Page 1 of 1

WAQOOYI VS REER XAMAR

Posted: Tue Dec 14, 2010 12:22 am
by grandpakhalif
A reer waqooyi oday who was on a visit to xamar wanted to cut his hair.

1.*comes in to the barbershop* "war sidee lagu yahay meesha"

2."waa kuu faynaa so dhowoooow,maxaa laguu qabtaa maanta sxbow"


1."Waxaan doonayaa inaad madaxa ii feedhid"

2."YAAH!?"

1."Inaad madaxa iifeedhid"

2.."War ninyahow maxaad sheegoysaa"

1.."Chow, war miyaadan af soomaali garaneyn? madaxa iifeedh baan ku idhi"

2."KKKKKKKK, sxbow makaa daacadaa? "

1."Gow,heedhe nin kale baan radsan oo iifeedha"

2."sxbow isdaji hay! waa laguu feera ma'haan soo fariiso"

*he sits, bow bow booom*

IYO

Qaldan woman: Naa ama anigoo LAAN dheera ah ayaad ila murmaysaa.
Xamari-Woman: Abay hadiis LAAN kaaga dheeryahay ninkaaga aa kugu dhib qabo

:lol: :lol: :lol:

Re: WAQOOYI VS REER XAMAR

Posted: Tue Dec 14, 2010 12:27 am
by Babygirl-
Stupid Reer-Xamars came up with this joke!

How does one go to a Barber and ask him to brush your hair? :?

Was it Weyl or Laax Waaqoyi ku dhalata dhaanta Wiil Koonfur ku dhashay! Qaldans can be crazy but Koonfurta dad xayawan la mida ubadan! :lol:

Re: WAQOOYI VS REER XAMAR

Posted: Tue Dec 14, 2010 12:30 am
by HalfDzed
:lol:

The second one never gets old. God bless cad cadka; the true laandheer in the dust bowl known as Somalia. :som: :up:

Re: WAQOOYI VS REER XAMAR

Posted: Tue Dec 14, 2010 12:32 am
by Keyse_0208
grandpakhalif wrote:"Chow, war miyaadan af soomaali garaneyn? madaxa iifeedh baan ku idhi"
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :up:

Re: WAQOOYI VS REER XAMAR

Posted: Tue Dec 14, 2010 12:34 am
by Ladyyonelove
Reer xamars are a beast + sexy manshallah :clap:

Re: WAQOOYI VS REER XAMAR

Posted: Tue Dec 14, 2010 3:28 am
by The_Patriot
Qaldan woman: Naa ama anigoo LAAN dheera ah ayaad ila murmaysaa.
Xamari-Woman: Abay hadiis LAAN kaaga dheeryahay ninkaaga aa kugu dhib qabo
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: