Warlord takes over Mogadisho sea port
Posted: Mon Dec 13, 2010 11:34 am
Ciidamo aad u hubeysan oo Wata laba gaari oo Tekniko ah ayaa Gebi aan Xirey Howlahi Dekedda weyn Magaalada Muqdisho waxaana la sheegey in Ciidamdaas ay Daacad u yihiin Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux waxaa Ciidamadaas ay geleen Gudaha Dekedda Weyn ee Magaalada Muqdisho waxayn ku amreen Shaqaalihii Dekedda in ay isaga Baxaan Dekedda Gudaheeda Ilaa amar Dambe
Waxaa lagu waramey in Xildhibaan Maxamed Jaamac Furux uu u sheegey dadkii uu la kulmey in Sababaha Dekedda loo xirey ay tahay ka dib markii wax uu ugu yeerey Musuq- Maasuq ay hareeyeen Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho isagoo sheegey in inta laga saxayo arimahaas ay dekedda Xirnaan doonto
Dekeda ayaa la sheegey in ay ka socdeen Howlo isugu jira Dejin iyo rarid ilaa hadda ma cadda Sababta ay ciidamadaas Dacada u ah Maxamed Jaamac Furux ay u xirteen Dekedda balse warar ayaa sheegaya in xildhibaan uu ka caroodey markii la sheegey in uu waayey Xoogaa lacag ah oo uu ka qaadan jrey Xildhibaanka inkastoo wararkaas aan la hubin
Ciidamada AMISOM oo iyaga gacanta ku haya Dekeda ayaa waxa ka qaban Xanibaadaas ay sameeyen Ciidamada Furux waxaana la sheegey in ay dusha ka daawanayaan waxa ka dhacaya Dekedda sidoo kale Dowlada Federaalka ayaa wax war ah ka so saarin Xirnaashaha dekeda oo iyadu bulshada u haysey Howlao muhiim ah
Xildhibaan Maxamed Jamac Furux wuxuu ku doodaa in uu ahaa shaqsigii Badbaadiyey Dekedaas isla markaasna intii uu dfaacayey ay waxyeelo ka soo gaartey hase yeeshee Xiligaan Xildhibaanka wuxuu ku doodayaa in dekeda ay ka jirto Musuqmaasuq aad u baaxad weyn waana markii ugu horeysey oo xildhibaan ka tirsan Dowlada uu xirto ama xanibaad ku sameeyo Howlahii Dekedda
Hagaamiya kooxeedyadii mar ka talin jirey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa moodaa in ay haatan bilaabeen Dhaqdhaqaaq aad weyn iyadoo dhawaan shaaca uu ka qaadey Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad uu ku dhawaaqey in uu gabi aanba isaga baxay Dowlada Federaal waxayna ciidamadiisa ay ku sugan qaybo ka mid Degmada hodan iyadoo dhawaan markii uu Raiisul Wsaaraha uu magaacabayey Golhiisa wasiirada uusan ku soo darin Xukumadisa qabqablayaashi Dagaalka ee Soomaaiya sidoo kale Xirnaansha Dekeda Muqdisho waxay weji gabax ku tahay Dolwada Federaalka oo iyadu sheegata in ay maamusho Dekedaas