Waran Cadde Standing for President Next Election
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Waran Cadde Standing for President Next Election
Wasiirkii hore ee Wasaarada Duulista Hawada Md. Cali Maxmed Warancadde, ayaa manta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu Madaxweynaha Jabuuti uu soo guddoon siiyay laba libaax ka dib markii si weyn loogu soo dhaweeyay dalkaasi weftigii Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
WarancadeGeele2
Cali Warancadde oo u waramayay saxaafaddu maanta markii uu ka soo degay madaarka Hargeysa wuxuu yidhi "Jabuuti baan ka soo laabtay oo aan geeyay hadyad aynu siinay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, hadyadaasi oo ka turjumaysay cilaaqaadka labada wadan ee Somaliland iyo Jabuuti, dawladihii iyo boqortooyooyinkii hore waxa cilaaqaadkoodu ahaan jiray hadba siday wax isku waydaarsadaan. Si wanaagsan ayaa naloogu soo dhaweeyay wadanka Jabuuti Waa inaan haddii aynu Somaliland nahay ku tuntuunsanaa oo adkaysanaa xidhiidhka iyo cilaaqaadka aynu la leenahay dalalka dariska gaar ahaan Jabuuti,"ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Duulista Hawada iyo gaadiidka cirku, waxaanu intaasi ku daray "Waxaanu soo aragnay dad waxna qabsaday, iskuna duuban iyo Madaxweyne dalkiisii iyo dadkiisii u halgamaya."
Waxa kale oo uu u mahad celiyay dhammaan masuuliyiinta iyo dawlada jabuuti, waxaanu sheegay inuu ku rajo weyn yahay in xidhiidhka labada dal sii xoogaysto.
Warancadde oo la weydiiyay warar sheegaya in Madaxweynihii hore uu imanayo dalka isla markaana uu gudoonkii xisbiga ku wareejinayo isaga waxaanu yidhi "Guddoomiyaha xisbiga ma noqonayo laakiin, Murashaxa xisbiga ayaan noqonayaa. Guddoomiyaha in cid kale loo dhiibayo ayaan jecelahay."

- ChiefAaqil
- SomaliNetizen

- Posts: 526
- Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
I like Warancade.
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
waran cadde for president

Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
I'D Vote for Him

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
So far all HY is Voting for Warran Cadde and 1 HJ!!!!!!!!
So Who is Gonna Vote for Ina Biixi?
So Who is Gonna Vote for Ina Biixi?
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
Emperior/khaliid ali and his other nicks. 
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
LiQaaye_TDH wrote:So far all HY is Voting for Warran Cadde and 1 HJ!!!!!!!!
So Who is Gonna Vote for Ina Biixi?
Xaakoliiqa wants to start division again.. nayaa urta Siilaanyo is no gonna last more than a year.. he is suffering dementia
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
Ina warancade 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
Ina warancade will be a great leader he even looks like a president 

Re: Waran Cadde Standing for President Next Election

Ninkani ma naaxo,He's got swagger, We need some1 like that after Madaxweyne Maxamoud to carry on the good work
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
will he bring the lions into the madaxtooyadaSLJOOFAY wrote:
Ninkani ma naaxo,He's got swagger, We need some1 like that after Madaxweyne Maxamoud to carry on the good work![]()
![]()
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
VOTE
CALI MAXAMED WARANCADE
"LIBAAXA SOMALILAND"
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
yunis09 wrote:will he bring the lions into the madaxtooyadaSLJOOFAY wrote:
Ninkani ma naaxo,He's got swagger, We need some1 like that after Madaxweyne Maxamoud to carry on the good work![]()
![]()
Yeah cus madaxtooyada horteedu ku xidhiya to keep out Cawil, Juug soo dacay and all the other thieves
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: Waran Cadde Standing for President Next Election
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1886 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 15 Replies
- 211 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 529 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 57 Replies
- 5635 Views
-
Last post by Cunaaye25
-
- 6 Replies
- 1016 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 10 Replies
- 1171 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 342 Views
-
Last post by Coeus
-
- 7 Replies
- 1035 Views
-
Last post by highclass
-
- 0 Replies
- 193 Views
-
Last post by gemini07
-
- 3 Replies
- 24 Views
-
Last post by abdi ilyas