Page 1 of 2

President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth Billi

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:19 pm
by LiQaaye_TDH
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Ahmed Mohamed Mahammoud Silanyo, ayaa la filayaa in uu booqasho rasmi ah ku tago dalka Shiinaha horaanta sanadka cusub ee fooda inagu soo haya.

Booqashada uu madaxweynuhu ugu kiciyimayo dalka China, ayaa ka danbaysay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalka Shiinaha,ka dib markii wafti balaadhan oo ka kooban 14 xubnood oo ka socda dawladda Shiinuhu ay booqasho rasmi ah ku yimaadeen horaantii sanadkan aynu ku jirno caasimadda dalka ee Hargeisa, si ay sahamin ugu sameeyaan maalgalin dhaqaale oo dalka Shiinuhu uu ku sameeyo Jamhuuriyadda Somaliland.

Mr. Qi, oo ka mid ahaa xubnaha waftiga Shiinaha ah ee dalka yimi xilligaa ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in ay aad uga mafsuudeen soo dhawayntii ay dawladda iyo shacabka JSL, ku qaabileen iyo daganaanshaha iyo xasiloonida ka jirta dalk, taas oo sababtay in dawladda Shiinuhu ay qorshaynayso in ay maalgalin dhinacyo badan leh ku samayso meelo badan oo ka mid ah Somaliland, waxaanay ku amaanay horumarka balaadhan ee ay Somaliland ku talaabsatay iyada oo aan beesha caalamka ka helin wac caawimo ah haba yaraatee.

Kambaniga weyn ee caanka ah ee ay maamusho dawladda Shiinuhu ee lagu magacaabo China National Offshore Oil Corporation (CNOOC), ayaa lagu soo waramayaa in uu aad u danaynayo sidii uu maalgalin sahamin ah ugu samayn lahaa baadhitaanka khayraadka saliida dabiiciga ah ee ku jirta dhulka Somland, iyada oo isla Kambanigani uu hore ula galay Dawladdihii ku meel gaadhka ahaa ee ka jiray Dalka Somalia siiba tii Cabdilaahi Yuusuf sanadkii 2007-dii, heshiisyo qaybo badan oo ka mid ah dalka Somaliya uu kaga baadhayo saliid siiba deegaano ka tirsan gobalka Mudug, oo Shan Boqol oo km dhinaca waqooyi bari ka xiga magaaladda Mogadishu.

Warkan oo aanu ka soo xiganay SomalilandGlobe, ayaa sheegay wakhti xaadirkan in ay dawladda Shiinaha ay u muuqatay suurta galnimadda hubaasha ah in dhulka JSL, uu hodan ku yahay khayraadka dabiiciga ah ee Saliida, taas oo soo dadajinaysa in uu dhakhso uga bilaabo sahamin iyo maalgalin degdeg ah, qorshayaashan oo qayb ka ah maalgalinta uu dalka Shiinuhu ka wado Qaaradda Afrika.

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:24 pm
by Keyse_0208
Liqaaye anigu i never believe in all these articles and propaganda, untill i see the people on the ground digging thats when i'll be convinced, laakiin in the mean while sidii Painkmonkey ha inugu noqon, Oil baaa la helayeeeeeeeeeeeey, Diyaaradaa nala siiyeeeeeey $500 million ayaaaanu heysanaayeeeeeey :lol:

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:27 pm
by LiQaaye_TDH
Keyse_0208 wrote:Liqaaye anigu i never believe in all these articles and propaganda, untill i see the people on the ground digging thats when i'll be convinced, laakiin in the mean while sidii Painkmonkey ha inugu noqon, Oil baaa la helayeeeeeeeeeeeey, Diyaaradaa nala siiyeeeeeey $500 million ayaaaanu heysanaayeeeeeey :lol:
Sxb... Paidmonk iyo waxaasi mala yacni deals, that anyone can get including us..... This so much more, the Oil fields near Berbera and the Guban area will be digged soon, and the Billions are on our way Ching ching ching baby8-) 8-) 8-) 8-)

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:29 pm
by AsadSL
Oil in the berbera area?

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:32 pm
by KyrieJama
LiQaaye_TDH wrote:
Keyse_0208 wrote:Liqaaye anigu i never believe in all these articles and propaganda, untill i see the people on the ground digging thats when i'll be convinced, laakiin in the mean while sidii Painkmonkey ha inugu noqon, Oil baaa la helayeeeeeeeeeeeey, Diyaaradaa nala siiyeeeeeey $500 million ayaaaanu heysanaayeeeeeey :lol:
Sxb... Paidmonk iyo waxaasi mala yacni deals, that anyone can get including us..... This so much more, the Oil fields near Berbera and the Guban area will be digged soon, and the Billions are on our way Ching ching ching baby8-) 8-) 8-) 8-)
Where is Guban?

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:40 pm
by LiQaaye_TDH
Berbera yep.. West of Berbera near Bulaxaar and also the Guban area wich is East Of Berbera !!!!

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:41 pm
by Cumar-Labasuul
garad13 wrote:
LiQaaye_TDH wrote:
Keyse_0208 wrote:Liqaaye anigu i never believe in all these articles and propaganda, untill i see the people on the ground digging thats when i'll be convinced, laakiin in the mean while sidii Painkmonkey ha inugu noqon, Oil baaa la helayeeeeeeeeeeeey, Diyaaradaa nala siiyeeeeeey $500 million ayaaaanu heysanaayeeeeeey :lol:
Sxb... Paidmonk iyo waxaasi mala yacni deals, that anyone can get including us..... This so much more, the Oil fields near Berbera and the Guban area will be digged soon, and the Billions are on our way Ching ching ching baby8-) 8-) 8-) 8-)
Where is Guban?
The yellow part
Image

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 5:44 pm
by AsadSL
I hope there is oil and they begin to drill asap. There are other areas in the country where there are oil too.

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 6:00 pm
by Oxidant
Ok, Let's get serious, it's not worth billions. That is an outrageous and unfounded figure,

No proven Oil reserves, no proven gas sites or Oil seeps, yet they claiming a multi billion dollar deal withh China :lol:

Waryaa, Come on son

However, that said, it's about time Somaliland joined the natural resource game

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 6:15 pm
by KyrieJama
The sool region has the most oil in Somaliland that is well known :up:

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 6:21 pm
by Siciid85
Oxidant. There is actually a proven oil seeps in Western Togdheer(Oodweyne -Gudubi). And before the civil war the siad bare government wanted to dig out oil resources in that area.




Oil Seeps in Oodweyne(Gudubi).


Image


Image

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 6:25 pm
by malakumod
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 6:26 pm
by Cali_Gaab
Siciid, i think thhose are just land rover tracks :lol:

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 6:29 pm
by Keyse_0208
in somaliland we dont even need expensive machinery for digging..

all you need is large malqaacad :lol: :lol: :up: No long thing

Image

Re: President Silaanyo To Sign a Oil Deal With China Worth B

Posted: Wed Dec 15, 2010 6:31 pm
by Cali_Gaab
Keyse_0208 wrote:in somaliland we dont even need expensive machinery for digging..

all you need is large malqaacad :lol: :lol: :up: No long thing

Image
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: