UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo dhawaan loo doortay guddoomiyaha siyaasada xisbiga UDUB ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkii guddoomiyaha Siyaasada ee Xisbiga UDUB, kaas oo lala xidhiidhinayo iscasilaadiisu inay ku timid culays la sheegay inuu kaga yimid guddoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin oo u soo jeediyay inuu xilkaasi iska casilo.
Cawil ayaa xilkaasi dhawaan kala wareegay guddoomiyihii hore ee guddidaasi Cumar Jaamac Faarax, isla markaana ay saxaafada isku mariyeen hadalo ay isku durayeen, taas oo guddoomiyihii hore ee Siyaaasada xisbiga UDUB Cumar Jaamac uu ugu baaqay Cawil inuu iska maydho fadeexado musuqmaasuq oo loo tirinayo Wasiirkii hore ee Maaliyada.
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xisbiga UDUB oo xaqiijinaya iscasilaadiisa, hase yeeshe ilo xogogaal ah oo u dhuun daloola xisbiga UDUB ayaa Haatuf u xaqiijiyay in uu si rasmi ah xilkaasi iskaga casilay Mr. Cawil Cali Ducaale.
Guddoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa inuu dhawaan dalka ku soo guryo noqdo si uu boodhka uga tumo xisbiga UDUB ee hagaasay, isla markaana doorashadii madaxtooyada lagaga guulaystay, wakhtigan xaadirka ahana u muuqda xisbi magac ahaan u jira.

- ChiefAaqil
- SomaliNetizen
- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
UDUB is more then Cawil, I dare say that UDUB will be better withour Cawil.
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
UDUB is a great Somaliland party burburkeeda looma baahna that would not be good for Somaliland at all and in any case like ChiefAqil says UDUB is much bigger than Cawil alone. With Warancade in charge UDUB will be a forced to be reckoned with in 2015

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Who are we going to have fun with now
Bal Siciid la xidhiidha, inuu nool yahey ha la soo hubo

Bal Siciid la xidhiidha, inuu nool yahey ha la soo hubo

Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Leave the man alone. Hes the most popular politician in the land seems like.
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
It's called Siyaasad. Cawiil doesn't want that position. His after the Gudoomiyaha Xisbiiga position for the upcoming UDUB conference. Why did you think Warancadde also refused to take the Gudoomiyaha Siyaasada UDUB position? it's all good Cawiil is going to take a bit of rest he is still part of UDUB.
unless he releases a press conference announcing his exit from the party. Which we are yet to see. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Of all the former members of UDUB, cawil was the greediest

BTW, don't get mad at me garxajis because there were other guys of UDUB who kept their dignity like ina warancade

BTW, don't get mad at me garxajis because there were other guys of UDUB who kept their dignity like ina warancade

Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Cawil, might be greedy, corrupt etc or whatever you want to call him. But he knows how to play siyaasad. That is why many are worried about him and are talking about him 24hrs every website.
That is what i noticed.

Last edited by Siciid85 on Mon Dec 06, 2010 6:46 pm, edited 1 time in total.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Lol@ Siciid still 'holding on'. Keep the faith saaxib 

Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
^^^ It's just funny seeining even if he resigned or whatsoever. Wali waxa jooga daad ka cabaadaya. 

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
I like the way you're trying to spin this. Keep your head up and your back straight, you might just manage to convince us that you're not heartbroken 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
OK siciid, what is your opinion of him runta iska sheeg
I remember when the elections used to be cancelled often, reer hargeisa were all blaming him
I remember when the elections used to be cancelled often, reer hargeisa were all blaming him
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
Cumar-Labasuul. It what just not him who was responsible for the delaying of the elections. The corrupt guurti took their part so did Riyaale. That is why non will tolerate any blameka hal individual duusha laga saro out of qabyalaad. As far as my opinion about him goes he might be corrupt, greedy etc. One thing i admit though he knows how to play siyaasad and the amount of people he makes cabaad.
I have said before though i perfer Warancadde as my candidate for UDUB. 

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
No he doesn't know how to play siyaasad. If he did, he would be UDUbs saviour as we speak, siyaasad maxay ah?
Ps: how come you never speak about UCID anymore? I mean, you spend more time on here defending Cawil and UDUb than you promote UCID? What kind of 'supporter' is that

Ps: how come you never speak about UCID anymore? I mean, you spend more time on here defending Cawil and UDUb than you promote UCID? What kind of 'supporter' is that

Re: UDUB Wey Burburtay-- Cawil Resigns from his Position
UCID. I am waiting for their party elections dee. Nowadays i don't hear much about them wali Faysal ali waraabe ba gudoomiye ah. Adigu just don't get a heart attack when you hear Cawiil is back.
Anigu it doesn't bother me whether he is in or not. As i have better candidate lined up ( Warancadde).

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 750 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 19 Replies
- 1201 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 19 Replies
- 1089 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 0 Replies
- 397 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 2 Replies
- 549 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 275 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 211 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 2 Replies
- 485 Views
-
Last post by Addoow
-
- 0 Replies
- 983 Views
-
Last post by abgaalKING