Ciidamada Puntland oo in kabadan 100 qof ku qab qabtay Boosaaso.
Muqdisho:( Sh. M. Network) Kudhawaad 130 qof ayaa ciidamada Maamul goboleedka Puntland waxaa ay ku qab qabteen howlgalo saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari.
Howlgaladaani saacaidhii la soo dhaafay Ciidamada Maamul goboleedka Puntland ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ay ku soo qab qabteen kudhawaad 130 ruux oo 60 ka mid ah ay yihiin rag laga soo qab qabtay goobo ganacsi oo ay kulahaayeen Magaalada Boosaaso.
Ciidamada amaanka ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta la arkayay iyagoo dhex wareegaya Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Boosaaso waxaana ay gacanta ku dhigayeen qofkii ay ugu shakiyaan in falal amni daro uu ka wado Magaalada Boosaaso.
Dadka la soo qab qabtay ayaa sidoo kale ku jira odayaal iyo haween farabadan, waxaana howlgalada durba cambaareeyay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Ciidamada Puntland ayaa lagu eedeeyay inay bartilmaameedsanayaan dadka rayid ah ku sugan magaalada Boosaaso, waxaana dadka la qab qabtay Maanta ay ku biirayaan dad kale oo horay ciidamada Puntaland ay uga qab qabteen Boosaaso.
Saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgalada ay sii wadi doonaan ilaa inta laga sugayo amaanka Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana ay intaasi ku dareen in baaritaano ay ku sameyn doonaan dadka la soo qab qabtay
http://www.shabelle.net/article.php?id=1018
whats this ?
Moderator: Moderators
- gemini07
- SomaliNet Super
- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: whats this ?
Brave Puntland soldiers equipped with measuring devices such as this one 
have arrested over a 100 Ilkoyar marauders !

have arrested over a 100 Ilkoyar marauders !

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 762 Views
-
Last post by wStLdNthug
-
- 8 Replies
- 807 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 239 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 360 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 2 Replies
- 283 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 3 Replies
- 354 Views
-
Last post by Hard-Rock
-
- 1 Replies
- 206 Views
-
Last post by Sexy_Maaha
-
- 2 Replies
- 270 Views
-
Last post by FATAL_HUSTLER
-
- 62 Replies
- 2026 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 8 Replies
- 349 Views
-
Last post by Basra-