whats wrong whit africans why they like so much to stay in power even risking of the civil war?
Ivory coast wuxuu ahaa wadan ay xaaraaan xagga maamulka ku heeystaan CHRISTIANS minorty SOUTHERNS agains mojorty muslims in north waxay ahaayeen second class citizen muslimiinta looma ogoleeyn inay xukunka xitaa wasiir ka noqdaa BEFORE 2001, laakiin arriintaa waxay is badashey 2002 markii ay muslimiinta sameeyeen revolt ayna ku guuleeysteen inay ivorty coast ay u kala gooyaaan haaaf north muslimiin, koonfurta ciidanka dawlada ku haraaan.
markaa la heshiisiiyey christaanka reer koonfureedka xaaraanta wadanka ku heeystay iyo muslimiinta waqooyiga waxaa lagu heshiiyey in doorasho la qabto, doorashadii waxaaa rumoowday inay MUSLIMIINTA MAJORTY AHAAYEEN DOORASHADIINA si easy ayuuu MADAXWEYNE Alassane Ouattara A MUSLIM FROM north ku guleeystay.
ivory coast inuu wadan muslimiiin baddan leeyahay waxaan markii iigu horeeysay ku gartey waa national footballl teamka iviory coast almost half waa muslimiin laga bilaaabo toure brothers.
