Alshabaab fresh 400 trained new soldiers

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Alshabaab fresh 400 trained new soldiers

Post by The_Emperior5 »

Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo tababar loo soo gaba gabeeyay.
Image
Bay ( Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolada Bay iyo Bakool ayaa tababar u soo gaba gabeeyay ku dhawaad 400-oo Askari kuwaasi oo ay saraakiisha Al Shabaab sheegeen inay ka qeyb qadanayaan dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho.

Galinkii dambe ee shalay ayaa saraakiil ka tirsan Xarakada Al Shabaab waxaa ay tababar askar gaaraya 300-boqol loogu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay, waxaana la sheegay ciidamada tababarka u soo dhamaaday in ay ka qayb qaadanayaan dagaalada Al Shabaab ay kula jiraan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Maxamuud Shariif Macalin oo ka mid ah saraakiisha Al Shabaab ee gobolka Bay oo la hadlay askarta tababarka u soo dhamaaday ayaa waxaa uu sheegay in qaar kood loo soo diray magaalada Muqdisho islamarkaana ay ka mid yihiin ciidamada dagaalamaya.

Sidoo kale qaar ka mid ah askarta oo halkaasi ka hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin tababarka lasiiyay, waxaana ay sheegeen in ay ka go’antahay in ladagaalamaan islamarkaana maysha ay kasaaraan dowladda KMG Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho.

Dhawaan ayay aheeyd markii tababar ceenkaan oo kale ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose loogu soo gaba gabeeyay boqolaal askari oo saraakiisha Xarakada Mujaahidiinata AL Shabaab ay sheegeen in ay u soo direen magaalada Muqdisho si ay qayb ugu noqdaan ciidamada dagaalamaya.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Alshabaab fresh 400 trained new soldiers

Post by XimanJaale »

Umada soomaliyeed illaahi ha uu naxristo, jaw these kids are being played with.
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Re: Alshabaab fresh 400 trained new soldiers

Post by Somali_Boqor »

war waxaan yaa naga qabta.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Alshabaab fresh 400 trained new soldiers

Post by Coeus »

recruting children for war :down: They are getting desperate
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”