Page 1 of 1

Poor Raxanweyn was killed by PL

Posted: Wed Dec 08, 2010 2:43 pm
by muftaax
Dilaa Lagu Toogray Magaalada Bosaso Ka dib Markuu dilay Sarkaal .
December 8, 2010
By Somali
Taliska Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa Sheegay in laba nin oo afka duubtay ay ku dileen xaafada biyo kulule Sarkaal ka tirsan Wasaarada Maaliyada Ee maamul gobeleedka Puntland.


Hadaba Nimanka falkaa gaystay ayaa ahaa laba nin oo u dhashay beesha raxan weyn ka dib markii mid ka mida la toogtay midna la dhaacaway ayaa la ogaaday haybtooda hadaba Marka uu falkaaasi dhacayey waxaa magaalada kasoconayay howlgalo balaaran oo ay Ciidanku ku qab qabanayeen dadka loogashakiyo inay gaystaan falalka noocaan oo kale ah.

Gudoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdixaafid Cali Yusuf ayaa Saxaafada u sheegay in nimankani ay muddo ku nolaayeen magaalada gacansi ee puntland Bosaso.

Re: Poor Raxanweyn was killed by PL

Posted: Wed Dec 08, 2010 3:09 pm
by FBISOMALIA
how you know he is raxanweyn and not dubay makkhir state