Page 1 of 1
SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 8:26 am
by damu
Diyaarad Saanad militari wadey oo lagu qabtay Hargeysa.
Hargeysa

Sh. M. Network) Diyaarad nuuca Xamuulka qaada ah oo la sheegay inay saaranyihiin saanado militari ayaa la sheegay in ciidamada Booliska Somaliland ay ku qabteen Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maanta Ciidamada Garoonka diyaaradaha ee Somaliland ay garoonkaadi ku qabteen diyaarad nuuca Xamuulak qaado ah taasi oo la sheegay inay saanad militari u waday Maamul goboleedka Puntland.
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland oo uu ka mid yahay Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in diyaaradaani sababta ay markii hore ugu soo degtay Garoonka Hargeysa ay tahay Shidaalka oo gaabis ka galay, iyagoo tilmaamay in baaritaano dheer kadib ay ku ogaadeen in saanado militari oo u badan dharka Militariga ah ay saaranyihiin.
Ciidamada Somaliland ayaa xanibay diyaarada, waxaana ay su’aalo weydiiyeen ilaa 8 ruux oo diyaarada sarneyd oo labo ka mid ah ay u dhasheen wadanka S/Afrika, waxaana Masuuliyiinta Somaliland ay sheegeen inay sii wadi doonaan Baaritaanada islamarkaana ay saxaafada u soo bandhigi doonaan waxyaabaha ka soo baxa baaritaankaasi.
Diyaaradaani Maanta lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Mgaalada Hargeysa ayaa la sheegay in ay ka timid dalka Uganda halkaasi oo la sheegay inay ka soo qaaday saanada militari ee la tilmaamay inay u siday Puntland.
Majiro wali wax war ah oo ka soo baxay dhanka Maamulka Puntland oo ku aadan lahaanshiyaha saanada militari ee saaran diyaaradaasi iyo eedeynta Masuuliyiinta Somaliland.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
NALA SOO XARIIR
Webmaster@shabelle.net
Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 8:56 am
by samadoon-waaxid
damu wrote: saanado militari oo u badan dharka Militariga ah ay saaranyihiin.
horto, who makes these idiots journalists waa yaab ee. the fucker is oblivion to the difference between
saanad=ammunition and
dhar=unifrom
if we were to trnslate that sentence to english it would be something like "alot of military uniform ammunitions

" does it even make sense.which one did they confiscate,pick one.unifroms or ammno

reading these websites is an insult to the one's intelligence walle

Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 9:20 am
by FBISOMALIA
Siiland bring good story i like it
They try to defend them self by bringing weapons from Uganda but to make it legal they said the plane direction to Puntland not to somaliand
Deam isaaq are clever

Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 9:25 am
by grandpakhalif
No one captured anything, it's simply refueling and will be enroute to Puntland shortly.
Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 9:27 am
by FBISOMALIA
grandpakhalif wrote:No one captured anything, it's simply refueling and will be enroute to Puntland shortly.
I Dont think so man its their plane trust me on this

Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 10:03 am
by quark
bullshit, why would we land a plane full of weapons in khatland's capital?
Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 10:22 am
by FBISOMALIA
quark wrote:bullshit, why would we land a plane full of weapons in khatland's capital?
Hollywood movie directed by siiland

Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 12:02 pm
by quark
FBISOMALIA wrote:quark wrote:bullshit, why would we land a plane full of weapons in khatland's capital?
Hollywood movie directed by siiland

Fat boy siilanyo the director.

Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 3:59 pm
by Oxidant
f-king idiots, they just lose a whole plan loaded with weapons
Poor organization

Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 4:47 pm
by abdalla11
It's bullshit, dont'fal for their trap. There was a news report a while back wherein Somaliland offered amisom some logistic help. Why on earth would Puntland use Hargeisa's airport while they have bosaso and Gaalkacyo? Besides you can see the nonsense on that report
Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 8:17 pm
by Morrison
http://puntlandnews24.com/archives/5500
DEG-DEG: Diyaarada Qalab Milatari u Waday Puntland oo Cillad Farsamo Darteed ugu Degtay Hargeysa
December 10, 2010 // Warar Somaali
Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa goordhoweyd fariisatay garoonkeeda, Diyaarad uu ku raran yahay qalab Mileteri, oo ku wajahnayd deegaamada Puntland.
Diyaaradda lama yaqaano halka ay kasoo duushay, balse waxaa la rumaysan yahay in ay u socotay dhulka ay maamusho dowlada Puntland, halkaasoo lagu waday in ay fariisato garoonka caalamiga ee Boosaaso (Bender-qasim Airport)
Wararka na soo gaaraya ayaa sheegaya in diyaaradan ay saaran yihiin noocyada hubka, hubka fudud, rasaas iyo labiska Ciidamada. Saraakiisha Ammaanka garoonka ayaa waxay baaritaan ku hayaan diyaaradda iyo sababtii keentay in ay ku soo degto garoonka Hargeysa.
Wararkii u dambeeyey waxay sheegayaan in diyaaradani halkaas ugu degtay markii ay lasoo gudboonaatay, cillad farsamo, inkastoo aan wali la helin xaqiiqada, sababta ka dambeeysay in diyaaradani Hargeysa ku degto.
Hadii arrintani rumoowdo waxay noqon doontaa, mid shakiga ku sii kordhisa maamulka Somaliland, oo maalmihii u dambeeyey xasaasiyad ka qaaday, islamarkaana si weyn uga dacwoonayey hub iyo ciidamo baaxad leh oo shirkad ajnabi ahi, Puntland ugu tababareysay cutubyo ka tirsan ciidamada dowlada Puntland.
Puntland iyo Somaliland waxay ku muransan yihiin gobollada Sool iyo qaar ka mid ah Sanaag, halkaasoo mid midka kale ak sheegto in uu xaq u leeyahay maamulkeeda
Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 8:59 pm
by Cali_Gaab
abdalla11 wrote:It's bullshit, dont'fal for their trap. There was a news report a while back wherein Somaliland offered amisom some logistic help. Why on earth would Puntland use Hargeisa's airport while they have bosaso and Gaalkacyo? Besides you can see the nonsense on that report
It was running low on fuel. Next time, use a bit more of that pirate money to buy some extra fuel.
Oxy, these people cant even organise a delivery and yet you want to share a country with them and give us to Ethiopia

Re: SL captures plane loaded with weapons
Posted: Fri Dec 10, 2010 10:39 pm
by Monk-of-Mogadishu
Cali_Gaab wrote:It was running low on fuel. Next time, use a bit more of that pirate money to buy some extra fuel.
Oxy, these people cant even organise a delivery and yet you want to share a country with them and give us to Ethiopia

Blame the Russian pilots, they were probably drinking the fuel. Anyway, the plane will be in Bosaso shortly, all the iidoors will find is some life jackets and tents.