Page 1 of 1

Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Wed Dec 15, 2010 3:51 pm
by EEGA9
war Deg-Deg ah : Alshabaab oo Afmadoow dhalinyaro ku leeysey

Published: 15 December 2010

Kn: Dhalinyaro kubbad ku ciyaarayay barxada Hafarsaha ee magaalada Afmadoow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu waramayaa in maamulka Alshabaab ay laayeen kadib markii ay huwiyeen tacshiirad aan loo meel dayin



Wararka waxa ay sheegayaan in ciidamo hubeysan oo Alshabaab ka socda ay u tageen dhalinyarada oo kubbad ku ciyaaraha garoonka kadibna ay ku amreen in ay ciyaarta joojiyaan maadaamaa maamulka uusan ogoleyn, balse dhalintii ay muran arrintaasi ka keeneen oo ay yiraahdeen “kubbadu xaaraan ma ahan, qur’aanka naga tusiya meesha dhahaysa kubad waa xaaraan, inaga wax xadgudub ah kuma jirno”



Doodaasi kadib ayay ciidamada Alshabaab xabad aan loo meel dayin ku fureen dhalinyaradii, illaa hadda waxaan xaqiijin karnaa dhimashada hal qof oo lagu magacaabo Bilbil Cumar Boobaaye oo la sheegey in uu ahaa hormuudka dhalinyarada isboortiga Afmadoow



Bilbil (waa naanees) oo aanan heynin magaciisa rasmiga ayaa ahaa tabobaraha koox shirkad isgaarsiin oo gobolka ka jirta (Hormuud) ay ka dhistey gobolka sanadii 2007 dii, wuxuuna ahaa hogaamiye dhalinyarada isboortiga ee degmada Afmadoow.



Maamulka Alshabaab ee AFmadoow ayaa horey u xirey garoonkii ciyaaraha ee degmada, waxayna in badan sheegeen in ciyaaraha kubbada ay yihiin xaaraam oo aanan la ciyaari Karin.



Warbixin aan maanta galinkii hore faafiney ayaa sawir foolxun ka bixineysay nolosha magaalada Afmadoow oo ay dadkii degenaa ka qaxayaan xaalada nolol xumo oo ka taagan dartood.



Xaalada magaalada ayaa si weyn u kacsan iyadoo dadkii oo dhan ay muraara dilaacsanyihiin, waxaana loo dareerey duugta wiil, dhan kale maamulka oo gabi ahaanba lumiyey kalsoonida shacabka aya aku jiran digtoonaan xili laga cabsi qabo kacdoon shacab iyo gadood ka dhasha dhacdadani foosha xun.



KismaayoNews.com

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Wed Dec 15, 2010 4:02 pm
by Shift
I dont trust kismaayonews anymore,ever since madoobe was shown the door they havent been the same :lol:

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Wed Dec 15, 2010 4:13 pm
by EEGA9
Kismaayonews has always been Itixaad/Ras kambooni(Ibrahim Dheere/Turki) but they stopped supporting Shabab/Islamists after Kambooni fractured :lol:
There usually Ok with there sources.Al-Shabab transported all Absame Shabab out of Afmadow in the last week and replaced them with others from different regions which is a smart military move as Ciidamada Degaanks and Ras kamboni remnants are still based in Jubbada Hoose and the Jubba Goverment is sending shivers down Shababs spine.These new troops who are unfamiliar with the locals with there Shabab chip are capable of this henious act and there wil hugel ramifications for Shabab, this is the region that was once the backbone of Shabab and sheltered them when they were most vulnerable but there slowly turning them into there number one enemies and certainly the final blow will come soon.

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Thu Dec 16, 2010 9:41 pm
by Shift
Umada alle ha kala badbadiyo.amiin

what ever happened to gandhi?

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Thu Dec 16, 2010 10:45 pm
by EEGA9
Gandi is a politician not a QabQable, dont worry :up:

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Thu Dec 16, 2010 11:41 pm
by Shift
Well a politician needs to make things happen,not rod in a hotel.
Waan ogahay waxaad is leedahay ninkan wuu fogaaday,lakiin waxaad ogataa ilaa aan thick skin yeelano waxi ina quseeyana laga wada hadlo inagoo wax walba enaan jecleesan taboo ka dhigin meel gaari meyno.waa wax loo baahan yahay inaan suaalno wax kaste eenan iska daba dhigan :up:

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Thu Dec 16, 2010 11:52 pm
by EEGA9
Gandi is far from Hotels and that TFG lifestyle sxb, in time we shall all see.

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Fri Dec 17, 2010 12:04 am
by Shift
Insha allah we will see,lakiin absame wuu ka daalay in wiilal dabka lagu shubo kadibna hotelada nairobi iyo gaariso la fariisto,boqol jeer baan soo marnay waxaas.

Ninki nin taagersan lugo kuma taagna,madoobe ragbaa taagersanaa kuna dhaaranyey..maanta zenawi buu la fadhiyaa,ina dheere ragbaa ku dhaartay naftoodina u huray..maanta zenawi buu la fadhiyaa.Walaahi nin dambaan absame ahaan ku taageerin.

Re: Afmadow:Al-Shabaab shoot dead several youth

Posted: Fri Dec 17, 2010 3:58 am
by The_Patriot
Shift wrote:Insha allah we will see,lakiin absame wuu ka daalay in wiilal dabka lagu shubo kadibna hotelada nairobi iyo gaariso la fariisto,boqol jeer baan soo marnay waxaas.

Ninki nin taagersan lugo kuma taagna,madoobe ragbaa taagersanaa kuna dhaaranyey..maanta zenawi buu la fadhiyaa,ina dheere ragbaa ku dhaartay naftoodina u huray..maanta zenawi buu la fadhiyaa.Walaahi nin dambaan absame ahaan ku taageerin.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Intey shekadhu ficnaaneyso CWXO iska tageersano :up: 8-)
Anigu nin shisheyo oo meshu kaso dacey lagaraneenin matagerayo lakin wa iney tolks mucarad noqonon.
Dalinyarata wa iska badhow lakin hadhii lagu kacow fitna ba dalan. :down:

Wa in sidhi hawiyaha sameyen lasameya..yacni Shib laiska noqda ;)