Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Rag Hubaysan ayaa ku dilay hal nin mid kalena ku dhawaacay Meesha la yidhaa Kaxda gaar ahaan Casaha Furta leh ee Deeganka Ceel bardaale ee Ay ku muran san yihiin Beelaha Reer Nuur Iyo Reer Xareed (Jibriil Abokor).
Raga Hubaysan ee dilka geystay ayaa lagu sheegay in ay ka soo jeedaan Reer Xareed (Jibriil Abokor) Ninka dhintay iyo ka dhaawacmay ayaa ah laba Nin oo is dhalay mar aanu la xidhiidhnay deeganka Dilla si aanu wax uga ogaano dilka ayaa naloo sheegay in dilku dhacay xalay Saqdii dhexe nin ka dhintay ayaa naloogu sheegay magaciisa Mahdi Xuseen Suldaan halka aabaha Dhawaaca ahna naloogu sheegay magaciisa Xuseen Suldaan faarax .
Dhinaca Gabiley ayaa mar aanu la xidhiidhnay naloo sheegay in ay maqleen warkaas se aanay illaa hadda wax war ah oo buuran ka hayn ,Ilaa iyo hadda wax intaa ka faahfaahsan oo aan ka helnay ma jirto dawladuna ama maamulada Degmooyinka ay hoos yimaadaan deegankanina wax war ah kamuu soo saarin dhacdadan…
Hore ayay xukuumada Somaliland ciidamo u dhigtay deegaankaas kala dhex gala labada beelood.

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Ceelbardaale skirmishes never seem to end.
- Blue_609
- SomaliNetizen

- Posts: 758
- Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
- Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
the true story..
"... Wararkii ugu danbeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in Beeshan dhimashada iyo dhaawacu uu soo gaadhay ay tahay Beesha degta degmada Dilla ee reer Maxamuud Nuur oo ka tirsan Beesha Reer Nuur , kaas oo ilaa mudooyinkii ugu danbeeyay ay isku haysteen dhul beereed iyo daaqsimeed u dhaxeeya degmooyinka Gabiley iyo Dilla,taas oo ay ka dhaceen dhimashooyin iyo dhaawacyo badan oo labada dhinac ah, waxaana inta badan weerarada gaadmada ah soo qaada Maleeshiyo beeleedka Gabiley oo waqtiga habeenkii ah ee la hurhurdo dadka maatida ah ee aan waxba galabsan waxyeeleey, waxa ayna wararku intaas ku darayaan in markii ay fuliyeen falkaas ay xoolihii reerka joogay sidii u dhamayd ay sii kaxaysteen" -> boramanews.com
i guess the only way to kill a Reer Nuur these days is by striking him while he is asleep. yet they were not able to cause that much damage.. 1 survived !

- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
waxaan umalaynayaa waxax oodhan sahangalbeed baa ka dambeeya
he has been missing baryahan oo dhan
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Colada illahi ha ka qaboojiyo labadan beelood oo walalaha ah, illahi ha uu naxaristo marxumka
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
The qodaal at it again , These people need to learn siday beeerahooda wax uga so saari lahayen instead of clan skimirhs wars
Keyse lools sahan galbeed last comment he made aad bu u kacsana marka waxkasta fiilow

-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Yeah why can't they share the land, dhulka ku filan oo ka badanThe_Emperior5 wrote:The qodaal at it again , These people need to learn siday beeerahooda wax uga so saari lahayen instead of clan skimirhs wars![]()
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
It wasnt even a fight, apparently some Reer Gabiley militiamen dressed as Somaliland police in which they probably were mutiliated a father and his son. Walle Sacad Muse are girls who dont know how to fight like men.
Dilla(Saylac.com)- Warar degdega oo naga soo gaadhay degaanka Casaha -Furta leh ayaa sheegaya in habeenkii xalay saqdii dhexe maleeshiyo beeleedka reer Gabilay ee baryahankab qalalaasaha ka waday degaanka Ceelbardaaale ay shalay galay mar labaad ay si bahalnimo ah u gawraceen wiil iyo aabihii dhalay oo ku sugnaa reerka ay degan yihiin ee ku yaala degaanka Casaha Furta leh.
Labadan Marxuum ayaa dadka reeraha deriska ah la deganaayi ay sheegeen in goor saacadu ahayd labadii habeeninimo ay ragan maleeshiyada ah oo ku labisan dirayska ciidamada Somailand ay reerka u dhaceen dabadeedna bilaa sabab ay halkaas hilbahooda ku jarjareen labada ruux ee is dhalay oo wakhtigaa si nabad ah u dhex hurday guriga ay ku noolyihiin.
Wararka saylac.com ay heshay ayaa sheegaya in wiilkii yaraa uu isla halkii ku dhintey halka Odaygii dhalay dhaawacyo halis ahi ku yaalaan waxana wararku intaa raaciyeen in qayladii iyo dayaankii dhaawaca ay reeraha dariska ahi usoo gurmadeen dabadeedna ay ragii maleeshiyada ahaayi cagta wax ka dayeen.
Ciidamado beeleedka degaanka ayaa isla markiiba baacsaday maleeshiyadii dhiigyacabka ahaa ee sida gaadmada ah reerka usoo weeraray waxaana ilaa hadda la sheegayaa in ay ciidamo beeleedka degaanka weerarka gaadmadu ka dhacay ay heegan ku jiraan si ay uga dufaacaan dadkooda maleeshiyo beeleedka reer Gabilay oo caadaystey weeraro gaadmo ah oo ay dadka ku gawracaan.
Hada ka hor ayey maleeshiyadan reer Gabilay si gaadmo leh jidka ugu galeen afar marxuum oo reer Awdal ah isla markaana si bani aadamnimada ka baxsan ay hilbahooda u jarjareen.
Wararka kale ee naga soo gaadhaya magaalada Gabiley ayaa sheegaya in weeraradani ahaayeen kuwo si badheedha loogu beegay munaasibada maalinta 11 eebisha oo ku beegan maalintii ay gawraceen afartii marxuum ee reer Awdal.
Wararka intooda kale kala soco saylac.com
Dilla(Saylac.com)- Warar degdega oo naga soo gaadhay degaanka Casaha -Furta leh ayaa sheegaya in habeenkii xalay saqdii dhexe maleeshiyo beeleedka reer Gabilay ee baryahankab qalalaasaha ka waday degaanka Ceelbardaaale ay shalay galay mar labaad ay si bahalnimo ah u gawraceen wiil iyo aabihii dhalay oo ku sugnaa reerka ay degan yihiin ee ku yaala degaanka Casaha Furta leh.
Labadan Marxuum ayaa dadka reeraha deriska ah la deganaayi ay sheegeen in goor saacadu ahayd labadii habeeninimo ay ragan maleeshiyada ah oo ku labisan dirayska ciidamada Somailand ay reerka u dhaceen dabadeedna bilaa sabab ay halkaas hilbahooda ku jarjareen labada ruux ee is dhalay oo wakhtigaa si nabad ah u dhex hurday guriga ay ku noolyihiin.
Wararka saylac.com ay heshay ayaa sheegaya in wiilkii yaraa uu isla halkii ku dhintey halka Odaygii dhalay dhaawacyo halis ahi ku yaalaan waxana wararku intaa raaciyeen in qayladii iyo dayaankii dhaawaca ay reeraha dariska ahi usoo gurmadeen dabadeedna ay ragii maleeshiyada ahaayi cagta wax ka dayeen.
Ciidamado beeleedka degaanka ayaa isla markiiba baacsaday maleeshiyadii dhiigyacabka ahaa ee sida gaadmada ah reerka usoo weeraray waxaana ilaa hadda la sheegayaa in ay ciidamo beeleedka degaanka weerarka gaadmadu ka dhacay ay heegan ku jiraan si ay uga dufaacaan dadkooda maleeshiyo beeleedka reer Gabilay oo caadaystey weeraro gaadmo ah oo ay dadka ku gawracaan.
Hada ka hor ayey maleeshiyadan reer Gabilay si gaadmo leh jidka ugu galeen afar marxuum oo reer Awdal ah isla markaana si bani aadamnimada ka baxsan ay hilbahooda u jarjareen.
Wararka kale ee naga soo gaadhaya magaalada Gabiley ayaa sheegaya in weeraradani ahaayeen kuwo si badheedha loogu beegay munaasibada maalinta 11 eebisha oo ku beegan maalintii ay gawraceen afartii marxuum ee reer Awdal.
Wararka intooda kale kala soco saylac.com
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
you dont really believe what saylac.com writes kuwas xanuun ba ka buuxa, lughaya.com ka akhri warku sidu u dhacay habeen wa dhacday that is true , also its fals inay ciidanka Somaliland dreyskoodi xidhanayeen war source fiican leh so qaado next time sxb
Jabhada Reer Xareed Oo Weerar Gaadmo Ah Xalay Ku Dilay Hal Nin Midna Ku Dhaaw-acay, Xoolahoodiina Kaxaystay Deegaanka Kaxda Oo Ka Tirsan Deg.Baki ee G/AwdalPosted in December 12th, 2010 by lug in NewsBoorama-(Lug)-Wararka saaka shabakada wararka ee Lughayanews ka helayso deegaanka Kaxda ayaa waxa ay sheegayaan in Jabhada reer Xareed - Jibriil Abokor ay weerar gaadmo ah xalay ku dileen hal nin
mid kalena dhaawaceen xoolahoodiina kaxaysteen deegaanka Kaxda oo ka tirsan degmada Baki ee G/Awdal, ninkan la dilay iyo ninkani la dhaawacay ayaa ahaa inan iyo aabihii kuwaasi oo ka soo jeeda Beesha Reer Nuur.
Wararku ayaa waxay intaasi ku darayaan in jabhada reer Xareed ay soo qaadeen weerarkan gaadmada ah wakhti habeenimo ah oo aanan la iska filayn dagaal.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadii ay kala dhex dhigtay Xukuumada Somaliland jabhadaha reer Xareed iyo reer Maxamuud Nuur ay degan yihiin meesha, balse ilaa hada wax talaabo ah oo ay ka qaadeen arrintani aanay jirin.
Waxii warar ka soo kordha kala soco shabakada wararka ee Lughayanews.
watan warki oo dhan , this obviously revenge mar ay dileen gadabuursigu nin jibriel abokor ah also near ceelbaardale few months ago any how labbada ba wa inay joojiyan dagaalka. The reer xareed and reer nuur iyaga wax isku ah
warya ruralman sacadmuse ismaydan arkin wax haka sheegin , i know its liqaaayes fault isaga topican ku qoray sacadmuse , caydi gadabuursiga waan ka nastay eeh ha iso toosin
Jabhada Reer Xareed Oo Weerar Gaadmo Ah Xalay Ku Dilay Hal Nin Midna Ku Dhaaw-acay, Xoolahoodiina Kaxaystay Deegaanka Kaxda Oo Ka Tirsan Deg.Baki ee G/AwdalPosted in December 12th, 2010 by lug in NewsBoorama-(Lug)-Wararka saaka shabakada wararka ee Lughayanews ka helayso deegaanka Kaxda ayaa waxa ay sheegayaan in Jabhada reer Xareed - Jibriil Abokor ay weerar gaadmo ah xalay ku dileen hal nin
mid kalena dhaawaceen xoolahoodiina kaxaysteen deegaanka Kaxda oo ka tirsan degmada Baki ee G/Awdal, ninkan la dilay iyo ninkani la dhaawacay ayaa ahaa inan iyo aabihii kuwaasi oo ka soo jeeda Beesha Reer Nuur.
Wararku ayaa waxay intaasi ku darayaan in jabhada reer Xareed ay soo qaadeen weerarkan gaadmada ah wakhti habeenimo ah oo aanan la iska filayn dagaal.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadii ay kala dhex dhigtay Xukuumada Somaliland jabhadaha reer Xareed iyo reer Maxamuud Nuur ay degan yihiin meesha, balse ilaa hada wax talaabo ah oo ay ka qaadeen arrintani aanay jirin.
Waxii warar ka soo kordha kala soco shabakada wararka ee Lughayanews.
watan warki oo dhan , this obviously revenge mar ay dileen gadabuursigu nin jibriel abokor ah also near ceelbaardale few months ago any how labbada ba wa inay joojiyan dagaalka. The reer xareed and reer nuur iyaga wax isku ah
warya ruralman sacadmuse ismaydan arkin wax haka sheegin , i know its liqaaayes fault isaga topican ku qoray sacadmuse , caydi gadabuursiga waan ka nastay eeh ha iso toosin
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
its also funny laakin saylac com how they portray reeer xareed as cannibals that want to eat gadabuursi flesh
also the boy did not die , nimanku been badana looolz
But wa inay nabada ka shaqeyan nabbad these people iyaga iska xiga because they live near eachother. waa ood wadaag this year 2010 wuxu aha sanadki all clans isdileen majeerteen iyo sacad ,, axmed garaad iyo salamadow,,, Reer xareed iyo reer nuur.
also the boy did not die , nimanku been badana looolz
But wa inay nabada ka shaqeyan nabbad these people iyaga iska xiga because they live near eachother. waa ood wadaag this year 2010 wuxu aha sanadki all clans isdileen majeerteen iyo sacad ,, axmed garaad iyo salamadow,,, Reer xareed iyo reer nuur.
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
loolThe_Emperior5 wrote:you dont really believe what saylac.com writes kuwas xanuun ba ka buuxa, lughaya.com ka akhri warku sidu u dhacay habeen wa dhacday that is true , also its fals inay ciidanka Somaliland dreyskoodi xidhanayeen war source fiican leh so qaado next time sxb
Jabhada Reer Xareed Oo Weerar Gaadmo Ah Xalay Ku Dilay Hal Nin Midna Ku Dhaaw-acay, Xoolahoodiina Kaxaystay Deegaanka Kaxda Oo Ka Tirsan Deg.Baki ee G/AwdalPosted in December 12th, 2010 by lug in NewsBoorama-(Lug)-Wararka saaka shabakada wararka ee Lughayanews ka helayso deegaanka Kaxda ayaa waxa ay sheegayaan in Jabhada reer Xareed - Jibriil Abokor ay weerar gaadmo ah xalay ku dileen hal nin
mid kalena dhaawaceen xoolahoodiina kaxaysteen deegaanka Kaxda oo ka tirsan degmada Baki ee G/Awdal, ninkan la dilay iyo ninkani la dhaawacay ayaa ahaa inan iyo aabihii kuwaasi oo ka soo jeeda Beesha Reer Nuur.
Wararku ayaa waxay intaasi ku darayaan in jabhada reer Xareed ay soo qaadeen weerarkan gaadmada ah wakhti habeenimo ah oo aanan la iska filayn dagaal.
Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadii ay kala dhex dhigtay Xukuumada Somaliland jabhadaha reer Xareed iyo reer Maxamuud Nuur ay degan yihiin meesha, balse ilaa hada wax talaabo ah oo ay ka qaadeen arrintani aanay jirin.
Waxii warar ka soo kordha kala soco shabakada wararka ee Lughayanews.
watan warki oo dhan , this obviously revenge mar ay dileen gadabuursigu nin jibriel abokor ah also near ceelbaardale few months ago any how labbada ba wa inay joojiyan dagaalka. The reer xareed and reer nuur iyaga wax isku ah
warya ruralman sacadmuse ismaydan arkin wax haka sheegin , i know its liqaaayes fault isaga topican ku qoray sacadmuse , caydi gadabuursiga waan ka nastay eeh ha iso toosin
Sxb i retired from cayda but im tired of this dagaal its getting boring. At the end of the end of day reer maxamuud nuur and reer xareed live together they need to find a solution.
im really bored of this huuno
- RuralMan08
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4512
- Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
- Location: His Royal Majesty
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
weey is dhaleen u knowThe_Emperior5 wrote:its also funny laakin saylac com how they portray reeer xareed as cannibals that want to eat gadabuursi flesh![]()
also the boy did not die , nimanku been badana looolz
But wa inay nabada ka shaqeyan nabbad these people iyaga iska xiga because they live near eachother. waa ood wadaag this year 2010 wuxu aha sanadki all clans isdileen majeerteen iyo sacad ,, axmed garaad iyo salamadow,,, Reer xareed iyo reer nuur.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Dont fukkin Call me huuno you huuno
Do you know the Somaliland Minister of justice his mother is reer xareed and the Minister of Somaliland foreign affairs is reer xareed his mother is reer nuur
Do you know the Somaliland Minister of justice his mother is reer xareed and the Minister of Somaliland foreign affairs is reer xareed his mother is reer nuur
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Correction:Cumar Maxamoud and SacadThe_Emperior5 wrote:its also funny laakin saylac com how they portray reeer xareed as cannibals that want to eat gadabuursi flesh![]()
also the boy did not die , nimanku been badana looolz
But wa inay nabada ka shaqeyan nabbad these people iyaga iska xiga because they live near eachother. waa ood wadaag this year 2010 wuxu aha sanadki all clans isdileen majeerteen iyo sacad ,, axmed garaad iyo salamadow,,, Reer xareed iyo reer nuur.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Sacad Muse kills 1 man injures 1 in Ceelbardaale
Waa runta you are right garad they were cumar maxamuuud laakin the reason why i said majeerteen reer bicidyahan were also involved.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1976 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 5 Replies
- 1885 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 5 Replies
- 1666 Views
-
Last post by Coeus
-
- 84 Replies
- 5940 Views
-
Last post by Nabeela
-
- 2 Replies
- 1186 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 29 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 18 Replies
- 2390 Views
-
Last post by AsadSL