ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTATIVE
Moderator: Moderators
ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTATIVE
Jaaliyada SSC ee wadanka maraykanka oo u sheegtay wasaarada arimaha dabeda ee maraykanka in waqooyiga somalia ay degan yihiin 5 qabiil oo hal qabiil oo ka midi uu rabo inuu somaliya kala gooyo.....
halkan ka akhri sawiradana daawo: http://boocame.com/?p=7536
halkan ka akhri sawiradana daawo: http://boocame.com/?p=7536
Last edited by JeyR on Thu Dec 16, 2010 11:15 am, edited 1 time in total.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
JeyR wrote:Jaaliyada SSC ee wadanka maraykanka oo u sheegtay wasaarada arimaha dabeda ee maraykanka in waqooyiga somalia ay degan yihiin 5 qabiil oo hal qabiil oo ka midi uu rabo inuu somaliya kala gooyo.....
halkan ka akhri sawiradana daawo: http://boocame.com/?p=7536
All been badana dadkani...waar waxay kala hadlayeen sidi qoysas badan oo jooga deegaankoga loogu keeni lahaa isxambaar loogu keeni lahaa...
kulaha 5qabil ba mesha degan hal qabil ba somaliya ka goynaya....war maskaxkale la kaalaya.

Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
MR. Alfaas...lool isxambaar....hahah that is funny... runtii waxay kala hadleen arimaha SSC iyo riwaayada dadkii waqooyi galbeed jilayaan ee ay sheeganayaan dawlad..... wuxuuna balan qaaday inuu la shaqayn doono maamulka iyo shacabka SSC...
Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
sheeko xun!Mr_Alfaas wrote:JeyR wrote:Jaaliyada SSC ee wadanka maraykanka oo u sheegtay wasaarada arimaha dabeda ee maraykanka in waqooyiga somalia ay degan yihiin 5 qabiil oo hal qabiil oo ka midi uu rabo inuu somaliya kala gooyo.....
halkan ka akhri sawiradana daawo: http://boocame.com/?p=7536
All been badana dadkani...waar waxay kala hadlayeen sidi qoysas badan oo jooga deegaankoga loogu keeni lahaa isxambaar loogu keeni lahaa...
kulaha 5qabil ba mesha degan hal qabil ba somaliya ka goynaya....war maskaxkale la kaalaya.
- AbrahamXirsi
- Posts: 136
- Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm
Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
Mr_Alfaas wrote:JeyR wrote:Jaaliyada SSC ee wadanka maraykanka oo u sheegtay wasaarada arimaha dabeda ee maraykanka in waqooyiga somalia ay degan yihiin 5 qabiil oo hal qabiil oo ka midi uu rabo inuu somaliya kala gooyo.....
halkan ka akhri sawiradana daawo: http://boocame.com/?p=7536
All been badana dadkani...waar waxay kala hadlayeen sidi qoysas badan oo jooga deegaankoga loogu keeni lahaa isxambaar loogu keeni lahaa...
kulaha 5qabil ba mesha degan hal qabil ba somaliya ka goynaya....war maskaxkale la kaalaya.

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
horta maraykanku maka war haya urur la yidhaahdo SSC inu jiro.JeyR wrote:MR. Alfaas...lool isxambaar....hahah that is funny... runtii waxay kala hadleen arimaha SSC iyo riwaayada dadkii waqooyi galbeed jilayaan ee ay sheeganayaan dawlad..... wuxuuna balan qaaday inuu la shaqayn doono maamulka iyo shacabka SSC...


Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
Mr_Alfaas wrote:horta maraykanku maka war haya urur la yidhaahdo SSC inu jiro.JeyR wrote:MR. Alfaas...lool isxambaar....hahah that is funny... runtii waxay kala hadleen arimaha SSC iyo riwaayada dadkii waqooyi galbeed jilayaan ee ay sheeganayaan dawlad..... wuxuuna balan qaaday inuu la shaqayn doono maamulka iyo shacabka SSC........
war waad hurudaa kaanagn wareersani dee, Maraykanku wuu ka warhayaa wax walba oo somalia ka jira, SSC dadkeeda ugu badanina waxay degan yihiin USA, Masuulkani uma yimaadeen hadii aanu ogayn waxa SSC tahay....
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
jeyr why do u post such shittt here hadaanad aaminsayn somaliland
Re: ARIMAHA DEBADA MARAYKANKA OO LA KULANTAY SSC REPRESENTAT
Timo_Case wrote:jeyr why do u post such shittt here hadaanad aaminsayn somaliland
to piss you off fool... . keep burco and hargaisa as a somaliland not our land SSC all the way....
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 194 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 17 Replies
- 969 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 323 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 1 Replies
- 296 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 9 Replies
- 641 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 0 Replies
- 182 Views
-
Last post by Hydra
-
- 0 Replies
- 733 Views
-
Last post by A.A.GULLEID
-
- 2 Replies
- 690 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 26 Replies
- 1454 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 1 Replies
- 417 Views
-
Last post by C O S T A