


The CIA recieved an exclusive report from foreign intels regarding the Al Shabab leader Abu Zubeyr.
The reclusive leader made unreported trips to United Arab Emirate to visit his wife and children are had been living in UAE since 2008.
The report says that Abu Zubeyr traveled to UAE in March 3, 2010, through Kenya Khat flight and second time was crossed the border as a normal man.
March 3, 2010"He took a flight which brought Khat, green stimulant leafs, to KM50 airport, an air strip controlled by Alshabab which locates 50kms in the south of Mogadishu"
Abu Zubeyr was confirmed having a Kenyan passport with unidentified name, and he also has a resident permit from UAE which some Somali businessmen facilitated for him to make sure that he can visit his family when needed.
A source close to Alshabab, which is in UAE told us that Abu Zubeyr visited his wive Hibo Sheikh Abdirahman (Barawe) who lives with his in Sharjah. And he spent six days with them according to the source which claimed anonymity because of security reasons.
This wife, Hibo, who is descent from Shiiqaal-Hawiye clan but her mother is Issa-Musse of Isaq clan got the resident permit from one of the Amirs of UAE who had relationship with her father who was working for the Amir long time, according to the source.
She moved from Hargeysa in October 2008 when Alshabab launched the deadly suicide targeted to the Somaliland presidential palace, the Ethiopian business council in Hargeysa and the UNDP head quarters.
Read more: http://www.longwarjournal.org/threat-ma ... z187VlvNy9
Hay’adaha sirdoonka wadamada Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa shaaciyay in Amiirka ugu sareeya Xarakadda Mujaahidiinta Al-Shabab Axmed Aw Max’ud Godane hase ahaatee loo yaqaan marka dhinaca dagaalka loo eego Sh, C.raxmaan Abu Zubeyr uu sanadkaan gudihiisa Sadex jeer tagay magaalooyinka Dubia iyo isku taga Imaraatka Carabta.
War ay si wada jir ah u sii daayeen hay’adaha C.I.A,da Mareykanka iyo tan Inigiirka ayaa waxaa lagu sheegay in Amiirka ugu sareeya dhaqdhaqaaqa Al-Shabab oo Somalia ka dagaalama inuu safaro ku tagay wadanka isku taga Imaraatka Carabta asagoo sii dhex maray wadanka Kenya.
Warku waxaa uu sheegayaa in 3dii bishii December ee sanadkaan uu Sh, Abuu Zubeyr ka raacay garoonka diyaaradaha ee Km 50 oo gobolka Sh/hoose oo ay Al-Shabab gacanta ku heyso diyaarad nooca Khadka keena ah iyadoona uu magaalada Nairobi ka sii racaay diyaarad kale oo Dubai geysay waxaana ay intaa warbixintu ku dartay inuu markii dambena oo xaduuda Somalia iyo Kenya si caadi ah uga soo gudbay.
Warku waxaa uu intaa ku darayaa in Sh. Abu Zubeyr uu heysto Passpor Kenyan oo uu ku qoran yahay magic been abuur ah oo u adeegsado xilliyada uu dibadaha aadayo, waxaana la sheegay inuu Dubai iyo Sharjah uu ugu tagay xaasas iyo caruur uu dhalay oo halkaasi degen.
Saraakiil ka tirsan hay’adaha sirdoonka Imaaraatka Carabta ayaa sheegay inaysan waxba kala socon in dalkaasi uu tagay hogaamiyaha Al-Shabab waxaana ay sirdoonka Maraykanku sheegeen in dad ganacsato Somali ah oo Dubai jooga ay safarkiisa u fududeeyeen.
Sh. C/raxmaan Abu Zubeyr oo hogaamiya Al-Shabab ayay hay’adaha sirdoonku si weyn u doon doonaan hase ahaatee lagama hayo sawiro si rasmi ah wajigiisa u mjuujinaya waxaana lagu tuhunsan yahay inuu xubin ka yahay dad Somalied oo si weyn loo doon doonayo.
Radiofreeomalia.com - Muqdisho