALIA wrote:
waa muhiim in ay Puntland ku dhaqaaqdo soo qabashada ninkan fidnada soo kordhiyay ee xasiloonida gobolka ka soo horjeeda.
who is the guy ..??
General Edwin Rozlubirski oo ah nin asalkiisu yahay Yuhuuda reer Poland 1938 ayey reerkiisu soo galeen dalka Ingriiska ,waxuuna ahaan jiray General ciidamada ah.
Edwin waa nin kasoo shaqeeyey dagaladii sikeeye ee ka dhacay Brundi ,waxa oo kaluu yahay sargaal u shaqeeya sirdoonka israel ee loo yaqan mosaat.
Edwin ayaa waxa uu joogey mudo somalia gaar ahaan gobolada mudug ,halkaas oo uu ka wado howlo aan ilaa iyo hada cid shaacisay jiray,waxaana u leeyahay ciidmo u shaqeeya,waxaa l sheegay inuu im muda ah ku hawlanaa dib usoo nooleynta khilaafkii horey uga jiri jirey gobolka mudug.
Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 9:08 am
by FBISOMALIA
ooh i meant who the person make trouble ....when you highlight it i understand thx man
puntland should catch this guy

Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 12:04 pm
by abdalla11
Majerteen, the only somali clan that is fighting the yahuud

Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 12:17 pm
by Blue_609
sacad should go to xamar they causing trouble they dont fit in a peaceful environment

Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 4:25 pm
by Monk-of-Mogadishu
The war is happening in a town far north of Gaalkacyo, how the hell did Sacad inhabit regions in Waqoyi Mudug?
Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 9:58 pm
by ibrahimcw
Saleebaan and Sacad are right now negotiating in Afgooye the town of galeedi people in the south, they are working on unity so Sacad can give it their 100% in the war against puntland.
this war was unfair from the start, Sacad vs Puntland ? im really worried the last Darood state will fall at the hands of a sub sub sub tribe of hawiyo.
Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 10:17 pm
by Monk-of-Mogadishu
^ Worry about Gedo, we know how to safeguard the things that belong to us.
Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 10:22 pm
by grandpakhalif
ibrahimcw wrote:Saleebaan and Sacad are right now negotiating in Afgooye the town of galeedi people in the south, they are working on unity so Sacad can give it their 100% in the war against puntland.
this war was unfair from the start, Sacad vs Puntland ? im really worried the last Darood state will fall at the hands of a sub sub sub tribe of hawiyo.
Sxb Bah Ogaden ma tahay?

Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 10:34 pm
by ibrahimcw
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu sheegay inay soo gaareen dagaalo beeleed ka dhacay deegaano ka mid ah dalka sida gobolka Mudug gaar ahaan Gaalkacyo, sidaasi daraadeed wuxuu cadeeyay isagoo tixraacaya baaqyadiisii hore ee nabadeed in dagaaladaasi si deg deg ah loo joojiyo ayna iska xil saaraan Maamul goboleedyada, Oday dhaqameedyada, Culimada, Waxgaradka, Haweenka iyo dhalinyarada inay sidii horeba ay caadada u lahaayeen kala dhex galaan dadkaasi walaalaha ah oo ay baajiyaan dhiiga macna darida u daadanaya.
http://horseedmedia.net
even the TFG is worried that Sacad will over run the great puntland army

Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 10:40 pm
by ibrahimcw
grandpakhalif wrote:ibrahimcw wrote:Saleebaan and Sacad are right now negotiating in Afgooye the town of galeedi people in the south, they are working on unity so Sacad can give it their 100% in the war against puntland.
this war was unfair from the start, Sacad vs Puntland ? im really worried the last Darood state will fall at the hands of a sub sub sub tribe of hawiyo.
Sxb Bah Ogaden ma tahay?

yes i am Bah Ogaden

Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 10:49 pm
by grandpakhalif
gaar ahaan reer dalal?

Re: War breaking out in Mudug!
Posted: Mon Dec 06, 2010 10:50 pm
by hahaha1
harti darood forever no1 will win against us .