Page 1 of 3

Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 4:19 am
by samadoon-waaxid
wararka naga soo gaaraya gayga diyaaradaha ee snet ayaa sheegaya inuu raisal wesaraha itoobia Meles Zenawi uu ku soo fool leeyahay Snet oo uu caawa ka soo degi doono airporka caalamiga ah ee General section. waxaa halkaas ku soo dhaweenaya dhamaan MODS ka tirsanaa mamulka Snet oo uu hor kacayaan Waryaa iyo The Screw.sidoo kale waxaa ku sugnaa madasha airporka gabdho sii qurux badan looguso labisay ee kaa dhex muuqato Nabeela oo iyado dharka ubaxa kacaanka gashaan. Basra ayaa la sheegayaa inay ka maqantahay madasha soo dhaweent sababo la xidhidha cilad farsameed awgeed ka dib markii la waayay dhar le'eg (uu gala).
dhinaca dhalinayara ayaa ayagana waxaa nooga muuqday dhalinyaro ku gaashaman dharka hidaha iyo dhaqanka oo ayagu wata boodhadh ee ku soo dhaweenayaan Melez. Boodhadhkaas waxa ka mid aha hyperactive oo ku soo qortay "Mutane Melez soo dawow" iyo Shririb oo isaga ugu qorneed "Melez marku fathai kooye".
dhinaca kale waxaa na soo gaadhaya Ogaadenia general forum inuu ka socdo ababul madaharaad balaadhan.xarakada al-shabaab al mujaahideen iyo ahlu sunna ayaan iyaga wax war ah laga heen wali.Melez Zenawi ayaa loo dubinaya xagaa iyo hotelka caanka ah ee Snet Hilton si uu ugu nasto,kadibna waxaa la filayaa inuu berito mid mid ula kulmo dhamaan maamulada iyo qabiilada reer Snet oo ee kawada hadlaan xoojinta xidhidhka,iyo daris wanaaga Itobia iyo Snet.
wixii war ah oo nagu soo kordha waa idin la soo socod siin doona hadii Eebow idmo.

halkaad nagala socotaana waa Samadoon media.warbaahinta qarniga cusub

xayeesis:tawakal express;ku dirso,uu dirso oo ku dhiso.waa adeeg deg deg ah.ha moogaanin tawakal express

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 7:30 am
by Babygirl-
:x :down:

War DEG DEG AH

Ciidamada SNLF (Somalinet Liberation Forces)ayaa Madafiic da sida Darandooriga uu dhaca Ku garaaacay airport ka oo so riday Diyaraadi, Melez oo Bakhtigisa Gubtaay la layahay. :rose: :som: :rose: :clap:

Dabaal Deeg ayaa ka Dhacaaya Dhamaan Xafada aan dabo-dhilifka joogin ee Somalinet :rose: :rose:

Waraarka naga soo Garaaya Aids Ababa ee Dalka Ethiopianet ayaa sheegaya iin Dalkaasi niyaad jaab ku dhacaay. :cry: :broken:

Cidamada ONLF & SNLF oo Iskaa shanaayana eey uu Xoog sheegteen Amxaarada oo Qabsadeen dhamaan Gobalka Ogadenianet kuna sii jedaan Caasimada cadoowga umada Soomaliyeed. :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 9:21 am
by waayeel101
:lol:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 9:46 am
by Faranacab
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 10:42 am
by ciyaal_warta
samadoon-waaxid wrote:wararka naga soo gaaraya gayga diyaaradaha ee snet ayaa sheegaya inuu raisal wesaraha itoobia Meles Zenawi uu ku soo fool leeyahay Snet oo uu caawa ka soo degi doono airporka caalamiga ah ee General section. waxaa halkaas ku soo dhaweenaya dhamaan MODS ka tirsanaa mamulka Snet oo uu hor kacayaan Waryaa iyo The Screw.sidoo kale waxaa ku sugnaa madasha airporka gabdho sii qurux badan looguso labisay ee kaa dhex muuqato Nabeela oo iyado dharka ubaxa kacaanka gashaan. Basra ayaa la sheegayaa inay ka maqantahay madasha soo dhaweent sababo la xidhidha cilad farsameed awgeed ka dib markii la waayay dhar le'eg (uu gala).
dhinaca dhalinayara ayaa ayagana waxaa nooga muuqday dhalinyaro ku gaashaman dharka hidaha iyo dhaqanka oo ayagu wata boodhadh ee ku soo dhaweenayaan Melez. Boodhadhkaas waxa ka mid aha hyperactive oo ku soo qortay "Mutane Melez soo dawow" iyo Shririb oo isaga ugu qorneed "Melez marku fathai kooye".

dhinaca kale waxaa na soo gaadhaya Ogaadenia general forum inuu ka socdo ababul madaharaad balaadhan.xarakada al-shabaab al mujaahideen iyo ahlu sunna ayaan iyaga wax war ah laga heen wali.Melez Zenawi ayaa loo dubinaya xagaa iyo hotelka caanka ah ee Snet Hilton si uu ugu nasto,kadibna waxaa la filayaa inuu berito mid mid ula kulmo dhamaan maamulada iyo qabiilada reer Snet oo ee kawada hadlaan xoojinta xidhidhka,iyo daris wanaaga Itobia iyo Snet.
wixii war ah oo nagu soo kordha waa idin la soo socod siin doona hadii Eebow idmo.

halkaad nagala socotaana waa Samadoon media.warbaahinta qarniga cusub

xayeesis:tawakal express;ku dirso,uu dirso oo ku dhiso.waa adeeg deg deg ah.ha moogaanin tawakal express

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 10:45 am
by Walaashiis
:lol: :lol:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 12:03 pm
by Nabeela
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 8:44 pm
by samadoon-waaxid
Babygirl- wrote::x :down:

War DEG DEG AH

Ciidamada SNLF (Somalinet Liberation Forces)ayaa Madafiic da sida Darandooriga uu dhaca Ku garaaacay airport ka oo so riday Diyaraadi, Melez oo Bakhtigisa Gubtaay la layahay. :rose: :som: :rose: :clap:

Dabaal Deeg ayaa ka Dhacaaya Dhamaan Xafada aan dabo-dhilifka joogin ee Somalinet :rose: :rose:

Waraarka naga soo Garaaya Aids Ababa ee Dalka Ethiopianet ayaa sheegaya iin Dalkaasi niyaad jaab ku dhacaay. :cry: :broken:

Cidamada ONLF & SNLF oo Iskaa shanaayana eey uu Xoog sheegteen Amxaarada oo Qabsadeen dhamaan Gobalka Ogadenianet kuna sii jedaan Caasimada cadoowga umada Soomaliyeed. :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
:lol: :lol: :lol:
inadeer midgetka hanaga dilini.we gotta have fun with this :lol:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 8:49 pm
by garoweboy
:lol: :lol: cadi ma aha

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 8:55 pm
by gemini07
samadoon-waaxid wrote:wararka naga soo gaaraya gayga diyaaradaha ee snet ayaa sheegaya inuu raisal wesaraha itoobia Meles Zenawi uu ku soo fool leeyahay Snet oo uu caawa ka soo degi doono airporka caalamiga ah ee General section. waxaa halkaas ku soo dhaweenaya dhamaan MODS ka tirsanaa mamulka Snet oo uu hor kacayaan Waryaa iyo The Screw.sidoo kale waxaa ku sugnaa madasha airporka gabdho sii qurux badan looguso labisay ee kaa dhex muuqato Nabeela oo iyado dharka ubaxa kacaanka gashaan. Basra ayaa la sheegayaa inay ka maqantahay madasha soo dhaweent sababo la xidhidha cilad farsameed awgeed ka dib markii la waayay dhar le'eg (uu gala).
dhinaca dhalinayara ayaa ayagana waxaa nooga muuqday dhalinyaro ku gaashaman dharka hidaha iyo dhaqanka oo ayagu wata boodhadh ee ku soo dhaweenayaan Melez. Boodhadhkaas waxa ka mid aha hyperactive oo ku soo qortay "Mutane Melez soo dawow" iyo Shririb oo isaga ugu qorneed "Melez marku fathai kooye".
dhinaca kale waxaa na soo gaadhaya Ogaadenia general forum inuu ka socdo ababul madaharaad balaadhan.xarakada al-shabaab al mujaahideen iyo ahlu sunna ayaan iyaga wax war ah laga heen wali.Melez Zenawi ayaa loo dubinaya xagaa iyo hotelka caanka ah ee Snet Hilton si uu ugu nasto,kadibna waxaa la filayaa inuu berito mid mid ula kulmo dhamaan maamulada iyo qabiilada reer Snet oo ee kawada hadlaan xoojinta xidhidhka,iyo daris wanaaga Itobia iyo Snet.
wixii war ah oo nagu soo kordha waa idin la soo socod siin doona hadii Eebow idmo.

halkaad nagala socotaana waa Samadoon media.warbaahinta qarniga cusub

xayeesis:tawakal express;ku dirso,uu dirso oo ku dhiso.waa adeeg deg deg ah.ha moogaanin tawakal express
:lol: :lol:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Tue Dec 14, 2010 8:57 pm
by XimanJaale
:lol: :lol: :lol: :lol: Funny!

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Sun Jan 09, 2011 9:28 am
by samadoon-waaxid
war deg deg ah
warar hoose oo naga soo gaadhaya hotelka General section Hilton ayaa noo xaqijinaya raisal wisaraha itobia inuu bilaaway kulamo gar gar ah oo uu la galayo beelaha soomaliyeed.kulanki ugu horeyay wuxuu lalahaa beelaha duriyada (the triangle tribe) oo uu hogaaminayo suldaankooda guud emperior5.mudane emperior mar aanu ka wareesanay kulankan wuxuu ku saabsana ayuu noo cadeeyay Meles inay weydiisteen caawimaad xaga beeraha qamadiga ah"Somalilandh,aad baa qamadiga looga jecelyahay.had iyo jeer dagaalo iyo dhibaato ayaa ka dhasha oo markii ugu dambeysay 100 qof in kabadan baa ku dhintay qamadigi la keenay somaliland section.marka waxaa uu sharaf badnaan leheed eyaga oo ku shahiida dagaalka somaliland diidka".mar aanu weydenay in lasiku heesto suldaanimadiisa ayuu si cadho leh ku jawaabay " war aniga xilka cid igula loolami kartaa ma jirto oo jihaad dheer baan uu soo maray inaan cyber suldaan noqdo.ictiraafka somalilandh bog walba oo internetka ah baan ka raadiay sida somaliaonline,somalilife,Paltalk.Snet oo kaliya labo magac baan ku leeyahay (emperior, khalid ali) waxaana ku qoray more than 80thousand posts,marka xilkan cid iga mudan ama iga xayuubin kartaa ma jirto".

dhinaca kale wafdiga PL ayaa waxaa hogaaminayey Monk of Moqdisho oo isagu noo sheegay Meles inay kala hadleen siduu buntilayn ugu deeqi lahaa photo shop CS5 software.markanu sababta weydenayna wuxuu noogu jawaabay "since our arab friends wouldnt deliver the promised ariplanes,we decided to take matters into our own hands and photoshop the airplanes" markaanu wax ka weydeenaya wararka suuqa laisla dhex marayo Meles inuu uu balan qaaday photoshop CS4 instead of CS5 wuxuu ka soo qaaday wax kama jiraan "thats a pure fabrication,Puntland's security is at risk here.we need every editing and manipulation tool that we can get.photosop CS4 doesnt have alot of the editing tools that we need to photoshop a decent Apaches, B50 bombers or even oil rigs"

wixii warar nagu soo kordha waan idin la soo socod siin doona inshallah
bartaad nagala socotaana waa Samadoon Media,warbaahinta qarniga cusub.

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Sun Jan 09, 2011 9:35 am
by The_Patriot
samadoon-waaxid wrote:war deg deg ah

Posted: Sun Jan 09, 2011 9:36 am
by Ka darag
To what do we the pleasurE? :lol: :roll:

Re: Breaking news:Meles Zenawi visits Snet

Posted: Sun Jan 09, 2011 9:44 am
by Executive
genius :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: