Degmada Carmo:Shir Nabadeed Reer Yuusuf iyo Cisman Maxamoud

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Degmada Carmo:Shir Nabadeed Reer Yuusuf iyo Cisman Maxamoud

Post by muftaax »

Degmada Carmo oo Marti Galinaysa Shir Nabadeed oo u Dhaxeeya Beelaha Reer Yuusuf (Dubays) iyo Cismaan Maxamuud (Majeerteen)
Posted by Lee Heelo on December 12, 2010 in Warar | 2 Comments
Gudiga nabadaynta oo ka kooban qaar kamid ah odayaasha ugu muga iyo miizaanka weyn beelaha Harti ayaa shaaciyey in dhawaan uu shir dhex-dhexaadin ah ka furmi doona degmada Carmo ee gobolka Bari. Abaabulka shirarkani ayaa bilaabmay kadib markii xiisado colaadeed ay ka bilaabmeen qaybo kamid ahi gobolada Bari, Karkaar iyo Haylaan.

Caaqil Cabdi Yuusuf oo ah Caaqilka guud ee Galbeedka Bari kana-mid ah duubabka beesha reer Yuusuf ee Dubeys ayaa warbaahinta dhahar-online uga warbixiyey meelaha ay marayaan wada-hadalada nabadeed oo dhawaanahaanba socday. Caaqilka ayaa sheegayin la’isku afgartay in shir nabadeed uu ka qabsooma degmada Carmo ee gobolka Bari.

Dhawaan ayaa waxay kala gaareen gobolada Karkaar iyo Haylaan wafdi kasoo ambabaxay gobolka Bari oo ay hogaaminayeen Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin. Wafdiga ayaa waxay kulama la qaateen beelaha ay dirirta colaadeed kasoo cusboonaatay, waxaana lagu qanciyey labada beelood in dhanka nabada iyo wanaaga wax lagu dhameeyo.

Shirkani waxaa aad usoo dhaweeyey shacabka ku abtirsada beelaha walaalaha ay dirirtu dhexmartay ee dal iyo dibadba.

Dhahar-online
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Degmada Carmo:Shir Nabadeed Reer Yuusuf iyo Cisman Maxam

Post by FBISOMALIA »

Reer Yuusuf (Dubays) iyo Cismaan Maxamuud (Majeerteen)
you mean reer yuusuf (warsingalee)

any way its good for the sub clans to talk in peace but I want the head of the old wasiir of siiland to held trail in puntland for what he talking about agains puntland :ugeek:
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Re: Degmada Carmo:Shir Nabadeed Reer Yuusuf iyo Cisman Maxam

Post by muftaax »

Reer Yusuf- Warsangeli is a subclan of Cumar and NOT DUBAYS. This was a shiir between Reer Yusuf-Dubays, Warsangeli and Ciisman Maxamoud.
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Degmada Carmo:Shir Nabadeed Reer Yuusuf iyo Cisman Maxam

Post by Monk-of-Mogadishu »

This Cawrmale is confusing himself.
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Re: Degmada Carmo:Shir Nabadeed Reer Yuusuf iyo Cisman Maxam

Post by muftaax »

Monk-of-Mogadishu wrote:This Cawrmale is confusing himself.

Cawrmaale is a sub clan of Ciisman Ibrahim :)

Dubays is bigger than Ciisman Maxamoud :?

Reer Yusuf-Cumar is the size of Cali Salabeen and live near Iidoors :idea:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Degmada Carmo:Shir Nabadeed Reer Yuusuf iyo Cisman Maxam

Post by FBISOMALIA »

muftaax wrote:
Monk-of-Mogadishu wrote:This Cawrmale is confusing himself.
Reer Yusuf-Cumar is the size of Cali Salabeen
sub clan same size of cali salebaan :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”