“…Waxaa nala kula kacay waxa kasta oo dhibaato iyo bahdil ah. Waxaa nalaga oomiyay wax kasta oo uu bini aadamku u baahan yahay sida : cunno, biyo, hoy iyo xagga caafimaadka. Waxa nalaga qaaday hubki aan dalka iyo dowladda ku difaaci jirnay. Waxaa na loo soo tababaray in aan dalka, dowladda, calanka iyo nafteenna ku difaacno. Muddo dheer ayaan ku sugneyn Xamar, waxaanna u taagneyn habeyn iyo maalin difaaca madaxda iyo hantida dowladda. Waxaa nooga dhintay askar iyo saraakiil badan, waxana ku dhaawacmay tiro badan oo aan haatan heysan wax xanaano ah. Haatan waxaan halis u nahay in nala soo weeraro, waayo ma haysano wax hub ah oo aan isku difaacno haddii nala soo weraro…”
- “…Tan iyo intii khilaafku soo kala dhexgalay Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Ra’iisulwasaarihii hore mudane Cumar Cabdirashiid, waxa na nala geliyay geeska.Waaxa nalaga goostay mushaarki yaraa iyo wax kasta oo aan xaq u laheyn. Waxaa na loola dhaqmay siyaabo ka baxsan soomaalinimada, muslinnimada iyo bani-aadaninimada…”
- “…Waxaa nala saaray cadaadis iyo cagajugleyn xoog leh si aan Xamar uga cararno. Haddii aan damci lahayn inaan halkaas kasoo baxno, waxaanan haysan awood dhaqaale, gaadiid iyo hub aan isku difaacno inta aan jidka ku sii jirro…”
- “…Waxaa filanwaa nagu noqday in falkaas xumi nooga imaanayo xafiiska ugu sareeya dowladda oo aan waayahan difaacaynay nafteenana u hurray…”
http://www.raxanreeb.com/?p=73608
Remnants of Abdulahi Yusuf's Militia stranded in Xamar
Moderator: Moderators
- AbrahamXirsi
- Posts: 136
- Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: Remnants of Abdulahi Yusuf's Militia stranded in Xamar
ONLY 1,250 SOLDIERS LEFT? ABDILAHI YUSUF TOOK 10,000 PUNTLAND SOLDIERS AND NOW ONLY 1,250 MEN ARE LEFT?
WHAT HAPPENED TO THE REST OF THE PUNTLAND SOLDIERS?
WHAT HAPPENED TO THE REST OF THE PUNTLAND SOLDIERS?





- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Remnants of Abdulahi Yusuf's Militia stranded in Xamar
most of them went back to Puntland to be part of military and police and the others retirementThe Magnificent wrote:ONLY 1,250 SOLDIERS LEFT? ABDILAHI YUSUF TOOK 10,000 PUNTLAND SOLDIERS AND NOW ONLY 1,250 MEN ARE LEFT?
WHAT HAPPENED TO THE REST OF THE PUNTLAND SOLDIERS?![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 641 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 3 Replies
- 571 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 0 Replies
- 331 Views
-
Last post by KUUSH
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 41 Replies
- 2162 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 1041 Views
-
Last post by Twist
-
- 2 Replies
- 21 Views
-
Last post by American-Suufi